Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Dowladda Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay la dagaallanka Musuqa

MUQDISHO (SMN) -  Wasiirka Cadaaladda iyo dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Macallim Maxamuud ayaa sheegay in qorshaha la dagaallanka musuq maasuqa ee dowladdu uu marayo meel wanaagsan.   Wasiirka ayaa sheegay in guddiga la dagaallanka musuqa uu yahay mid dastuuri ah dhismahiisuna uu haatan socdo, lana hor geeyn doonno golaha Wasiirrada iyo Baarlamaanka si loo meel mariyo. Sidoo kale wuxuu intaasi...

Jubbaland oo ka hortimid in dalka laga saaro ciidamada howlgalka ATMIS

KISMAAYO (SMN) - Dowlqd goboleedka Jubaland ayaa walaac xooggan leh ka muujisay qorshaha  bixitaanka ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS, kuwaas haatan bilaabay inay wareejiyaan qaar kamid ah xeryaha ay ku sugnaayeen. Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan oo wareysi siiyay VOA ayaa ka horyimid qorshaha ciidamada ATMIS looga saarayo gudaha dalka, maadaama la filayo in dhammaadka sanadka...

SSC-Khaatuma oo dalab culus u dirtay dowladda Soomaaliya

LAASCAANOOD (SMN) - Garaad Jaamac Garaad Cali, oo ka mid ah madax dhaqameedka deegaannada SSC, ayaa sheegay in dadka deegaannadaas lagu qasbay colaadda halkaa ka jirta muddaba ee kala dhaxeysa Jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland.   Wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya ay saarantahay mas’uuliyadda la xiriirta tillaabo ka qaadista arrimahaan. Garaad Jaamac ayaa sidoo kale sheegay in dowladda...

Somali army fully takes over military bases left by AU troops – ministry

MOGADISHU, Somalia - The Ministry of Defense of Somalia said that the SNA took over the responsibility of the military bases that have been vacated by ATMIS soldiers.   In a statement, the ministry said that the government troops are now in full control of six  Forward Operating Bases (FOBs). Marka Ayoub base was closed, and will not work again. The...

Al-Shabaab attacks Geriley base after AU troops pullout

GERILEY, Somalia - A fierce battle took place last night in the Geriley area of ​​Gedo region, between the Jubbaland Darwish forces and Al-Shabaab, local residents said.   The fighting came after Al-Shabaab fighters launched attack on the Geriley base, which was one of the bases recently handed over to Jubaland Darwish troops by ATMIS forces. The latest reports say that...

Kenya’s interior minister visits border areas for talks over Al-Shabaab attacks

NAIROBI, Kenya - Interior Cabinet Secretary Kithure Kindiki Tuesday embarked on a tour of the northern counties for talks with local security and intelligence committees, leaders and residents on how to defeat terrorism.   He will visit Wajir, Mandera, and Garissa counties amid increased attacks. He vowed to defeat al Shabaab activities in the area. “The government shall defeat al Shabaab and all violent...

Garad Jama urges FGS to clarify its position on SSC plight

LAS ANOD, Somalia - Garad Jama Garad Ali, a member of the SSC-Khatuma executive board, accused the federal government of Somalia of not being ready to clarify its position on the plight of the people of SSC.   He said that the federal government is acting as a mediator between both sides and apologizes to both parties and also...

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay gobolka Gedo

Garbahaarey (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeyay Al-Shabaab iyo ciidamada Jubbaland oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobolka Gedo.   Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa sidoo kale ka qayb qaatay ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan gobolkaasi, sida ay innoo sheegeen ilo wareedyo xilkas ah. Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu yimid, kadib markii Al-Shabaab...

Taliyaha ciidanka dhulka oo booqday dugsiga tababarka ciidamada TurkiSom

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha ciidanka dhulka XDS Gen. Axmed Aadan Cali ayaa kormeer shaqo ku tagay dugsiga Tababarka ciidamada TurkiSom & Taliska Guutada 18-aad Kumandooska Gorgor ee magaalada Muqdisho. Dugsiga tababarka ee Turkisom ayaa tababar uga socdo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka. Taliyaha ayaa kulamo kala duwan laqaatay Saraakiisha ku sugan xarumaha uu tagay, isaga oo ka dhageystay warbixino ku...

Al-Shabaab oo la sheegay inay bedashay qaabkii ay usoo weerari jirtay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Mahad Wehliye Raan oo ah falanqeeye amni, isla-markaana wareysi siiyay Idaacadda Shabelle  ayaa ka hadlay xaaladda magaalada Muqdisho. Mahad ayaa sheegay in markii la kordhiyay baraha koontatool ee ku yaalla caasimadda, sidoo kalena la  xoojiyay ciidamada ammaanka ay saameyn ku yeelatay Al-Shabaab, isla-markaana ay culeys kala kulmeen qorshaha ay la timid dowladda Soomaaliya. Sidoo kale waxa uu tilmaamay...

WARAR KALE

South West State leader, Somalia disaster agency chief discuss drought crisis and flood risks

MOGADISHU – The leader of Somalia’s South West State, Sheikh Adan Mohamed Nur, widely known as Laftagareen, held talks in Mogadishu on Friday with...

Somali PM launches 2026 national exams, says education remains key government priority

MOGADISHU – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Saturday officially launched the 2026 national secondary school examinations, reaffirming his government's commitment to education as...

Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Xiisadda Ka Taagan El-Obeid ee Suudaan

New York / Khartoum – Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Suudaan, Pekka Haavisto, ayaa ugu baaqay ciidamada gurmadka degdegga ah ee...