Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Taliye Sulub oo la kulmay saraakiisha ammaanka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto, Sulub Axmed Firin, ayaa la kulmay Saraakiisha Ciidamada Amaanka ee Howlgalka Ciiltire ka wada Caasimadda.   Ujeedka kulanka ayaa ahaa Sidii loo dardar galin lahaa Sugida Amniga Caasimada, Maadaama, muddooyinkii dambe uu ka socday howlgalka Ciiltire ee la dagaalanka Khawarijta, Burcada hubeysan iyo Maandooriyaha. Kulanka waxaa qeyb ka ahaa Guddoomiye ku xigeenka Amniga...

Sawirro: Korneel Cismaan Maxamed Jeelle oo Aas Qaran loogu sameeyay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle oo ka mid ahaa Xubinihii Golaha Sare ee Dowladdii dhexe ee Soomaaliya.   Madaxweynaha ayaa xusay in Marxuumku uu door ka soo qaatay dowlad-dhiska Soomaaliya, isagoo soo noqday Wasiir, Duqa Muqdisho iyo Ergey Madaxweyne, kuwaas oo dhammaantood uu...

Ciidamada SSC-Khaatumo oo howlgallo ka sameeyay magaalada Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in maanta ciidamada deegaanka SSC-Khaatumo ay howlgal amni xaqiijin ah ka sameeyeen gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kaas oo ay kusoo qabteen illaa dhowr qof oo ku sugnaa gudaha magaalada.   Ciidamada ayaa gacanta ku soo dhigay 4 qof oo ay ku eedeeyeen inay si hoose ula shaqeynayeen...

Somali president bids farewell to outgoing US ambassador

MOGADISHU (SMN) - The President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud bid farewell on Saturday in his office at Villa Somalia in the capital, Mogadishu, the ougoing Ambassador of the United States Larry Andrè on the occasion of the end of his official duties.   Mohamud thanked the diplomat for his effective role in strengthening bilateral relations between the two the countries, wishing him...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay safiirka Mareykanka

MUQDISHO (SMN) - Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah la qaatay Danjiraha Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Mudane Larry André Jr oo ay dhammaatay muddo-xileedkiisii diblumaasiyadeed ee uu ku joogay dalkeenna.   Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Danjire Larry, doorka uu ka qaatay xiriirka iyo iskaashiga Labada dal, gaar ahaan gar-gaarka iyo arrimaha binu aadannimada, dagaalka ka...

US slams Attack on the African Union Transition Mission in Somalia

WASHINGTON - The US strongly condemns the attack by Al-Shabaab in Buulo Mareer on the Ugandan forces deployed to the African Union Transition Mission (ATMIS) in Somalia.   "We express our deepest condolences to the victims’ families and friends and wish a full recovery to those injured," said the US state department. The United States commends the bravery and sacrifice of the...

Sawirro: R/W ku xigeenka XFS oo daah-furay imtixaanka dugsiyada sare

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare, kaas oo ka bilawday magaalada Muqdisho iyo Dowlad gobaleedyada dalka.   Imtixaanka Shahaadiga ah ee sannadkan ayaa waxaa u fariistay arday gaaraysa 33,700,  kuwaas oo ku kala galaya 114 xarumood oo ku yaalla gobollada dalka,...

UN condemns attacks on AU and SNA bases in Somalia

UNITED NATIONS -- President Csaba Korosi of the UN General Assembly condemned "in the strongest possible terms" Friday's attacks against adjacent government and African Union (AU) military bases in Somalia, said his spokeswoman.   "He expresses his deepest sympathies and condolences to the families of the victims, as well as to the people and governments of Uganda and Somalia," said his...

Maamulka G/Banaadir oo u digay qaar kamid ah isbitaallada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Maxaxmed Axmed Diiriye (Yabooh) oo ah guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee gobolka Banaadir ayaa digniin u diray qaar ka mid ah isbitaallada magaalada Muqdisho oo ku eedeeyay inay ka shaqeeyeen dad aan dhaqaaqtiir aheyn.   Guddoomiye Yabooh ayaa tilmaamay dalka ay baabi'iyeen dad uu sheegay in aysan garaneyn waxa ay ka shaqeynayaan, sidoo kalena dhibaateeyay shacabka. "Dalkeenna...

SSC-Khaatumo oo war kasoo saartay doorashadii ka dhacday Puntland

LAASCAANOOD (SMN) - Hoggaanka sare ee SSC-Khaatumo ayaa markii ugu horreysay ka hadlay doorashadii qof iyo codka aheyd ee maalin kahor ka dhacday deegaanada Puntland, taas oo lagu soo doortay golaayaasha degaanka ee degmooyinka maamulkaasi. Guddiga Aaya Ka-talinta ee SSC ayaa soo dhoweeyay qaabka ay u dhacday doorashadaas oo ay ku tartamayeen illaa 7 urur. Sidoo kale xubno kamid ah guddiga...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...