Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay dhiggiisa dalka Sacuudiga

RIYAAD (SMN) - Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta magaalada Riyaad ee dalka Boqortooyadda Sucuudi Carabiya kula kulmay dhigiisa dalkaas Mudane Dr. Cabdullahi binu Maxamed bin Ibraahim Aala Sheekh.   Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo dhigiisa dalka Sucuudiga ayaa kawada hadlay xiriirka labada Baarlamaan ee Soomaaliya & Sacuudiga, iskaashiga iyo xiriirka soo...

Ciidamada amniga oo gacanta ku dhigay maandooriye iyo raggii waday + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliska ayaa xalay gacanta ku soo dhigay maandooriye lasoo gelinayay gudaha caasimada, kaas oo lagu waday jawaano loo soo ekeysiiyay kuwa dhuxusha lagu qaado.   Qoraal kasoo baxay taliska booliska gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu sheegay in sidoo kale ay ciidamadu qabteen raggii waday maandooriyaha oo ahaa Xashiis. Sidoo kale wuxuu...

Somali parliament speaker in Saudi Arabia for official visit

RIYADH, Saudi Arabia - The Speaker of the Parliament Sheikh Adan Madobe arrived in Riyadh, the capital of the Kingdom of Saudi Arabia on Saturday, his office said.   Upon arrival, he was welcomed at Riyadh Airport by the Head of the Saudi Parliament, the Secretary of the Somali Embassy in Saudi Arabia, and other Somali diplomats. "The speaker is on...

Two UPDF commanders arrested over Al-Shabaab attack on Bulo-Marer base

KAMPALA - The President of Uganda, Yoweri Museveni, has announced that two UPDF commanders have been arrested for failure to repel Al-Shabaab attack on Bulo-Marer.   Maj Oluka and Maj Obbo, the president said, ordered the soldiers to retreat from the base after it came under attack on May 26 by militants who blasted their way into the ground. "They have...

Ra’iisul wasaare Xamza oo la kulmay wasiir ka socda Jarmalka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru dowlaha Horumarinta iyo Iskaashiga Dhaqaalaha ee dalka Jarmalka, Jochwn Flasbarth, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal.   Ra'iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka go'an tahay xoojinta xiriirka kala dhaxeeya Jarmalka, isagoo uga mahad celiyey...

Sawirro: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo gaaray dalka Sacuudiga

RIYAAD (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Riyaad ee caasimada Boqortooyadda Sacuudi Carabiya.   Aadan Madoobe iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Riyaad ku soo dhaweeyay Madax ka socotay Baarlamaanka Sacuudiga, Sii-hayaha Safaarada Soomaaliya ee Sacuudiga iyo saraakiil ka tirsan safaarada. Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo booqasho...

Taliye ku xigeenkii ciidamada Somaliland oo isku dhiibay SSC-Khaatumo

LAASCAANOOD (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Sool ayaa sheegaya in maanta bariga magaalada Laascaanood lagu soo dhoweeyay taliye ku xigeenkiii ciidamada milatariga Somaliland, Sareeye Guuto Saleebaan Barre Geesood, kaas oo isku soo dhiibay SSC-Khaatumo.   Ninkan oo wata illaa 30 askari iyo gaadiid dagaal ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Laascaanood, halkaas oo ay ku qaabileen mas'uuliyiin iyo saraakiil deegaanka...

Seven dead, 5 hurt in tribal fighting in Somalia

GALKAYO (SMN) - At least seven people are reported to died and five others sustained wounds in fresh clan conflict in central Somalia, residents said.   The fighting between two tribal militias erupted on the outskirts of Afbarwaqo town, which is located in Mudug region on Sunday. It began after militia from Puntland side attacked rival clan fighters in a rural area, sparking...

Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigay waddo loogu magac-daray Cali Mahdi

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Degmada Cabdicasiis ee Magaalada Muqdisho ka dhagax-dhigay Waddo Laami ah oo loogu magac-daray Allaha u naxriisto Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed.   Wadadaan oo isku xerta Laamiga weyn ee Gaadiidka iyo Laamiga Liido, ayaa waxa ay dhex marta Suuq-yaraha Degmada Cabdicasiis.iyadoona munaasabadda dhagax-dhiga...

Somali president Hassan Sheikh attends Erdogan’s inauguration

ANKARA - Somali President Hassan Sheikh Mohamud attended the inauguration ceremony of Erdogan as the 12th Turkish President following his May 28 re-election win.   Mohamud was one of dozens of foreign dignitaries who attended Erdogan's inauguration ceremony at his vast presidential complex in Ankara on Saturday, June 3, 2023. President Hassan Sheikh congratulated Erdogan on his victory in the country's...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...