Duqa Muqdisho oo ku baxay xiisadda ka jirta Qubuuraha Macallin Nuur
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta booqday Qubuuraha Macalin Nuur ee Deegaanka Garasbaaley (Taree Disho) si uu ugu jawaabo cabasho ka timid qaar ka mid ah Bulshada Caasimadda.
Duqa Caasimadda oo ay wehliyeen Agaasimaha Waaxda Dhulka, Agaasimaha Xafiiska Duqa, Afhayeenka Gobolka Banaadir iyo Maamulka Deegaanka Garasbaaley ayaa waxa uu...
SNA, Jubaland troops attack Al-Shabaab near Kenya border
KISMAYO, Somalia - Somali troops launched an attack against Al-Shabaab base in Jubaland state as the region prepares for an all-out offensive to wipe out the militants.
The operation was carried out by the joint forces in a place where it was said that Al-Shabaab fighters were gathering in the vicinity of the airport of Dhoobley district.
There was a...
UN, AU hail Burundi soldiers for securing Somalia
MOGADISHU, Somalia - The African Union and United Nations envoys in Somalia have lauded Burundi peacekeepers for their sterling stabilization efforts in Somalia.
Mohammed El-Amine Souef, the special representative of the Chairperson of the AU Commission for Somalia and head of the AU Transition Mission in Somalia (ATMIS), and Anita Kiki Gbeho, the UN Secretary-General's Deputy Special Representative for United...
Wararkii ugu dambeeyay dadaallada ka socda magaalada Garoowe
GAROOWE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya Puntland ayaa sheegaya in haatan Garoowe ay ka socdaan dadaallo xal loogu raadinayo xiisadda ka taagan maamulkaasi.
Wufuud kala duwan oo isugu jirto odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyiin ayaa saacadihii ugu dambeeyay gaaray xarunta gobolka Nugaal, halkaas oo lagu soo dhoweeyay.
Xubnahaasi waxaa kamid ah Islaan Bashiir Islaan Cabdille, ra'iisul wasaarayaashii hore ee dalka Cumar...
Wasiir Roobow oo amray in si degdeg ah loo soo celiyo xujeeyda Soomaaliyeed
RIYAD (SMN) - Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa faah faahin ka bixiyay howlaha xujeyda Soomaaliyeed ee Acmaasha xajka soo dhameeysaty,iyo adegyadii ay dowladda u qabatay xujeeyda muddada ay ku jireen gudashada waajibaadka xadka.
Wasiirka ayaa sheegay in ay dhinteen Afar xaaji oo ay laba dumar ay tahay,sidoo kale waxa u sheegay in la’layahy...
Caqabad horleh oo soo wajahday dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Hay’ad fadhigeedu yahay Mareykanka oo ka shaqeysa arrimaha caaladaha iyo aruurinta xogta isku dhacyada ayaa sheegtay in Is-qab-qabsiga siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya uu wiiqayo dagaalka ay dowladda Soomaaliya kula jirtay Al-Shabaab dhowrkii bilood ee la soo dhaafay.
Warbixinta hay’adda ACLED ayaa lagu sheegay in Duulaanka wajigiisii labaad oo la qorsheeyay dhawaan inuu ka bilowdo gobollada koonfureed...
Ciidanka DF iyo kuwa Jubbaland oo weerar ku qaaday Al-Shabaab
DHOOBLEY (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo ay xalay ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ay ka sameeyeen duleedka degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose.
Ciidamada ayaa si gaar ah u weeraray goob ay ku sugnaayeen Al-Shabaab, waxaana halkaas ka dhacay dagaal toos ah, sida ay Shabelle u sheegeen ilo dadka deegaanka ah.
Goobta ay...
In ka badan 20 qof oo laga soo bad-baadiyay xeebaha maamulka Puntland
BOOSAASO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay dooni ay la socdeen 23 Soomaali ah laga soo bad-baadiyay xeebaha gobolkaasi, kadib cilad ku timid.
Doontan oo kasoo sharaacatay dekedda Mukala ee dalka Yemen ayaa ku degtay meel 60 KM u jirta dekedda magaalada Boosaaso, balse gurmad deg deg ah oo la soo sameeyay...
CDF Gen Ogolla holds talks with KDF troops in Somalia
KISMAYO, Somalia - The Chief of Defence Forces Gen Francis Ogolla at the weekend visited Kenyan troops in Somalia as part of a morale boost ahead of a major planned operation against the al Shabaab terror group.
He also held talks with Jubbaland leader Ahmed Madobe, which officials said was to ensure the planned operation on the terror group succeeds.
Al Shabaab's...
Somali, Uganda defense ministers preside over pass-out parade for soldiers
KAMPALA, Uganda - The Minister of Defense of Somalia, Abdulkadir Mohamed Noor, together with his Ugandan counterpart, Vincent Bamulangaki presided over the commissioning parade for the new graduate SNA cadets at the military academy in Uganda.
The graduates were being commissioned after undergoing months of training program that involved combat missions and tactics that are vital for the counter-terrorism...












