Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Daawo: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay arrimo xasaasi ah

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta shir jaraa'id ku qabtay xarunta madaxtooyada ayaa ka hadlay qodobadii xalay ka soo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu soo gabagabeeyay Muqdisho.   Madaxweynaha oo ay hareero taagnaayeen ra'iisul wasaare Xamza iyo qaar kamid ah madax goboleedyada ayaa ka warbixiyay heshiiska ay ka gaareen doorashooyinka dalka. Sidoo kale waxa uu...

US military carried out fresh airstrike against Al-Shabaab in Somalia

MOGADISHU - The U.S. Africa Command said it has conducted an airstrike against Al-Shabaab militants in the vicinity of Bulo-Marer town, Lower Shabelle region.   The drone attack was carried out in response to the Al-Shabaab assault on ATMIS forward operating base, FOB Bulo Marer on Friday, where the Ugandan soldiers were stationed. The AFRICOM added that the strike destroyed weapons...

Uganda sends land forces Chief after UPDF base attack

KAMPALA - The Uganda military has sent a team led by the Chief of Land Forces, Lt Gen Kayanja Muhanga, to Mogadishu, Somalia, to ascertain the circumstances under which the country’s troops were attacked on a dawn raid on Friday.   The May 26 attack happened at Buulo Mareer, a base in Lower Shabelle, killing at least 50 soldiers, with more...

Somali political leaders agree to hold democratic elections

MOGADISHU: Somalia’s government and federal member states said Sunday that direct universal suffrage would be introduced with local elections set for June 2024, following a pledge by President Hassan Sheikh Mohamud in March to end a complex indirect system in place since 1969.   “The basic principles should be that the election of the Federal Somali Republic must be one that...

Hay’adda SODMA oo deeq gargaar ah u dirtay magaalada Baraawe + Sawirro

MUQDISHO(SMN) - Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA Ayaa  Maanta deegaan xeebeedka Jasiira ee duleedka Magalada Muqdisho ka dirtay sadax Doonyood oo sida Shixnad Mucaawino ah taas oo ku wajahan Magaalada Baraawe  ee Caasimada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.   Gargaarkan ayaa loo qaybin doonaa dadka Soomaaliyeed ee ay soo barakaciyeen Al-Shabaab iyo kuwa ay saameynta ku yeelatay abaarta. Sidoo kale Hay’...

Uganda oo guddi baara weerarkii Buulo-Mareer usoo dirtay Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Wafdigan uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Dhulka, Jeneral Kayanja Muhanga, ayaa Dowladda Uganda waxay u soo dirtay Dalka Soomaaliya, maalin kadib markii Al Shabaab ay sheegteen in ay dileen 137 askari oo ka soo jeeday dalka Uganda kadib weerar lagu qaaday saldhig ay ku leeyihiin Degmada Buulo-mareer ee Gobolka Sh.Hoose oo qiyaas ahaan 120km dhanka koonfur galbeed...

Mareykanka oo shaaciyay inuu duqeyn la beegsaday xubno ka tirsan Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Mareykanka ayaa shaaciyay in weerar dhanka cirka ahaa ay ku beegsadeen dagaalyahano ka tirsan Ururka Al-Shabaab, kuwaasi oo qeyb ka ahaa raggii fuliyay weerar maalin ka hor lagu qaaday saldhig ay Ciidanka Midowga Afrika ee ATMIS ku leeyihiin Degmada Buulo-mareer ee Gobolka Shabeelaha Hoose.   Taliska Mareykanka ee Qaarada Afrika oo marka magaciisa laga soo gaabiyo loo...

Xaal waara oo laga gaaray xiisadda Garoowe iyo qodobo lasoo saaray

GAROOWE (SMN) - Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland waxaa xalay lagu soo gabagabeeyay shir ku dhawaad 7 cisho u socday waxgaradka Nugaal, hoggaanka SSC, xubno ka socday madaxtooyada iyo mucaaradka kasoo horjeedo madaxweyne Saciid Deni.   Shirka ayaa waxaa diiradda lagu saaray xiisadda ka taagan Garoowe. taas oo saameyn ku yeelatay doorashadii Garoowe iyo laba degmo oo kale, kuwaas oo dib...

Golaha Wadatashiga oo heshiis ka gaaray doorashooyinka iyo nidaamka dawliga ah

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho waxaa xalay saq-dhexe lagu soo gabagabeeyay shirkii maalmahanba u socday Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya, iyada oo laga soo saaray bayaan ka kooban illaa 12 qodob, kaas oo ay qalinka ku duugeen, madaxda xukuumadda dhexe iyo weliba madaxweynayaasha maamulada Jubaland, Koonfur Galbeed, Hirshabelle, Galmudug iyo duqa caasimadda Muqdisho.   War-murtiyeed kasoo baxay shirka ayaa lagu sheegay...

Tens of thousands of Students Sit for Unified National Exams in Somalia

MOGADISHU - Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama inaugurated the unified National Secondary School examinations in most parts of Somalia on Saturday morning.   34,000 students are undertaking the mass exam conducted by the Federal Government of Somalia across the country, except Puntland, according to the Education Ministry. The number of students examined has steadily grown in the last six years, from...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...