Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia: Cabinet session focuses on floods and war on Al-Shabab

MOGADISHU - The weekly cabinet meeting focused on the flooding of the Shabelle River in the Hiran region, the unified national secondary examination, and new regulations for Tuk-Tuk operating in the capital of the country.   During the meeting chaired by Deputy PM Salah Ahmed Jama, Internal Security and Defense who specifically briefed the cabinet on the war against the...

US, Qatar and UK announce a $10.5m in new aid to Somalia

MOGADISHU - The US Agency for International Development with Qatar Development Fund and UKAID announced on Thursday a new aid package for Somalia.   The announcement was made during a joint press conference in Mogadishu, where the aid agencies launched a $10.5 million drought assistance and resilience program through the Building Resilient Communities in Somalia (BRCiS) consortium. The trilateral partnership builds...

US Designates Terror Operatives and Illicit Charcoal Smugglers in Somalia

WASHINGTON — Today, the U.S. Department of the Treasury’s Office of Foreign Assets Control (OFAC) targeted 26 individuals and entities connected with the terrorist group al-Shabaab, including 15 financial facilitators and operatives, four charcoal smugglers, and seven of their associated companies. This action targets key regional leaders, affiliates, and members of the terrorist group in Somalia who are involved...

Somali journalists receive capacity building in migration reporting

MOGADISHU, Somalia, – In partnership with the International Organization for Migration (IOM), the National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has concluded a two-day training workshop on capacity building for Somali journalists on migration reporting.   The participants – mostly from media houses in Somali capital Mogadishu, have received practical tools empowering them to report migration accurately and objectively while using...

SAWIRRO: Ciidanka NISA oo hub iyo waxyaabaha qarxa ku qabtay Muqdisho

Ciidamada Dowladda gaar ahaan kuwa Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, ayaa gacanta ku soo dhigay hub iyo waxyaabaha qarxa kadib howlgallo ay siyaabo kala duwan uga sameeyeen Degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho.   Qoraal ka soo baxay Hay’adda Nabad Sugidda ayaa lagu sheegay in uu u soo gacan galay hub aad u fara badan iyo waxyaabaha oo saarnaa gaari...

Golaha Wadatashiga Qaran oo warbixin ka dhageystay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey fadhiga Labaad ee Shirka Wadatashiga Qaranka oo ka socda Magaalada Muqdisho, kaas oo lagaga arrinsanayey wajiga Labaad ee howlgalka dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab.   Fadhiga maanta oo laga soo qeyb-geliyey Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Taliska Ciidanka Xooga Dalka ayaa warbixin looga dhageystay...

Sawirro: Guddoomiye Yabooh oo la kulmay saraakiisha amniga Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Ahmed Diiriye (Yabooh) ayaa kulan gaar ah xafiiskiisa kula qaatay saraakiisha ciidanka xasilinta Caadimadda ee Military Police.   Yaboob ayaa saraakiishan ka dhageestay warbixina la xariira xaaladihii ugu dambeeyay ee amniga magaalada iyo guulaha laga gaaray howlgalada laga fuliyay Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir. Guddoomiye Yabooh ayaa ku bogaadiyay ...

Maxkamadda G/Banaadir oo mar kale u fariisatay dacwad loo heysto 36 ajaaniib ah

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta markii labaad dhageysatay dacwad loo heysto ajaaniib kalluumeysato ah oo iyaga oo si sharci darro ah uga kulluumeysanayay xeebaha Soomaaliya ay gacanta kusoo dhigeen ciidanka Badda.   Xeer ilaalinta qaranka oo raggan horgeysay maxkamadda ayaa ajaaniibtan ku eedeysay inay kusoo xad-gudbeen biyaha Soomaaliya, isla-markaana, ay wadeen kalluumeysi sharci darro ah, ayada oo dowladda...

Laba wariye ku xiray magaalada Muqdisho

Muqdisho – Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Degmada Waabari ayaa lagu soo warrmayaa in ay xabsi dhigeen labo wariye oo ka howlgalka muuqaal baahiya FIVE Somali TV , kuwaasi oo ku howlnaa soo uruurinta aragtida dhallinyarada ku shaqeysta moota bajaajta maadaama Magaalada Muqdisho uu ka dhaqan galay amar dhowaan ka soo baxay Maamulka Gobolka Banaadir oo ku aadan...

Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo looga hadlay arrimo dhowr ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada XFS oo uu guddoominayey  Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa looga hadlay warbixinno la xiriira Fatahaadda Wabiga Shabeelle uu ka sameeyey Gobolka Hiiraan, diyaar garowga imtixaanka qaranka ee dugsiga sare iyo dhaqan-gelinta nidaaminta bajaajka caasimadda ka howlgala.   Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga ayaa golaha warbixin...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...