Kooxo hubeysan oo xalay ganacsade ku dilay degmada Dharkenley
MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil qorsheysan oo ay xalay kooxo hubeysan ka geysteen qaybo kamid ah degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir.
Dilka oo ka dhacay xaafadda Mac-macaanka ayaa waxaa lagu soo warramayaa in loo geystay marxuum Daahir Xuseen Macamuud oo la sheegay inuu ahaa ganacsade.
Wararka ayaa sheegaya in ragga dilka geystay ay goobta isaga...
Sawirro: Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-galeysa New York
NEW YORK (SMN) - Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah mudane Abshir Cumar Huruuse ayaa gaaray Magaalada New York ee dalka Mareykanka.
Wasiir Huruuse ayaa New York kaga qeyb galayo shir heerkiisu sarreeyo oo yabooh dhaqaale loogu sameyn doono dalalka Geeska Afrika oo Soomaaliya qeyb ka tahay.
"Waxaan saaka soo gaaray magaalada New York si aan uga qaybgalo shir heer...
Mareykanka oo duqeyn ku dhaawacay hoggaamiye ka tirsan Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Mareykanka ayaa markale ka hadashay weerar dhanka cirka ahaa oo horraantii todobaadkan ka dhacay Degmada Jilib ee Gobolka Jubadda Dhexe, kaasi oo lagu beegsaday hoggaamiye ka tirsan Ururka Al Shabaab.
Taliska Mareykanka ee Africom, ayaa sheegay in hal hoggaamiye oo ka tirsan Al Shabaab ay ku dhaawaceen duqeyn ay ka fuliyeen Degmada Jilib oo qiyaas ahaan...
Madaxweyne Farmaajo oo war ka soo saaray doorashada Puntland
ANKARA (SMN) - Madaxweynihii Hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Puntland, bulsho iyo maamulba, sida ay ugu istaageen hirgelinta doorashada Goleyaasha Deegaanka, taas oo horseedaysa in dadku ay codkooda ku doortaan hoggaanka deegaannadooda.
Madaxweyne Farmaajo ayaa xusay in hirgelinta doorashada qof iyo cod ee heer deegaan iyo heer Federaalba ay ka mid tahay himilooyinka...
Kenya oo ciidamo soo dhoobtay xadka ay la wadaagto Soomaaliya
NAIROBI (SMN) - Dowladda Kenya ayaa lagu soo warramayaa in saacadihii lasoo dhaafay ay ciidamo dheeraad ah soo dhoobtay xadka ay la wadaagto Soomaaliya.
Ciidamadan oo wata gaadiidka dagaalka ayaa la sheegay inay ka hortagi doonaan ganacsiga sharci darrada ah.
Sidoo kale ciidamadan ayaa lagu xoojin doono dadaalada laagu xakameeynayo ganacsiga sharci darrada ah ee ka socda xeebaha dalkaasi, kadib markii...
With UNFPA support, Somalia marks Int’l day to End Obstetric Fistula
MOGADISHU – On May 23, Somalia commemorated the annual International Day to End the Obstetric Fistula to raise awareness and alleviate the burden on persons affected by the condition.
This year 2023 marks the 20th anniversary of the Campaign to End Fistula launched by the United Nations sexual and reproductive health agency and its partners in the long-chaotic...
Sawirro: R/wasaaraha XFS oo khudbad ka jeediyay shirka Sharm El Sheikh
SHARM EL SHEIKH (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay madasha shirka Sharm El Sheikh ayaa ku nuuxnuuxsaday ahmiyadda ay leedahay in Bangiyada Horumarinta ay noqdaan kuwo ka jawaaba caqabadaha la soo gudboonaada dal.
Ra’iisul Wasaaraha oo dood-cilmiyeed kala qaybgalay Ra’iisul Wasaareyaasha Masar, Rwanda, Burundi, Madaxweynayaaha Comoros iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Tanzania, ayaa sheegay in...
Madaxa Hay’adda UNFPA oo ka hadlay maalinta cidhibtirka xanuunka Fastuulaha
Xafladan oo lagu xusayay maalinta cidhibtirka xanuunka Fastuulaha ee isu furanka dumarka islamarkaana ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda sanduuqa dadweynaha ee Qaramada Midoobay ee loo soo gaabiyo UNFPA, dhqaatiir, Xildhibaano, haween iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
Madaxa Hay’adda UNFPA, Nii Ojolaabe oo ugu horreyn ka hadlay munaasabaddan ayaa sharraxay...
Somali PM attends AfDB annual meeting in Sharm El-Sheikh
SHARM EL-SHEIKH - Somali PM Hamza Abdi Barre joined thousands of delegates attending the annual meeting of the African Development Bank in Sharm El-Sheikh.
The crucial AfDB conference which started on Monday and ends Friday is running under the theme “Mobilising Private Sector Financing for Climate and Green Growth in Africa”.
The prime minister will be part of the leaders...
Somali police begins large-scale security sweep outside capital
MOGADISHU - Somali security forces launched a large-scale security sweep targeting villages along the Mogadishu-Afgoye corridor, going house-to-house search.
Hundreds of soldiers were deployed to ELasha Biyaha and Tabeelaha Sheikh Ibrahim ahead of the security operation which aims to maintain security and prevent Al-Shabaab attacks.
An official within the security agencies told Shabelle Radio that the crackdown will continue routinely as long...












