Uganda lost 54 soldiers during recent al-Shabaab attack in Somalia
KAMPALA, Uganda - President Yoweri Museveni said Saturday that Uganda lost 54 soldiers, including a commander, when al-Shabaab militants attacked a Ugandan peacekeeping force's base in Somalia -- the first time the country has acknowledged a figure for soldiers killed by the terror group.
“Our soldiers demonstrated remarkable resilience and reorganized themselves, resulting in the recapture of the base. We...
Faahfaahino ka soo baxaya dagaal beeleed ka dhacay gobolka Mudug
GAALKACYO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka deegaanka Afbarwaaqo ee gobolka Mudug.
Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa u dhexeeyay laba maleeshiyo beeleed oo ka soo kala jeeda maamullada Glamudug iyo Puntland, sida ay inoo sheegeen ilo deegaanka ah.
Wuxuu dagaalka yimid, kadib markii ay weerar soo...
Sawirro: Maxay ka wadahadleen Axmed Madoobe iyo Maxamuud Macalin?
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada Kismaayo ku qaabilay Gudoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalim Cabdulle iyo Wasiirada Wasaaradaha Maareeynta Musiibooyinka ee Dowladaha Xubnaha ka ah JFS oo ka qeybgalaya shirka Madasha arimaha Gargaarka oo lagu qabanayo Magaalada Kismaayo.
Masuuliyiintan kala duwan waxaa ay Madaxweynaha Jubbaland Warbixin ka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb-galay caleema-saarka Ordogan + Sawirro
ANKARA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan oo dhawaan dib loo doortay.
Madaxweynaha ayaa ugu hambalyeeyey Madaxweyne Rajab Dayib Ordogan, Xisbiga iyo isbahaysigiisa siyaasadeed, guusha taariikhiga ah ee ay ka soo hoyeen doorashooyinka dalkaas, waxa uuna soo bandhigay sida shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed...
Somalia holds conference on combatting fake news and disinformation
MOGADISHU - Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre opened a two-day Conference in Mogadishu on Saturday which aims to combat fake news and misinformation.
In his opening remarks, Barre said his government will take stern action against anyone who dared to spread fake news on social media that discredits the war on Al-Shabaab.
"The government will take legal measures to...
Golaha wasiirada maamulka HirShabelle oo ansixiyay degmooyin cusub + Sawirro
JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Shir-guddoomiyey Kulanka Golaha Wasiirada ee Dowladda Hirshabeelle.
Shirka Golaha Wasiirada ayaa maanta looga hadlay Arrimaha amniga, Wajiga labaad ee Howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab oo dhowaan bilaaban doono, Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran iyo Heshiiskii Siyaasadeed ee Magaalada Muqdisho lagu soo gaaray iyo Dakhli kordhinta horumarinta hanaanka maaliyadeed ee Hirshabeelle.
Madaxweynaha ayaa...
Sawirro: Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Kismaayo
KISMAAYO (SMN) - Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle, qeybna ka yihiin Wasiiradda Gargaarka Dowladd Goboledyada Hirshabelle, Galmudug, Agaasimaha Waaxda Gargaarka ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Maanta Gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Maamulka Jubaland.
Ujeedka Wafdigaan ayaa ah ka qeybgalka Shirka Madasha Gargaarka Dalka oo Maalinta isniinta ah...
Somali MPs divided over debate on motion to amend the constitution
MOGADISHU - Somali lawmakers gathered at Villa Hargeisa on Saturday to debate the amendments to the draft constitution which has caused a lot of talk in Somalia.
MP Abdullahi Abshirow, the second deputy chairman of the House of the People, presided over the session on the motion that divided the members of the Somali parliament into two parties, some...
Xamza “Xukuumadda waxaa ka go’an inay ka hortagto wararka been abuurka ah”
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirweynaha Aragti-wadaagga Xakameynta Faafinta Wararka Been abuurka ah iyo Saameynta Taban ee ay Bulshada ku Leeyihiin.
Shirkan oo socon doona muddo Labo maalmood ah, ayaa waxaa si weyn loogu falanqeyn doonaa Saamaynta wararka been-abuurka ay ku yeelan karaan nabadda, xasilloonida, sumcadda dalka, dhaqanka wanaagsan iyo...
Xildhibaanada BF Soomaaliya oo dood ka yeeshay wax ka beddalka Dastuurka
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta dood adag ka yeeshay mooshinka muddo kordhinta madaxweynaha iyo labada aqal oo horay golaha loo horgeeyay.
Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa aragtiyo kala duwan doodan ka bixiyay qaar kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ahna ergeyga gaarka ah ee arrimaha bani'aadanimada ayaa soo jeediyay in...











