New UN envoy lands in Somalia amid worst drought in 40 years
MOGADISHU - The recently appointed Special Envoy of the United Nations Secretary-General for Somalia, Catriona Laing, arrived in Mogadishu on Monday.
Senior Officials from the Somali government led by the Minister of Information Da'ud Aweys welcomed her at Aden Adde International airport.
Catriona Laing thanked the government of Somalia for the warm welcome and said that she will inject new...
Ten Al-Shabaab fighters Defect, Surrender to Somali Government
BAIDO - The security forces of the Southwest state of Somalia displayed 10 Al-Shabaab fighters who surrendered in Baidoa, the regional capital of Bay on Monday.
The surrendered militants said they fought for Al-Shabaab for several years and took part high-profile wars and attacks in Somalia, mainly targeted military bases and convoys.
The regional authorities said the defectors have operated...
Sawirro: R/W Xamza oo bilaabay kulamo lagula xisaabtamayo wasaaradaha DF
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta bilaabay kulamo muhiim ah oo uu la yeelanayo Wasaaradaha, si uu ugula xisaabtamo waxyaabihii ka qabsoomay ballanqaadkii ay horey u kala saxiixdeen.
Kulamada isla-xisaabtanka oo lagu furay Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, ayaa Ra'iisul Wasaaruhu waxa uu mas'uuliyiinta Wasaaradda wax ka weydiiyey waxyaabaha ka qabsoomay...
Ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay oo soo gaartay Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Daa'uud Aweys Jaamac iyo mas'uuliyiin kale oo dowladda ka tirsan ayaa garoonka Diyaaradaha Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobay usoo magacaabatay dalkeena Marwo Catriona Laing oo maanta dalka soo gaartay.
Soo dhaweynta waxaa qeyb ka ahaa xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda Arrimaha Dibadda...
Sawirro: Shirweyne muhiim ah oo maanta ka furmay magaalada Kismaayo
KISMAAYO (SMN) - Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa manta ka furmay Shirka Madasha Xiriirka Arrimaha bin'aadanimada, kaas oo ay ka qayb-galaan madax kala duwan oo isugu tegtay gudaha magaalaasi.
Shirkan oo ah mid xasaasi ayaa waxaa si wadajir ah u furay madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland iyo wasiirka wasaaradda qorsheynta xuluumadda Soomaaliya.
Sidoo kale waxaa shirkan ka qayb-galaya guddoomiyaha...
Kulankii xildhibaanada Golaha Shacabka oo kooram la’aan u baaqday
MUQDISHO (SMN) - Waxaa maanta kooram la'aan u baaqday kulan xasaasi ah oo ay lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka, kadib markii ay soo xaadiri waayeen inta badan xubnaha golaha.
Kulanka maanta ayaa waxaa soo xaadiray illaa 103 mudane oo kaliya, taasi oo keentay in guddoonka Golaha Shacabka uu soo xiro fadhiga.
Sidoo kale guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka, Cabdullaahi Abshirow...
UNSC to release a report on LasAnod conflict amid calls for calm
LAS ANOD (SMN) – The United Nations Security Council is scheduled to issue a statement on the latest development of the ongoing conflict in LasAnod, north of Somalia.
The report was expected to be released on Friday but postponed after UK, a member of the UN security council demanded some changes to some phrases, according to the sources.
For the past...
Somali parliament speaker meets with his Saudi counterpart
RIYADH - The speaker of the Lower House Chamber of the Somali Federal Parliament Sheikh Aden Madobe is paying an official visit to Saudi Arabia.
The speaker held talks with Sheikh Abdullah bin Muhammad bin Ibrahim Al Al-Sheikh, the chairman of the Consultative Assembly of Saudi Arabia known as Shura Council in Riyadh. According to a statement issued by...
QM oo la filayo in ay go’aan ka soo saarto dagaalka ka socda Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) - Golaha Ammaanka ee QM ayaa berri la filayaa in ay war kasoo saaran markale xaaladda Laascaanood, inkasta oo warkan la filayay Jimcihii lasoo dhaafay, in uu soo baxo haddana dawladda UK ayaa dalbatay in erayada qaarkood wax laga bedelo.
20-kii maalmood ee lasoo dhaafay ayay taagnayd doodaha xubnaha Golaha Amaanka ee la xariirta mawqifka laga qaadanayo dagaalkan,...
Police reservist killed as al-Shabaab militants attack communication mast in Wajir
MANDERA - A member of the National Police Reserve was killed in an attack on a communication mast at a village town near the Kenya-Somalia border.
The gang struck on June 3 morning at Ogaralle Town attacking the local Safaricom communication mast.
The mast is at the Ogaralle primary school where it is being guarded by NPR who responded prompting a...











