Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabiley wafdi ka socda dowladda Ingiriiska

Muqdisho, Febaraayo 12, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska oo ay hoggaaminaysay Wasiiru-dowlaha Arrimaha Horumarinta iyo Afrika Marwo Jenny Chapman.   Madaxweynaha ayaa wafdiga la wadaagay guulaha muuqda ee Soomaaliya ay ka xaqiijisay dowlad-dhiska, ammaanka iyo geeddi-socodka dimuquraadiyadda, isagoo adkeeyey xiriirka istiraatiijiyadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Boqortooyada Ingiriiska,...

Somali President Meets Senior UK Delegation to Strengthen Strategic Ties

MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday received a senior delegation from the United Kingdom led by Minister of State for Development and Africa Jenny Chapman, as the two sides reaffirmed their strategic partnership.   Hassan Sheikh briefed the delegation on what he described as tangible progress Somalia has made in state-building, security and the democratic process. He emphasized...

Soomaaliya iyo Masar oo kulan laba-geesood ah oo lagu xoojinaya iskaashiga yeeshay

Addis Ababa - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta kulan laba-geesood ah la yeeshay dhiggiisa Masar, taasoo ka dhacday dhinaca shirka Midowga Afrika ee Addis Ababa.   Labada dhinac ayaa ku adkeystay xiriirka qotada dheer iyo iskaashiga taariikhiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Carabta ee Masar. Waxa kale oo ay...

Addis Ababa - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa kaga qeyb galay shirka heer wasiir ee Golaha Nabadda iyo Amniga (PSC) ee Midowga Afrika, kaas oo diiradda lagu saaray arrimaha AUSSOM iyo Suudaan.   Wasiirku waxa uu uga mahadceliyay hoggaanka Midowga Afrika iyo dalalka ciidanka ku...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka hadashay tallaabooyin anshaxeed oo laga qaaday askar ka tirsan CXDS

MUQDISHO - Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay shacabka Soomaaliyeed la socodsiinaysaa in, kaddib baaritaanno iyo tallaabooyin anshaxeed oo waafaqsan xeerarka iyo nidaamka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), ay jiraan tiro askar ah oo laga saaray ciidanka.   Askartan ayaa laga saaray sababo la xiriira anshax-xumo, isticmaalka maandooriyaha, hawl-gudasho la’aan, iyo falal kale oo ka hor imanaya sharciga iyo hab-dhaqanka...

Former PM Calls for Halt to Disputed Constitutional Changes Amid Somalia Political Rift

MOGADISHU — Former Somali Prime Minister Mohamed Hussein Roble on Wednesday voiced concern over the country’s deepening political tensions, urging President Hassan Sheikh Mohamud to take the lead in calming the situation and fostering national reconciliation.   Speaking at an opposition meeting at a hotel in Halane complex, Roble said the federal president must act to ease divisions and promote rapprochement...

Puntland’s Deni Urges Accountability in Parliament, Pushes for Swift National Elections

MOGADISHU — Puntland President Said Abdullahi Deni on Wednesday accused Somalia’s Lower House Speaker, Adan Mohamed Nur (Adan Madobe), of carrying out activities in parliament that go beyond his mandated responsibilities.   Deni also praised lawmakers who in recent days have opposed proposed constitutional amendments, describing their actions as a fulfillment of their constitutional duties. He urged members of parliament to continue...

Jubaland Leader Ahmed Madobe: “We are not guests in Mogadishu”

MOGADISHU — Jubaland President Ahmed Madobe, said his arrival in Mogadishu is aimed at safeguarding Somalia’s statehood and seeking a lasting solution to the country’s ongoing political challenges.   Speaking at a dinner event attended by members of the Somali Salvation Council and lawmakers who describe themselves as independent members of parliament, Madobe said any action that threatens the country’s unity...

Somalia Wins Seat on AU Peace and Security Council for 2026–2028

MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Wednesday congratulated the Somali people and state institutions after the country secured a seat on the African Union’s Peace and Security Council for the 2026–2028 term.   The president described the development as a historic achievement and a sign of Somalia’s growing diplomatic progress and renewed leadership role at both continental and international...

Mdaxweynaha Puntland oo ka hadlay dhacdooyinkii hore ee dalka

MUQDISHO - Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hadal uu jeediyay kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo doorka xildhibaannada ee marxaladaha kala duwan.   Madaxweyne Deni ayaa hadalkiisa ku muujiyay mowqifkiisa ku aaddan ka qeybgalka siyaasadda caasimadda iyo in Puntland aysan ka harayn saamiga iyo doorarka ay ku leedahay hanaanka dowladnimo ee dalka. DAAWO

WARAR KALE

Golaha Wasiirrada Soomaaliya Oo Ka Hadlay Arrimaha maamulka Somaliland

MUQDISHO — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixin tirakoobyo wadata oo ku saabsan...

Madaxweyne Al-Sisi Oo Trump Uga Mahadceliyay Taageerada Masar Ee Arrinta Biyo-Xireenka Itoobiya

PARIS – Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah Al-Sisi, ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump mowqifka uu ka qaatay muranka la xiriira Biyo-xireenka Weyn ee...

Midowga Afrika Oo Soo Dhaweeyay Heshiiska Nabadeed Ee Maraykanka Iyo Iran

ADDIS ABABA – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AUC), Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa soo dhaweeyay heshiiska nabadeed ee ay wada gaareen Mareykanka iyo Jamhuuriyadda...