Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Faah faahin: Qarax khasaare geystay oo ka dhacay degmada Kaxda

MUQDISHO (SMN) - Faahfaahino kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay qaybo ka mid ah degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.   Wararka ayaa sheegaya in qaraxa oo ahaa nooca miinada ee dhulka lagu aaso uu ka dhacay agagaarka xarunta degmadaas, gaar ahaan goob ay gaadiidka ku baaraan ciidanka Booliska Milataaro ee haatan howlgallo amni xaqiijinta...

Sawirro: Wasiirka Gaadiidka XFS oo la kulantay ra’iisul wasaaraha Malaysia

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaadiika iyo Duulista Hawada Xukumadda Faderaalka Soomaaliya Xildhibaan Fardowso Cismaan Cigaal oo Maal mahan Safar shaqo ku joogtay Dalka Malaysia ayaa kulan gaar ah la qaadatay Ra'iisul wasaaraha Malaysia Mudane Yab Dato’ seri Anwar.   Kulankan ayaa waxaa sidoo kale qayb ka ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda  dalkaas  Zambry Abdul Kadir oo isna madasha goobjoog ahaa Wasiir Fardowso...

WFP appeals for $810 mn to ramp up food aid in Horn of Africa

MOGADISHU - The World Food Program (WFP) has appealed for $810 million over the next six months to scale up humanitarian assistance for millions of people in the Horn of Africa who are trapped in a hunger emergency.   WFP Regional Director for Eastern Africa Michael Dunford said on Wednesday that the funds will help the WFP keep life-saving assistance going...

Puntland state of Somalia holds ‘Historic’ democratic local elections

GAROWE - Somalia's semi-autonomous state of Puntland was holding landmark local elections on Thursday, although security incidents have led voting to be suspended in some areas.   The polls in the oil-rich region are the first one-person one-vote elections to be held in the fragile Horn of Africa nation in more than half a century, excluding the breakaway region of Somaliland. Somalia...

Amarkii kasoo baxay maamulka gobolka Banaadir oo ka dhaqan-galay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Amarkii horay uga soo baxay maamulka gobolka Banaadir ee ah jadwaleynta Mootooyinka Bajaajta ee A iyo B ayaa maanta si rasmi ah uga dhaqan-galay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.   Saaka oo Khamiis ah, kuna beegan 25 May, 2023 ayaa waxaa kaliya shaqeynaya mootada A, kuna midabeysan kalarka jaalaha, halka maalinta berri ah ay shaqeyn doonto B oo...

Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada ka socota deegaanada Puntland + Sawirro

GAROOWE (SMN) - Maanta oo ah Khamiis 25 May, sanadka 2023 waxaa dadka reer Puntland ay u dareereen goobaha cod-bixinya, ayaga oo soo dooranaya xubnaha goleyaasha deegaanka ee degmooyinka maamulkaasi.   Doorashada ayaa inta badan loo dareeray degmooyinka Puntland, kuwaas oo gaaraya illaa 30 degmo oo ka kala tirsan gobollada maamulkaasi. Illaa saddex boqol 19 kun oo qof ayaa la filayaa in...

Mareykanka oo cunaqabateyn saaray xubnihii ugu badnaa ee Shabaab

WASHINGTON (SMN) - Wasaaradda Maaliyadda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay cunaqabateyn ku soo rogtay 26 qof, shirkado xiriir la leh Al-Shabaab iyo Shabakad Dhuxusha si sharci darro uga dhoofisa dalka Soomaaliya, taas oo dakhli badan kasoo gala Al-Shabaab.   Cunaqabateynta, ayaa si gaar ah loola beegsaday hawl-wadeenno ku hawlan fududaynta dhaqaalaha Al-Shabaab iyo saraakiil, qaarkood xilal muhiim ah ka haya kooxda,...

Xamza oo la kulmay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika + Sawirro

SHARM EL SHEIKH (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa madasha shirka Sharm el Sheikh kula kulmay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika Akinwumi Adesina.   Waxay si gaar ah uga wada hadleen xoojinta mashaariicda Bagiga uu ka fuliyo Soomaaliya iyo sidii uu gacan uga geysan lahaa barnaamijka hormarinta dhaqaalaha ee dowladda Soomaaliya ay waddo. Dr Adesina ayaa...

Sawirro: Guddoonka labada Aqal oo kulan ku yeeshay Muqdisho + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe oo ay wehliyaan labadiisa ku-xigeen ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo Ku-xigeenka Labaad Mudane Cabdullahi Xirsi Timacade.   Kulanka guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay furitaanka kalfadhiga 3-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee JFS. Labada...

Ciidamada ammaanka Beledweyne oo fashiliyay qarax lagu waday boorso

BELEDWEYNE (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qarax ay ka hortageen ciidamada ammaanka oo maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.   Taliyaha Saldhiga Galbeed L/Xidggle Siraad Cumar Xiish oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Booliska uu fashiliyay weerarkaasi, kadib markii ay heleen xogta qaraxaasi. Siraad Cumar Xiish ayaa shaaciyay in qofka waday qaraxa uu isku...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...