Somali opposition MP welcomes Ahmed Madobe’s trip to Kenya
MOGADISHU, Somalia - The Somali government summoned Kenya's ambassador to Mogadishu on Saturday, seeking clarification after Jubaland President Ahmed Madobe's departure to Kenya the previous day, a move that has reignited tensions between the federal government and the semi-autonomous state.
The Somali authorities had previously imposed travel restrictions on Jubaland leaders amidst ongoing political disputes with the regional government, which...
Xildhibaan Axmed Madoobe ugu hambalyeeyay safarka uu ku tagey Kenya
MUQDISHO - Xili uu shalay safarka ugu ambabaxay Madaxwaynaha Jubaland Ahmed Maxmed Islaam dalka Kenya, dowlada Soomaaliya ay qaadey tallaabo uga jawaabeyso arintaas, iyadoo u yeertay safiirka Kenya u fadhiya Muqdisho.
Dowladda ayaa horey u cunuqabataysay Madaxda Jubaland oo loo diiday inay u safraan dibadda kadib khilaafkii xooganaa ee soo kala dhexgalay dowlada Dhexe iyo Jubaland, kaas oo...
Dowladda Soomaaliya oo u yeertay Safiirka Kenya
MUQDISHO - Sida ay ku waramayaan Ilo Xog-ogaal ahi Dowladda Soomaaliya ayaa u yeertay Safiirka Kenya u fadhiya Soomaaliya ee ku sugan magaalada Muqdisho Ninka Lagu Magacaabo Amb Kubai Iringo waxayna u gudbisay warqad cabasho ah oo ku saabsan safarkii shalay uu Nairobi ku tagay Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.
Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo waxaa shalay...
Somalia Protests Kenyan Aircraft’s Clandestine Entry into Kismayo
MOGADISHU, Somalia — Somalia summoned Kenya's ambassador on Saturday over allegations that a Kenyan aircraft violated Somali airspace to transport Jubaland President Ahmed Madobe to Nairobi.
Reports said that Somalia's Ministry of Foreign Affairs presented Ambassador Kubai Iringo with a formal complaint asserting that the aircraft in question had turned off its radar during the flight, which Somalia considers a breach...
Somali Citizen Killed in South Sudan Violence, says embassy
JUBA – Abdirahman Abdishiraye Mohamed has been tragically killed in the ongoing unrest in South Sudan, according to a statement from the Somali Embassy in Juba.
The Somali Ambassador to South Sudan Jama Hassan Khalif attended the funeral of the deceased in Juba and extended his heartfelt condolences to the Somali community residing in South Sudan, particularly to the...
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay South Sudan {DAAWO]
JUBA - Alle ha u naxariistee C/raxmaan Cabdishiraye Maxamed ayaa lagu dilay rabshadaha ka socda Dalka South Sudan, sida ay xaqiijisay safaaradda Soomaaliya ee magaaladda Jubba.
Danjire Jamac Hassan Khaliif ayaa ka qeyb-galey aaska marxuumka Magaladda Juba ee Dalka South Sudan, isagoo tacsi u diray dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Dalka South Sudan gaar ahaan Ehelka iyo Qaraabada uu marxuumka...
Axmed Madoobe oo u safray Kenya iyo Imaaraadka xili DF is khilaafsan yihiin
KISMAAYO — Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa subaxnimadii Sabtida ka ambabaxay Kismaayo isagoo ku safray diyaarad gaar ah, taas oo noqonaysa safarkiisii ugu horreeyay ee dibadda tan iyo markii uu mar kale lagu doortay doorasho dood dhalisay.
Doorashadii lagu qabtay Kismaayo bishii November ee la soo dhaafay ayaa muran dhalisay, iyadoo dowladda federaalka Soomaaliya ee Muqdisho...