Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

QM oo cambaareysay weerarkii Al-Shabaab ee magaalada Buulo-Mareer

NEW YORK (SMN) - Guddoomiyaha golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, Saba korosi ayaa si kulul uga hadlay weerarkii ay shalay Al-Shabaab ku qaaday saldhigga ciidamada ATMIS ee ku yaalla magaalada Buulo-Mareer ee gobolka Shabeelaha Hoose.   Saba korosi ayaa sheegay inay QM ay cambaaraneyso weerarkaas oo askar badan looga dilay dowladda Uganda oo qayb ka ah howlgalka ATMIS ee...

Sawirro: Wasiir Huruuse oo kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Ruushka

MOSCOW (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibedda XFS Abshir Cumar Huruuse oo booqasho tasmi ah ku tagey magaalada Moscow ee dalka Russia ayaa kulan la qaatay Dhiggiisa dalkaas Sergey Lavrov.   Labada wqsiir waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii loo sii horumarin lahaa Iskaashiga is-qadarinta iyo wax wada qabsiga labada dal. “Waxaan maanta kulan muhiim ah kula yeeshay magaalada...

ATMIS issues Statement on Buulo Mareer FOB attack by Al-Shabaab

MOGADISHU - AU mission in Somalia has released a statement confirming a major Al-Shabaab attack on their base in the Lower Shabelle region on Friday dawn. Al-Shabaab said it seized control of the base and killed 137 soldiers from Uganda. Read below the ATMIS statement. At around 5am today, ATMIS Forward Operating Base (FOB) in Buulo Mareer, approximately 120-km southwest of...

Al-Shabaab oo shaacisay inay cagta marisay saldhigga ATMIS ee Buulo-Mareer

BUULO-MAREER (SMN) - Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar qaraxyo ku billowday oo Ururka Al Shabaab ay ku qaadeen saldhig ay Ciidanka Nabad Ilaalinta ee ATMIS ku leeyihiin magaalada Buulo-Mareer ee Gobolka Sh.Hoose.   Weerarkan oo xigay dagaal toos ah oo u dhaxeeyay Ciidanka ATMIS iyo kuwa Al Shabaab ayaa qaatay saacado, iyadoona dadka degaanka...

Dagaal culus oo ka qarxay Beledweyne iyo wararkii ugu dambeeyay

BELEDWEYNE (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal goordhow ka qarxay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kaas oo u dhexeeyo laba maleeshiyo Beeleed.   Ilo deegaanka ah ayaa innoo sheegay in labada maleeshiyo Beeleed ay haatan ku dagaalamayaaan xaafadda Buundaweyn ee degmadaasi Wararka ayaa intaasi kusii daraya in labada dhinac ay isku hayaan dhul ku yaalla halkaas oo maalmihii...

PM Hamza thanks to EU financial assistance to Somalia

MOGADISHU - The government of Somalia has said it greatly welcomed financial aid from the European Union that support is a budget subsidy.   In a Twitter post, Prime Minister Hamza Abdi Barre said that the EU assistance is timely, adding that this money will be used to facilitate the efforts to achieve the nation's goals. For his part, the...

Explosions as Ugandan forces battle attackers in Bulo Marer, Somalia

BULA-MARER - The Ugandan military says it is investigating an attack on an African Union military base manned by the Uganda Peoples Defense Forces (UPDF) in Bulo Marer town in Somalia on Friday morning.   UPDF spokesperson Felix Kulayigye told The Nation Africa that the attack was carried out by “foreign insurgents” without giving further details. He said they were “cross-checking the information” with...

XFS oo soo dhoweysay taageerada dhaqaale ee Ururka Midowga Yurub

MUQDISHO (SMN) - Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa si diiran u soo dhaweeyay ansixinta lacago gaaraya € 20.5 milyan oo  Midowga Yurub ay ugu talagaleen taageeridda Dowladda Federaalka ee Soomaaliya.   Lacagahaan ayaa qeyb ka ah barnaamijka dowlad dhiska iyo taageerada deyn cafinta Soomaaliya ,iyadoo Midowga Yurub ay doonayaan in dowladdu ay xoojiso isbeddelada socda iyo adeegyada aas-aasiga ah ee bulshada.” allaabadaan...

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday saldhigga ciidamada ATMIS ee Buulo-Mareer

BUULO-MAREER (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar culus oo ay saaka Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ay  ciidamada ATMIS ku leeyihiin magaalada Buulo Mareer ee gobolka Shabeelaha Hoose. Weerarka oo dhacay aroortii hore oo saaka oo Jimco ahayd ayaa waxa uu ku billowday qaraxyo, waxaana kadib xigay dagaal toos ah. Saraakiil ka tirsan laamaha amniga ayaa xaqiijiyay jiritaanka weerarkan...

Al-Shabaab carries out a pre-dawn attack on AU military base in Somalia

MOGADISHU - Al-Shabab says it carried out an attack on an African Union key military base in southern Somalia as the militant group faces a major offensive by SNA.   The al-Qaeda affiliate says it overrun the base and killed dozens of Ugandan soldiers and wounded several others. It has not been possible to independently verify these claims. The pre-dawn assault...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...