Madaxa Xuquuqda Aadanaha ee QM oo Ka Dignay kororka Colaadda ka taagan Suudaanta Koonfureed
JUBBA — Madaxa Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay, Volker Turk, ayaa ka digay xaalad sii xumeysa oo ka jirta Suudaanta Koonfureed, isaga oo ku baaqay “tallaabo degdeg ah” si looga hortago in dalka uu ku soo noqdo dagaal sokeeye oo baaxad leh.
Turk ayaa ka hadlay Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay, isagoo xusay in heshiiskii awood-qaybsiga ee u dhexeeyay...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka iyo Wasiiru Dowlaha Boqortooyada Ingiriisku oo Shir Fogaan-arag Ah Kaga hadlay Abaaraha Dalka
Muqdisho — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Wasiiru Dowlaha Horumarinta Caalamiga ah iyo Arrimaha Afrika ee Dowladda Boqortooyada Ingiriiska, Marwo Baroness Chapman, ayaa maanta si wadajir ah u shir guddoomiyay kulan fogaan-arag ah oo looga wada hadlayay xaaladda bini’aadannimo ee dalka, gaar ahaan saameynta abaarta ba’an iyo baahida gargaarka degdegga ah.
Kulankan ayaa waxaa...
Golaha Mustaqbalka oo gogol ugu Baaqay Dowlada
Muqdisho - Golaha Mustaqbalka ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray shirka uga socda magaalada Muqdisho, iyagoo ku dhawaaqay in ay fidinayaan “Gogol Soomaaliyeed” oo loogu baaqayo wada-hadal iyo isu-tanaasul qaran.
Goluhu wuxuu sheegay in gogoshan ay tahay mid loo dhan yahay, laguna casuumayo dhammaan dhinacyada siyaasadda, bulshada rayidka, aqoonyahannada, iyo hoggaanka dhaqanka si looga wada tashado mustaqbalka dalka. Ujeeddada gogosha ayaa lagu...
Musharrax Rooble oo Ka Hadlay Xaaladda Dalka iyo Muddo-Xileedka Dowladda
MUQDISHO — Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, ahna musharax madaxweyne, Mohamed Hussein Roble, ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka iyo muddada xil-heynta dowladda, isagoo farriin u diray Madaxweynaha talada haya.
“Madaxweynaha 76 maalmood ayaa maanta u harsan ee dalkani burbur iyo dhib yuusan u horseedin. Waa soomanahay, ma rabo in aan ku fogaado,” ayuu yiri Rooble, isagoo hadalkan ka...
Xildhibaan Cabdiraxmaan oo Ka Hadlay Shirweynaha Difaaca Dastuurka
MUQDISHO — Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay dowlad awood leh oo leh isla xisaabtan iyo masuuliyad, balse aan noqon mid ku takri-fasha awoodda shacabka loo igmaday.
Xildhibaanka ayaa hadalkan ka jeediyay madal ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta mucaaradka ee ku mideysan Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, halkaas oo looga hadlayay xaaladda siyaasadeed iyo mustaqbalka dowladnimada dalka.
DAAWO.
Soomaaliya iyo Turkiga oo Xusay 60 Sano oo Xiriir Diblomaasiyadeed ah
ANKARA — Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Soomaaliya, Mudane Abdulkadir Mohamed Nur, ayaa khudbad ka jeediyay munaasabad lagu xusayay 60 sano guuradii ka soo wareegtay markii si rasmi ah loo aas-aasay xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Somalia iyo Turkiye.
Isagoo ka hadlayay xaflad ka dhacday Ankara, wasiirku wuxuu sheegay in xiriirka labada dal uusan ku koobnayn 60 sano oo...
Guddoomiyaha SoDMA oo Gaaray Galmudug si loo Xoojiyo Gurmadka Abaaraha
GALMUDUG — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, si uu u kormeero xaaladda abaarta ee ka jirta deegaannada Galmudug isla markaana uu u xoojiyo isku dubbaridka howlaha gurmadka bini’aadannimo.
Guddoomiyaha ayaa waxaa garoonka Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug, oo uu ka mid yahay Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo...
Jubaland president chairs cabinet meeting on security, politics and drought response
KISMAYO, Somalia — The president of Somalia’s semi-autonomous Jubaland state chaired a cabinet meeting on Thursday focusing on security operations, political developments and the ongoing drought response in the region, officials said.
Ahmed Mohamed Islam, widely known as Ahmed Madobe, led the meeting in Kismayo where ministers reviewed recent security operations and broader national political dynamics.
The regional interior and security...
Somalia hosts diplomatic corps for Iftar, highlights growing global engagement
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s foreign minister hosted a high-level Iftar reception for members of the diplomatic corps in Mogadishu, underscoring the country’s efforts to strengthen international partnerships under the theme “Growing Somalia.”
Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, welcomed ambassadors and senior diplomats accredited to Somalia at the event, which officials said reflected increasing confidence in the...
Turkey reaffirms support for Somalia, denies reports of S-400 transfer
ANKARA, Turkey — The Turkish government has reaffirmed its support for Somalia and firmly denied reports claiming that Russia-made S-400 air defence systems would be deployed to the Horn of Africa nation.
Burhanettin Duran, head of communications at the Turkish presidency, said in Ankara that any attempt to undermine Somalia’s sovereignty and unity would be unacceptable.
“Any attempt to violate Somalia’s...












