Soomaaliya oo Ku Guuleysatay Doorasho Taariikhi ah oo Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika (2026–2028)
Addis Ababa - Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa loo doortay inay ka mid noqoto Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika (PSC) muddada 2026–2028, taasoo ah guul taariikhi ah oo muujinaysa horumarka diblomaasiyadeed ee dalka iyo dib u soo laabashadiisa kaalintii uu ku lahaa arrimaha qaaradda iyo caalamkaba.
Doorashadan waxay ka tarjumaysaa kalsoonida iyo aaminaadda ay dalalka xubnaha ka ah Midowga...
Baarlamaanka Federaalka oo Dhammeystiray Doodda Cutubka Shanaad ee Dastuurka KMG ah
Muqdisho, Soomaaliya — Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay Kalfadhiga 7-aad, Kulankiisa 13-aad, kaas oo uu shir guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim.
Kulanka waxaa sidoo kale ku wehliyay Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka, Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, iyo Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Golaha Aqalka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Ka Qaybgalay Kal-fadhiga 48aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika
Addis Ababa — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Abdisalam Ali), ayaa ka qaybgalay furitaanka Kal-fadhiga 48aad ee Caadiga ah ee Golaha Fulinta Midowga Afrika (AU), kaas oo ka dhacay Xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa.
Kal-fadhigan ayaa isu keenaya Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika,...
Wasiiru-Dowlaha Gaashaandhigga oo booqday markab dagaal oo Turkiga ka yimid
MUQDISHO - Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta booqday markabka dagaalka ee TCG SANCAKTAR oo ka tirsan Ciidamada Badda Turkiga, kana soo gaaray magaalada Muqdisho.
Booqashadan ayaa ku soo beegantay xilli dowladda Soomaaliya ay mudnaan gaar ah siinayso dib-u-dhiska, tayeynta iyo qalabaynta Ciidanka...
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta oo kulan muhiim ah la yeeshay maalgashadeyaal caalami ah
Cape Town – Koonfur Afrika - Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daahir Shire Maxamed, ayaa kulan Duceedyo miro-dhal ah la yeeshay madax ka socotay Empire Investment Bank, oo ah bangi caalami ah oo maalgelin ku sameeya shirkadaha ka shaqeeya macdanta (minerals), isla markaana xaruntiisu tahay dalka Shiinaha.iyo Madaxweynaha rugta Gacansiga Dalka koonfur Africa (President...
Somali commandos target Al-Shabaab positions in Lower Juba operation
JAMAAME, Somalia — Somali special forces carried out a planned operation against Al-Shabaab fighters in Lower Juba region, targeting militant hideouts near the town of Jamaame, military officials said on Tuesday.
The Danab commandos, part of the Somali National Army’s 16th Brigade, launched the raid in the Maanbile area, where the Al-Qaeda-linked group had established dugouts and defensive positions.
Officers who...
Somali army chief meets US defence attaché to boost security cooperation
MOGADISHU — Somalia’s army chief General Ibrahim Mohamed Mahmoud held talks with the United States defence attaché to Somalia, Colonel Wills, on Tuesday, focusing on strengthening security cooperation and intensifying operations against Islamist militants.
The meeting in Mogadishu centred on enhancing joint efforts in the fight against the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab group, which has waged a long-running insurgency against the federal...
Somalia foreign minister arrives in Addis Ababa for African Union summit
ADDIS ABABA — Somalia’s Foreign Minister Abdisalam Abdi Ali arrived in Addis Ababa on Tuesday to attend the 39th African Union summit, set to officially open at the bloc’s headquarters in the Ethiopian capital.
The annual gathering of African leaders will this year focus on “Achieving Sustainable Water Access and Safe Sanitation Systems to Realise the Goals of Agenda 2063,”...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay dhoolatuska ciidamada Masar ee Soomaaliya loo soo dirayo
CAIRO - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Wasiirka Gaashaandhigga Masar Jeneraal Abdul Majeed Saqr, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay ciidamo loo diyaariyay inay ku biiraan howlgalka Midowga Afrika ee taageerada amniga iyo xasilloonida Soomaaliya (AUSSOM).
Munaasabadda oo ka dhacday xero militeri oo ku taalla Masar ayaa lagu muujiyay cutubyo ka tirsan ciidamada qalabka sida ee dalkaas,...
Somalia defence minister visits Islamic anti-terror coalition headquarters in Riyadh
RIYADH — Somalia’s Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi visited the headquarters of the Islamic Military Counter Terrorism Coalition (IMCTC) in Riyadh on Tuesday, as Mogadishu seeks to bolster international cooperation against militant groups.
Fiqi, who is on an official visit to Saudi Arabia, was received by IMCTC Secretary-General Major General Mohammed bin Saeed Al-Moghedi, according to Somali officials.
Talks focused on...













