Warbixin: Xuska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May

Dal kasta waxa uu ku faano ama saacida horumarkiisa  waa  dhallinyarada oo aan looga maarmin difaaca ama ilaalinta dadka iyo dalka,kuwaas oo haddii la waayo waxqabadkooda keeni karta gaabis ama dib u dhac kale oo  ku yimaada dhanka ilbaxnimada, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada. Inkastoo dagaallo gumeysi diid ah ay dhaceen qarnigii 15-aad iyo horraantii...

Madaxweynaha dalka Jabuuti oo maanta la caleemo-saarayo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta markii shanaad loo caleemo-saarayaa xilka madaxweynaha, kaddib markii uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ee bishii hore ka dhacay dalkaas. Ilo wareedyo ku sugan halka ay ka dhaceyso xafladda caleemo-saarka madaxweyne Geelle ayaa soo sheegaya inay ka soo qeybgalayaan xafladdan marti sharaf ay ka mid yihiin Ra'isul...

Ra’iisul wasaare Rooble oo hambalyo u diray dhalinyarada Soomaaliyeed

Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo ku aadan maalinta 15-ka May u diray dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed. Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ku amaanay doorkooda ku aadan qeybaha kala duwan ee nolosha iyo sidoo kale difaaca dalka. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in dhalinyaradu ay laf...

Madaxweyne Qoor Qoor oo kulamo ka bilaabay magaalada Gaalkacyo

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor-qoor iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa gelinkii dambe ee shalay gaaray magaalada Gaalkacayo ee Gobolka Mudug, isaga oo kulamo ka bilaabay halkaasi Wafdiga Madaxweynaha oo kasoo Ambabaxay Magaalada Dhuusamareeb waxaa Afaafka hore ee Magaalada Gaalkacyo kusoo dhaweyay Taliye ku Xigeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Cismaan Cabdulahi Maxamed (kaniif)...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo oo u amba baxay Jabuuti

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Jabuuti oo uu uga qayb galayo caleemo-saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo markale dib loo doortay. Ra’iisul Wasaare Rooble waxaa wafdigiisa garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ku sii sagootiyay xubno ka tirsan...

XF oo ka war ka soo saartay mashruuca xakameynta fatahaaddaha dalka

Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay eedeyn uga timid maamulka Hirshabeelle oo ay sheegeen in ay xayirtay lacago loogu tala galay in wax looga qabto Fatahaada wabiga Shabeelle. War kasoo baxay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa sidaan u qornaa: Wasaaradda Maaliyadda ee DFS, markay aragtay war saxaafadeedka ka soo baxay Guddiga...

Madaxweyne Qoor-qoor iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray Cadaado

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed cabdi kaariye ‘Qoor qor’ iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa manta safar dhulka ah ku tagay Magaalada Cadaado ee Gobolka Gaalgaduud. Wafdigaasi waxaa halkaasi ku soo dhoweeyay maamulka degmada odoyaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bushada. Madaxweynaha ayaa ku wajahan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Itoobiya oo heshiis cusub ku saxiixday Muqdisho

1. Kadib wada-hadal laba geesood ah oo dhex maray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka...

Defense chiefs of staff of Ethiopia, Somalia agree on force disposition of ENDF in...

Addis Ababa, February 22, 2025 (FMC) — Military chiefs of Ethiopia and Somalia have agreed to develop a Status of Force Agreement (SOFA) for...

Top Ethiopian Military and Intelligence Chiefs Pay Secret Visit to Mogadishu, Somalia

MOGADISHU - In a discreet visit, the Chief of Staff of the Ethiopian Armed Forces, General Berhanu Jula, and the Head of the...