Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweynaha Soomaaliya oo ubax-dhigay taallada SYL + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabadda Xuska  aas-aaskii Dalladda Dhallinyarada Soomaaliyeed awgeed waxa uu ubax-dhigay taallada Halgameyaashii SYL oo 80-sano ay ka soo wareegtay markii ay aas-aaseen dalladan xornimada u horseedday dadka Soomaaliyeed.   Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dalkeenna maanta ay haysato caqabad la mid ah tan ay ka xoreeyeen halgameyaashii SYL, taas oo...

XOG: Villa Soomaaliya oo casuumaad u fidisay hoggaanka SSC-Khaatumo

MUQDISHO (SMN) - Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay casuumaad u fidsay qaar kamid ah hoggaanka sare ee SSC ee ku sugan Laascaanood.   Wararka aynu heleyno ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya uu casuumaad gaar ah u diray Garaad Garaad Cali iyo odayaasha kale ee ku sugan Laascaanood, si ay uga wada-hadlaan xaaladd Sool, gaar ahaan dagaallada u dhexeeyo Somaliland...

Ra’iisul wasaare Xamza oo hambalyo u diray dhalinyarada Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta 15-ka May oo ku beegan curashadii ururkii gobanimo doonka Soomaaliyeed ee SYL.   Ra'iisul Wasaaraha ayaa sheegay in aas-aaskii xisbigii Leegada (SYL) uu Soomaaliya u horseeday gobanimada iyo madaxbannaanida ay maanta ku faanayso, taas oo ay dhiiggooda u hureen halyeeyo Soomaaliyeed oo u...

Somali president bids farewell to soldiers heading to front lines

MOGADISHU – The president of Somalia Hassan Sheikh Mohamud sent off hundreds of SNA soldiers to the front lines ahead of an imminent assault against Al-Shabaab, the presidency said on Sunday.   The troops from the Gantaal brigade of the National Guard unit have been based at the Gordan base since returning from training in Eritrea last December. Their role...

Faahfaahin ku saabsan qarax xalay ka dhacay degmada Kaxda

MUQDISHO (SMN)  - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax miino oo xalay ka dhacay qaybo kamid ah degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.   Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lala eegtay gaari Cabdi Bile ah oo ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday. Ciidamada la qarxiyay ayaa ka tirsanaa kuwa...

Wararkii ugu dambeeyey ee natiijada doorashada dalka Turkiga

ANKARA (SMN) -  Turkiga ayaa u jiheystey doorasho ku celis ah kadib markii madaxweyne Recep Tayyip Erdogan iyo ninka ay doorashada isku hayaan Kemal Kilicdaroglu midkoodna uusan helin aqlabiyadda codadka doorashadii Axadda.   Si kastaba ha ahaatee, Erdogan, oo 69 jir ah, soona xukumayey dalkaas 20 sano, ahna hoggaamiyihii ugu muddada dheeraa ee dalkaas, ayaa soo bandhigay natiijo ka wanaagsan sidii...

Soomaaliya iyo Kenya oo ku heshiiyay in dib loo furo xadka labada dal

NAIROBI (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Kenya ayaa Isniinta maanta ah sheegay in Kenya iyo Soomaaliya ay isku raaceen in ay dib ay u furan xuduudda ay wadaagaan ka dib muddo toban sano ka badan oo ay xirneyd, waxaana ay imaneysaa xilli xiriirka labada dal ee deriska ah uu soo hagaagayo ka dib sanado ay xiisadi ka dhex...

QM oo shaacisay in 22 qof ay ku dhinteen fatahaadda Beledeweyne

MUQDISHO (SMN - Daadad xooggan oo ku dhuftay magaaladda Beledweyne ayaa waxaa ku dhintay 22 qof, waxaana ay saameeyeen in ka badan 450,000 qof, sida ay sheegtay hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini'aadantinimada ee OCHA Axaddii shalay.   Fatahaadda ayaa timid ka dib markii webiga Shabeelle uu qararka jabsaday, taasoo ku qasabtay tobanaan kun inay ka barakacaan guriyahooda xaafadaha Beledweyne. Roobab mahiigaan...

Kenya to reopen 3 Somalia border posts shut over Al-Shabaab attacks

NAIROBI - Plans are underway to reopen three border points between Kenya and Somalia, after 12 years of closure due to the threat of terrorism. The first meeting is today in Nairobi. Mandera/Belet Hawo (Belethawa), Liboi-Harhar/Dhobley and Kiunga/Ras Kamboni were closed by President Uhuru Kenyatta’s administration. The previous administration’s term ended before talks on the reopening were concluded. They were closed in...

MW Xasan Sheekh oo sagootiyay ciidamo ku biiraya dagaalka Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka saagootiyey Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho cutubyo ka tirsan Ciidamada Xooga Dalka gaar ahaan Guutada Gantaal ee Ilaalo Qaran oo ka qeyb-galaya  dagaalka dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ciidamada u jeediyay khudbad isugu jirtay dardaaran, dhiirri-galin iyo guubaabo ayaa u sheegay rajada dowladda...

WARAR KALE

13 World Cup Nations Fire Scathing Response to UEFA Chief’s Surprise

MUQDISHO - As many as 13 nations at this summer’s FIFA World Cup released a joint statement expressing their “profound disappointment” with UEFA president...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Muqdisho Ku Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

MUQDISHO - Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya (The AI Summit Somalia 2026), oo ah madal heer...

Muqdisho oo Lagu Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Dhiig-bixinta

MUQDISHO - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Maryan Maxamed Xuseen, Xildhibaanno iyo masuuliyiin ka...