UN says Somalia faces a `dire hunger emergency’ but aid has been cut over lack of funding
UNITED NATIONS — Somalia’s “dire hunger emergency” is spiraling upward with one-third of the population expected to face crisis or worse levels of food needs, but the U.N. has been forced to drastically cut food assistance because of a lack of funding, the head of the World Food Program said Thursday.
Cindy McCain told the U.N. Security Council the latest...
Sawirro: Taliyaha hoggaanka CID-da Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Kenya
NAIROBI (SMN) - Taliyaha Hoggaanka Baarista Dembiyada (CID) Somaaliya, Col. Maxamed Cabdiwahab Shikh Maxamed (Anwar) oo booqasho shaqo u jooga Dalka Kenya, ayaa la Kulmiye dhigiisa Dalka Kenya. Mohamed Amin.
Labada Taliye Hoggaan ayaa iskawareystay Xaaladaha Shaqo, Sidoo kale waxay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta iyo xiriirka Shaqo,
Waxay sidoo kale si gaar ah uga wadahadleen Siidii la...
Madaxweynaha Soomaaliya oo dalab culus u gudbiyay Golaha Ammaanka
NEW YORK (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa si faah faahsan uga hadlay xaaladda amniga dalka, waxa uuna u jeediyay codsi xooggan oo ku aaddan in ay dalka ka qaadaan cunaqabateynta hubka ee saarneyd tan iyo sannadkii 1992-dii.
“Waxaan garoowsannahay in Al-Shabaab oo laga adkaado ay u...
Officials at information ministry and presidency under probe for corruption
MOGADISHU, Somalia - The Office of the Attorney General of Somalia submitted the charges against two officials of the Ministry of Information and an officer of the presidential guard to the Banadir regional court.
The AG accused these individuals of stealing public property. The prosecution asked the court to postpone the hearing of the case, to start the trial of...
Puntland cabinet warns destabilization in Garowe after clashes
GAROWE, Somalia - Puntland government has announced that it will sit down with the rival opposition sides to seek an end to the standoff situation in Garowe.
During today's meeting, Puntland Cabinet Ministers on Thursday said that the government has been making efforts in the last few days to end the current crisis peacefully.
"Puntland government is ready for peace...
Wasaaradda Amniga XFS oo digniin kasoo saartay hubka sharci darrada ah
MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa awaamiir adag kasoo saartay hubka sharci darrada ah ee aan ka diiwaan gashaneyn wasaaradda.
War kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu yiri;
“Muwaadinka xushmadda iyo qaddarinta mudanoow sharcigu kuuma ogolaanayo inaad hub/rasaas ku heysato, hoygaaga, xafiiskaaga shaqada, goobtaada ganacsi ama gaadiidkaaga dhexdiisa.
Sidoo kale sharcigu kuuma ogolaanayo ka ganacsiga, soo dejinta iyo dhoofinta...
Sawirro: Golaha Wasiirada Puntland oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Garoowe
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-gurdoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo looga hadlay Amniga Caasimadda iyo guud ahaan Puntland, Arrimaha deegaanka iyo qodobo kale.
Golaha Wasiirada Maamulka Puntland wuxuu ka xunyahay oo cambaareynaya dhacdadii ka dhacday Garoowe 20-kii June 2023, Isagoo ka tacsiyeeyay dhammaan dadkii ku geeriyooday dhacdadaasi, waxaana uu Goluhu caafimaad degdeg...
Madaxweyne ku xigeenka HirShabelle oo kulamo ka wada Beledweyne + Sawirro
BELEDWEYNE (SMN) - Madaxweyne ku xigeenka HirShabelle, Mudane Yuusuf Dabageed oo haatan ku sugan Beledweyne ayaa kulan isugu yeeray saraakiisha ATMIS iyo kuwa Booliska ee magaaladaasi.
Kulankan ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ahaa guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Cabdullaahi Sufurow, ayada oo looga hadlay ammaanka magaalada Beledweyne.
Dabageed ayaa si gaar ah saraakiisha ATMIS iyo kuwa Booliska HirShabelle ugala hadlay inay...
Maxkamadda G/Banaadir oo la horgeeyay saraakiil loo haysto musuq-maasuq
MUQDISHO (SMN) - Xeer ilaalinta qaranka ayaa maanta Maxkamadda Gobolka Banaadir horgeysay illaa saddex sarkaal oo loo heysto xatooyo xoolo dadweyne.
Saraakiisha lasoo xiray ayaa laba ka mid ah waxay ka tirsan yihiin wasaaradda warfaafinta, halka sarkaalka kalena uu ka tirsan yahay ciidanka ilaalada madaxtooyada.
Xeer ilaaliyaha guu eed qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay kiiska loo haysto saddexda eedeysane ee...
Shir u dhexeeyo DF iyo Beesha Caalamka oo ka furmay Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta furay Kulan heerkiisu sarreeyo oo looga hadlayo xasilinta iyo soo kabashada deegaannadii laga xoreeyey Al-Shabaab.
Shirkan ayaa inta uu socdo lagu lafa-guri doonaa dardar-gelinta dadaallada ku saabsan xasillinta iyo dib-u-xoreynta goobaha ay wali ku sugan yihiin Al-Shabaab iyo sidii loo midayn lahaa taageerada...












