Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Four killed in north east Kenya after vehicle runs over explosive

NAIROBI - Four police officers were killed when their vehicle overran an improvised explosive in northeast Kenya that police suspect members of al Qaeda-linked al Shabaab laid on a road. The incident happened late on Tuesday when the vehicle was escorting a convoy of buses between the towns of Banisa and Mandera, prompting another security team from Banisa to respond. "Upon reaching...

Khasnada dowladda oo laga waayay lacag dhan 21 milyan oo doolar

MUQDISHO (SMN) - Xafiiska Hantidhawrka guud ee Qaranka ayaa ku wareejiyay Xafiiska Xeer- ilaaliyaha guud ee Qaranka Warbixin Baariseed Fatash ah (Forensic Audit Report) oo Xafiiska Hantidhawrku ku sameeyay Waaxda bixinta ruqsadda shaqada ee shaqaalaha shisheeyaha ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada (MOLSA Work permit department), Waaxda kordhinta dal ku joogga shisheeyaha ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (IND Visa...

Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar oo ka arrinsaday wadahadallada Somaliland

MUQDISHO (SMN) - Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa kullan muhiim ah la qaatay safiirka dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Mudane Dr. Abdolla Salem Alnuaimi.   Kulanka ayaan diiradda lagu saaray iskaashiga labada dal, iyo dardargalinta wada-hadallada DFS iyo Somaliland. Ergayga ayaa safiirka dowladda Qatar uga warbixiyay Mowqifka DFS iyo sida ay uga...

Al-Shabaab attacks military base in Somalia

BARDERE, Somalia - Reports reaching us in Bardhere district of Gedo region indicate that two suicide blasts and heavy gunfire were heard outside a military base.   The attack was targeted at the ADC camp in Bardhere district, and the reports add that armed men have entered and a face-to-face fight is currently going on. ''The attack that started with the...

Wararkii ugu dambeeyay qaraxyo iyo weerar toos ah oo ka dhacay Baardheere

BAARDHEERE (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ismiidaamin ahaa oo maanta lagu qaaday xero lagu tabbabaro ciidamada dib u xorreynta oo ku taalla degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.   Laba gaari oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lagu beegsaday Xerada ADC oo lagu tabbabaro dhallinyarada dooneysa in ay ka mid noqdaan Ciidanka Xoogga...

AU troops begin their exit from Somalia as mandate nears end

Mogadishu, Somalia – The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has started to drawdown in compliance with the United Nations Security Council Resolutions (UNSCR) 2628(22) and 2670(22) which mandates ATMIS to drawdown 2000 soldiers by the end of June 2023.   Supported by the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS), ATMIS, has handed over the first Forward Operating Base...

Int’l partners call for calm and restraint in Puntland

Mogadishu, Somalia – International partners said they are concerned about the violence in Garowe and its impact on civilians.   The partners call for the immediate de-escalation of tensions and a return to calm. ''We call on all political stakeholders to engage in dialogue as the only avenue to address and resolve differences,'' said the statement. The recent escalation risks jeopardizing the positive...

Qaraxyo xoogan oo maanta ka dhacay magaalada Baardheere

BAARDHEERE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in goordhow weerar culus lagu qaaday xero ciidan oo ku taalla degmada Baardheere ee gobolkaasi.   Weerarka ayaa ku billowday qaraxyo xoogan, waxaana kadib xigay dagaal toos ah oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo xubnaha Al-Shabaab ee weerarka qaaday. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Shabelle u sheegay in xaaladdu ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo baaq culus kasoo saaray dagaalka Garoowe

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ka tacsiyeeyey muwaadiniinta birmo-geydada ah ee ku nafwaayey dagaalka maanta ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad-goboleedka Puntland.   Madaxweynaha ayaa ku celiyey baaqiisa ku aaddanaa in la tixgeliyo rabitaanka dadwenaha, lagana fogaado in xalka lagu raadiyo qori iyo rasaas. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed aysan xamili karin colaad cusub oo laga...

Ra’iisul wasaare Xamza iyo Qoor Qoor oo u ambabaxay safar dibadeed

RIYAD (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay u ambabaxay waddanka Boqortooyada Sucuudi Carabiya, halkaas oo uu kusoo gudan doono waajibaadka Xajka.   Ra’iisul Wasaaraha waxaa ku wehliya gudashada Xajka Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Mudanayaal ka tirsan Goleyaasha Dowladda. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ummadda Soomaaliyeed Ilaahay uga baryay in dhibaatooyinka ragaadiyey dowladnimadooda uu ka dulqaado,...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...