Somalia, UK co-chair aid talks as drought deepens humanitarian crisis
MOGADISHU — Somalia’s Deputy Prime Minister, Salah Ahmed Jama, and the United Kingdom’s Minister of State for International Development and Africa, Baroness Chapman, on Saturday co-chaired a virtual meeting focused on the country’s worsening humanitarian situation.
The talks brought together international donors, aid agencies and senior officials to address the impact of severe drought and the urgent need for expanded...
US and Israel launch a major attack on Iran and Trump urges Iranians to ‘take over your government’
DUBAI, United Arab Emirates — The U.S. and Israel launched a major attack on Iran on Saturday, with President Donald Trump calling on the Iranian public to “seize control of your destiny” and rise up against the Islamic leadership that has ruled the nation since 1979.
Some of the first strikes appeared to hit areas around the offices of Supreme Leader Ayatollah Ali Khamenei, and Iranian media...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo Guddoomiyey Kulanka Billaha ah ee Wasaaradda
Muqdisho — Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa guddoomiyey kulanka billaha ah ee Wasaaradda, kaas oo ay ka soo qaybgaleen Agaasimeyaasha Waaxyaha, Madax-qeybeedyada iyo Lataliyeyaasha.
Ajandaha kulanka ayaa diiradda lagu saaray Fulinta Qorshaha Shaqooyinka ballanqaadka Wasaaradda ee sannadka 2026 Dardargelinta kulamada joogtada ah ee waaxyaha Soo gudbinta warbixinnada...
Iran oo Weerar Gantaallo ka Fulisay Saldhigyada Mareykanka iyo Magaalooyin Gobolka
Tehran / Abu Dhabi / Doha / Washington — Dalka Iran ayaa beegsatay ciidamada Mareykanka ee ku sugan dalalka Qatar, Baxrayn, Kuwait, Iraq iyo Imaaraadka Carabta, iyadoo la soo warinayo weerarro gantaallo iyo diyaarado aan duuliyaha lahayn (drones) ka dhan ah saldhigyada Mareykanka iyo magaalooyinka gobolka.
Baxrayn: Xarunta dhexe ee Guutada 5-aad ee Ciidanka Badda Mareykanka ayaa lala beegsaday gantaal.
Qatar:...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya oo Gaaray Awdheegle si uu Ciidanka U Dhiirrigeliyo
Awdheegle, Shabeellaha Hoose — Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Sahal Cabdullahi Cumar (Gen Khaalid), ayaa maanta gaaray degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose, isagoo wata wafdi ka kooban saraakiil sare.
Ujeedka safarka taliyaha ayaa ahaa in lagu dhiirrigeliyo ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed isla markaana lagu dar-dargeliyo howlgalada lagu ciribtirayo kooxda Al-Shabaab.
Safarka ayaa sidoo kale qayb ka ahaa dadaallada...
Israel oo Weerar Gantaallo iyo Qaraxyo ah ku Qaaday Caasimadda Iran
Tehran— Israel ayaa duqeyn milatari ku qaaday Iran, iyadoo qaraxyo la maqlay laguna arkay guud ahaan caasimadda Tehran, sida ay ku warantay warbaahinta caalamiga ah. Israel ayaa sidoo kale ku dhawaaqday in ay bilowday weerar gantaallo oo ka dhan ah dalka Iran.
Warbixin uu bixiyay wakaaladda Fars News Agency ayaa sheegtay in gantaallo ay ku dhaceen University Street iyo aagga...
Pakistan oo Sheegtay Inay Sii Wadayso Duqeymaha Dalka Afghanistan
Islamabad / Kabul — Wasiirka Difaaca ee Pakistan, Khawaja Asif, ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu uu galay “dagaal furan” oo ka dhan ah xukuumadda Daaliban ee Afghanistan, kadib markii ay sii kordheen weerarrada xudduudda ee labada ciidan.
Hadalkan ayaa yimid saacado uun kadib markii diyaaradaha dagaalka ee Pakistan ay duqaymo culus ka fuliyeen magaalooyinka waaweyn ee Afghanistan, oo ay ku...
Madaxa Xuquuqda Aadanaha ee QM oo Ka Dignay kororka Colaadda ka taagan Suudaanta Koonfureed
JUBBA — Madaxa Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay, Volker Turk, ayaa ka digay xaalad sii xumeysa oo ka jirta Suudaanta Koonfureed, isaga oo ku baaqay “tallaabo degdeg ah” si looga hortago in dalka uu ku soo noqdo dagaal sokeeye oo baaxad leh.
Turk ayaa ka hadlay Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay, isagoo xusay in heshiiskii awood-qaybsiga ee u dhexeeyay...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka iyo Wasiiru Dowlaha Boqortooyada Ingiriisku oo Shir Fogaan-arag Ah Kaga hadlay Abaaraha Dalka
Muqdisho — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Wasiiru Dowlaha Horumarinta Caalamiga ah iyo Arrimaha Afrika ee Dowladda Boqortooyada Ingiriiska, Marwo Baroness Chapman, ayaa maanta si wadajir ah u shir guddoomiyay kulan fogaan-arag ah oo looga wada hadlayay xaaladda bini’aadannimo ee dalka, gaar ahaan saameynta abaarta ba’an iyo baahida gargaarka degdegga ah.
Kulankan ayaa waxaa...
Golaha Mustaqbalka oo gogol ugu Baaqay Dowlada
Muqdisho - Golaha Mustaqbalka ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray shirka uga socda magaalada Muqdisho, iyagoo ku dhawaaqay in ay fidinayaan “Gogol Soomaaliyeed” oo loogu baaqayo wada-hadal iyo isu-tanaasul qaran.
Goluhu wuxuu sheegay in gogoshan ay tahay mid loo dhan yahay, laguna casuumayo dhammaan dhinacyada siyaasadda, bulshada rayidka, aqoonyahannada, iyo hoggaanka dhaqanka si looga wada tashado mustaqbalka dalka. Ujeeddada gogosha ayaa lagu...












