Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo guddoomiyay shir deg-deg ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Mahamoud Moallim Abdulle  ayaa maanta Guddoomiyey Shir deg-deg ahaa oo heerkiisu sareeyo kaas oo looga hadlaayey xaalada adag ee ka jirta Magaalada #Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.   Kulankaan oo goobjoog ka ahaa Guddoomiye ku xigeenka Hay'adda Dr Axmed Cabdi Aadan ayaa  waxaa ka qeybgalay dhamaan hay'addaha deeqaha bixiya ee...

Somali president Hassan Sheikh opens 6th NCC forum with Federal States

MOGADISHU - Somalia President Hassan Sheikh has today opened a session of the National Consultative Council between the Federal Government and the Federal member states along with Banadir Regional Administration at the Presidential palace.   Villa Somalia said in a statement that the NCC forum is attended by Ahmed Abdi Kariye Qoorqoor of Galmudug, Ali Hussein Gudlawe of Hirshabelle, Abdiaziz...

Ganacsatadii laga soo qabtay suuqa Bakaaraha oo Maxkamad la geeyay

MUQDISHO (SMN) - Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maantabMaxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay 9 eedeysane iyo shirkado loo haysto ka ganacsiga Cabitaano iyo cunooyin dhacay, kuwaas oo maalmo ka hor laga soo qabtay suuqa weyn ee Bakaaraha.   Xeer ilaalinta ayaa ku eedeysay ganacsatadan inay sameeyeen fal khatar ku ah buslahada, isla-markaana ay jawaano iyo taariikh cusub siiyeen raashin iyo...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka furmay magaalada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta ka furmay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhexeeyo dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.   Shirkan oo ah midkii lixaad ee Golaha Wadatashiga Qaranka, waxaa shir guddoominayo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayada oo sidoo kale ay goobjoog yihiin madaxweynayaasha maamullada HirShabelle, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland. Waxaa shirka ka maqan...

Sawirro: Wafdi ka socda Booliska Turkiga oo soo gaaray magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wafdi ka socda Boliiska Gaarka ah ee Ozil Harakat ee Dowlada Turkiga, ayaa maanta booqasho koban ku soo gaaray Magaalada Muqdisho.   Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaliyeed, S/Guuto. Cusmaan Cabdulahi Maxamed (Kaniif) iyo Saraakiil kale ee Boliiska Soomaliyeed ah ayaa Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Adan Cade ku soo dhaweeyey. Waftigaan ayaa u yimid in ay booqdaan, Ciidanka Boliiska...

DF Soomaaliya oo ka hadashay dhaq-dhaqaaqyo ay xadka ka wado Kenya

CEELWAAQ (SMN) - Mid kamid ah saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya oo ku sugan degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa ka hadlay dhaq-dhaqaaqyo ay haatan Kenya ka billowday xadka Soomaaliya, halkaas oo ay soo dhoobtay ciidamo dheeraad ah.   Sarkaalkan oo lagu magacaabo, Maxamed Isxaaq Xuseen oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa ayaa sheegay inay ka war hayaan ciidankaasi oo uu tilmaamay...

Somalia’s finance minister meets with a minister from Canada in Egypt

CAIRO - Minister of Finance of Somalia Dr. Elmi Mohamud Noor is participating in the conference in the city of Sharma Sheikh, Egypt, representing his Horn of Africa nation.   The Minister met with Canada's International Development Minister Harjit Sajjan and discussed the process of reforming Somalia's finances & completing the debt relief process. Dr. Elmi told the Canadian minister that...

Kenyan police thwart terror attack in border region

NAIROBI - Kenya has foiled a terrorist attack in its east border region with Somalia, police said Tuesday.   A security team seized six AK47 rifles, two Rocket Propelled Grenades, two grenades and other items during an operation on Monday in Garissa County, police spokesperson Resila Onyango said. Police raided an al-Shabaab camp in the wake of reports that the terrorist group...

Al-Shabaab leader injured in airstrike – US military

WASHINGTON - Al-Shabab's head of external operations was the target of the latest U.S. airstrike against the militant group, two sources, including an al-Shabab defector, told VOA Somali.   Former al-Shabab official Omar Mohamed Abu Ayan told VOA that veteran military commander Osman Mohamed Abdi, known as Moallim Osman, was the target. The name of the target and his position was also...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la yeeshay wafdi ka socday Canada

SHARMA SHEEKH (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa Magaalada Sharma Shiikh ee Dalka Masar waxa uu kulan miro-dhal ah kula yeeshay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah ee Dowladda Canada Mr. Harjit Sajjan iyo masuuliyiintii la socotay.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray Hannaanka Isbadalka dib-u-habeynta Maaliyadda Soomaaliya iyo dhameystirka arrimaha deyn-cafinta. Sidoo kale Wasiirka Maaliyadda ayaa sheegay in...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...