Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Al-Shabaab attack in Kenya kills one officer and wounds two others

MANDERA - A police officer was on Friday killed while two others were injured when al Shabaab terrorists fired a rocket-propelled grenade at a Landcruiser pickup that was carrying elite officers in Mandera County.   The vehicle was carrying Quick Response Unit (QRU) officers on regular patrol when they were attacked in Mandera North near the Kenya-Somalia border. Police said one officer...

US drone Strike kills 3 Al-Shabaab members in Somalia

MOGADISHU - The United States said its military in Africa conducted a new airstrike against al-Shabab in Somalia on Thursday, June 1, killing three militants.   In a statement, the U.S. military's Africa Command , said it conducted a "collective self-defense" strike against al-Shabab in the vicinity of Wayanta, Jubaland state. The airstrike came following a request from the Somali government in...

Al-Shabaab oo weerar khasaare geystay ka fulisay dalka Kenya

NAIROBI (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyahanada Al Shabaab ku qaadeen Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dalka Kenya. Weeraran oo ka dhacay Magaalada Mandeera ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa lagu beegsaday ciidamo sameynayay howlgallo roondo ah, iyadoona halkaasi lagu dilay ugu yaraan hal askari halka laba kalena...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray dalka Turkiga + Sawirro

ANKARA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay.   Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa socdaalkan ku wehlinayo xubno ka tirsan madaxtooyada, wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya. Xasan Sheekh, madaxweynaha dowladda federaalka ayaa ka qeybgalaya caleema-saarka Madaxweynaha Turkiga Mudane...

Isimada SSC-Khaatumo ee ku sugan Muqdisho oo war cusub soo saaray

MUQDISHO (SMN) - Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe oo ka mid ah Isimada Dhaqanka SSC ee haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan dagaalka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.   Garaadka ayaa shaaca ka qaaday inay jiraan siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin dowladeed oo uu sheegay inay ku faraxsan yihiin arrinta Laascaanood, gaar ahaan dhibaato uu...

Dowladda Mareykanka oo duqeyn ku dishay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Taliska Militeriga Mareykanka ee Africa ayaa shaaciyay inuu duqeyn cirka ah ka fuliyay 1-dii bishan saldhig Al-Shabaab ku leedahay Koonfurta dalka Soomaaliya, gaar ahaan Jubaland.   War kasoo baxay shalay AFRICOM ayaa lagu xaqiijiyay in saddex xubnood oo kamid ahaa Al-Shabaab lagu dilay duqeynta oo laga fuliyay meel ku dhaw degaanka Wayanta, oo qiyaastii 60KM Koonfur Galbeed uga...

Somali elite forces raid Al-Shabaab hideouts in Jubaland

KISMAYO (SMN) - The U.S.-trained Danab bridge special forces engaged in a heavy battle with Al-Shabaab in Jubaland state as part of ongoing military operations in Somalia.   The crackdown led to the takeover of Qudus, Yaaq dabayl, Sariiraha, Aboodinka, Barja Allah and other villages in Lower Jubba region, South of the country. A senior Danab commander confirmed to the media that they...

Jubaland state leader holds talks with SSC elders on LasAnod conflict

MOGADISHU - Jubaland State President Ahmed Madobe held a meeting with the leading SSC traditional leaders who are currently in Mogadishu for talks on LasAnod peace.   Madobe said he listened to the elders' views on the solution to the war in the Sool region and efforts for mediated dialogue with Somaliland, which has offered an olive branch. The elders of...

President welcomes EAC’s verification of Somalia request to join the bloc

MOGADISHU - The president of Somalia HE Hassan Sheikh said he welcomed the verification of his nation's application to join the 7-member East African Community .   In a statement, the president said the EAC Heads of State accepted Somalia to become the 8th member of the East African Community, a milestone towards a country's revival. The announcement was made during the...

Ciidamada Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Jubbada Hoose

KISMAAYO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maamta ciidamada sida gaarka ah u tababaran Danab ay ka sameeyeen qaybo ka mid ah gobolka Jubbada Hoose ee koonfurta Soomaaliya.   Howlgalka ayaa waxaa lagu beegsaday deegaano ay ku sugnaayeen Al-Shabaab, sida ay shaaciyeen saraakiil ka tirsan ciidamada Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed. Deegaanada howlgallada laga sameeyay...

WARAR KALE

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...

Somaliland oo heshiis amni la gashay Israel

QUDUS - Somaliland iyo Israa'iil ayaa si rasmi ah u kala saxiixday heshiis cusub oo iskaashi ah, kaas oo lagu xoojinayo xiriirka u dhexeeya...