Sawirro: Ra’iisul wasaaraha XFS oo gaaray dalka Imaaraadka Carabta
ABU DHABI (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee caasimadda Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaas oo uu uga qeyb galayo tacsida madaxweynihii geeriyooday ee dalka Imaaraaadka Carabta Sheikh Khalifa Bin Zayid.
Sidoo kale waxa uu Ra’iisul Wasaaruhu madaxweynaha cusub ee dalka Imaaraadka Carabta Sheikh Maxamed Bin Zayid Al Nahyaan gaarsiinayaa dhambaal hambalyo iyo...
Dab xoogan oo caawa ka kacay isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Dab xooggan ayaa caawa ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla isgoyska Benaadir ee magaalada Muqdisho, ayada oo illaa hadda aan la garaneyn waxa sababay.
Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay, hase-ahaatee olol xooggan ayaa cirka isku shareeraray.
Ciidamada amniga, gawaarida gurmadka deg-degga ah iyo dab damiska ayaa gaaray halka uu dabku ka kacay, ayaga oo...
An enormous fire razes down a key market in Somali capital
MOGADISHU - A huge fire has broken out at a small street market in Mogadishu on Thursday evening.
The local firefighters arrived at the scene, trying to put out the blaze.
Large crowds also reached the site with police fired shots into the air to prevent people from approaching the danger of the fire.
Police have not yet commented on the...
Hassan Sheikh meets again with Farmajo at Villa Somalia
MOGADISHU - The new president of Somalia Hassan Sheikh Mohamud has today had a meeting at Villa Somalia with the outgoing president Mohamed Abdullahi Farmajo.
They discussed key strategic areas of security, economic progress, and development as they continue to lay the foundation for organized transition and successful government service delivery.
It's the second meeting between the two leaders since...
Somali PM handed back $9.6 million to UAE
MOGADISHU - Somalia officially released $ 9.6 million confiscated from the UAE in 2018 at Mogadishu airport.
The money was handed over to the UAE Ambassador to Somalia, Ahmed Al-Uthman after an order from the Prime Minister of Somalia, Mohamed Hussein Roble.
In January 2022 the Prime Minister ordered the release of the money and return it to the UAE...
Imaaraadka Carabta oo amar kasoo saaray lacagtii ay u fasaxday DF
ABU DHABI (SMN) - Madaxweynaha dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa amar ku bixiyey in dowladda Soomaaliya lagu wareejiyo lacag dhan $9.5 Milyan oo dollar, taas oo loogu talagalay arrimaha bini'aadanimada iyo horumarinta Soomaaliya, sida ay shaaciyeed warbaahinta ku hadasha afka dowladda federaalka Soomaaliya.
Go'aanka Madaxweyne Maxamed bin Zayed ayaa yimid saacado kaddib markoo Xukuumadda Soomaaliya ay fasaxday lacagtaas in dib...
UAE pledges $9mln urgent humanitarian aid to Somalia
ABU DHABI - UAE President His Highness Sheikh Mohamed bin Zayed Al Nahyan has ordered the provision of AED35 million of urgent humanitarian aid to Somalia to support its developmental efforts.
The directives of President His Highness Sheikh Mohamed to provide this assistance come within the framework of the fraternal relations between the two countries, and this initiative confirms the...
Farmaajo oo markale Madaxweynaha cusub ku qaabilay Villa Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Madaxweynaha cusub ee dowladda federaalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan amniga, dhaqaalaha, horumarinta iyo qabanqaabada Munaasabadda Xil-wareejinta Madaxweynaha.
Waa kulankii labaad oo ay Villa Soomaaliya ku yeelanayaan Farmaajo iyo Madaxweynaha...
XF Soomaaliya oo Imaaraadka Carabta ku wareejisay lacagtii horay looga xanibay
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, si uu uga qeyb galo tacsida Allaha u naxariistee madaxweynihii geeriyooday Imaaraadka Sheikh Khaliifa Bin Zayid AlNahyaan, isagoo sidoo kale madaxweynaha cusub ee dalkaas Sheikh Maxamed Bin Zayid u gudbin doona hambalyo iyo salaan uu uga wado madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheikh...
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyey xeerar muhiim ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa maanta shirkoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay Muqdisho, kaas oo uu guddoomiyey Ra'iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
Shirka ayaa waxaa lagu ansixiyay Xeer-nidaamiyaha Sharciga Maareynta Maaliyadda, Hindise sharciyeedka kalluumeysiga iyo Siyaasadda maamulka howlaha hay’adaha samafalka islaamiga ah.
Sidoo kale golaha wasiirada ayaa warbixin ka dhageystay qaar ka mid ah wasiirada, taas oo la xiriirtay xaaladda...









