Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Muxuu ra’iisul wasaare Rooble ka yiri tallaabooyinkii uu qaaday Farmaajo?

Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxed Xuseen Rooble wuxuu soo dhawaynayaa Aqbalaadda Madaxwaynaha ee Shaqo ka joojintii Agaasimihii Hore ee NISA Mudane Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Ra’iisulwasaaruhu wuxuu farayaa Agaasimaha Guud ee KMG ah ee NISA Sarreeya Guud Bashiir Maxed Jaamac in uu si deg deg ah u bilaabo shaqadiisa, sidoo kale Saraakiisha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka waxaa uu amrayaa...

Beesha caalaamka oo war xasaasi ah ka soo saartay xaaladda Soomaaliya

Warsaxaafadeed kasoo baxay xubnaha beesha caalamka ayaa waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo xiisadda soo korortay ee Villa Soomaaliya. Beesha caalamka ayaaa sidoo kale shaaca ka qaaday inay ka walaacsan-tahay muranka ka dhashay kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo ay NISA shaacisay in dileen xoogaga Al-Shabaab. Halkan hoose ka aqriso:- Saaxiibada Beesha Caalamku* waxay ka walaacsan yihiin in muranka ku gedaaman...

Madaxweynaha JF Soomaaliya oo xil cusub u magacaabay Fahad Yaasiin

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaan siinaya darda-gelinta, horumarinta iyo joogtaynta hawlaha baaxadda leh ee horyaalla hay’adaha amniga, waxa uu Xeer Madaxweyne ku soo saaray qodobadan; 1. Madaxweynaha wuxuu aqbalay istiqaalada uu usoo gudbiyay Agaasimahaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (HNSQ) Mudane Fahad Yaasiin, isagoo ku bogaadiyay shaqadii wanaagsanayd ee uu ka qabtay dib u...

International community concerned over political dispute in Somalia

International partners are concerned that the controversy surrounding the disappearance of Ms. Ikran Tahlil Farah is creating political tensions that could impact the functioning of the Federal Government of Somalia and disrupt the electoral process. "We urge Somali leaders to de-escalate the political confrontation surrounding this investigation and, in particular, avoid any actions that could lead to violence. We call...

EU and China send new ambassadors to Somalia

At a ceremony held at the Presidential Palace, Farmajo received credentials from the new EU and Chinese Ambassadors, Ms. Tiina Intelmann, and FEI Shengchao respectively. The new EU Ambassador to Somalia, Ms. Tiina Intelmann, shared with the President her commitment to strengthening relations and cooperation between Somalia and the European Union, praising the Federal Government of Somalia's progress in the...

Dispute Over Spy Chief Could Portend New Power Struggle in Somalia

A fresh political rift between Somalia's president and prime minister appears to be opening a power struggle between the two top leaders of the country, which is struggling to hold elections and prevent frequent terrorist attacks. On Monday, Somalia Prime Minister Mohamed Hussein Roble suspended Fahad Yasin, chief of the National Intelligence and Security Agency (NISA), over failing to provide...

AU started providing electoral assistance to Somalia for its 2021 elections

The African Union Commission (AUC) in collaboration with the African Union Mission in Somalia (AMISOM) have started providing electoral assistance to the Federal Republic of Somalia, as the country prepares to hold elections for the Upper and Lower Houses of the People as well as the President of the Federal Republic of Somalia, to be held later this year. The...

Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay safiirro cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjirenimo safiirrada cusub ee Midowga Yurub Marwo Tiina Intelmann iyo dowladda Shiinaha Mudane FEI Shengchao. Danjiraha Cusub ee Midowga Yurub Marwo Tiina Intelmann ayaa Madaxweynaha la wadaagtay dadaalka ay ku bixin doonto adkaynta xiriirka iyo wadashaqaynta ka dhexaya Soomaaliya iyo...

Maxkamada degmada Gaalkacyo oo xukun adag ku ridday saddex ruux

Maxkamada darajada koowaad ee degmada Gaalkacyo ee Puntland ayaa xukun isugu jira ganaax lacageed iyo xabsi ku riday saddax ruux oo ku eedeeysnaa ka ganacsiga qamriga kuwaas oo ay ciidamada amniga Puntland kasoo qabteen Dagmada Jarriiban ee gobalka Mudug. Xeer ilaaliyaha gobalka Mudug ee Puntland Cabdifitaax Maxamed Aadan ayaa maxkamada ka hor akhriyay eedeeymaha loo heysto sadaxda dhalinyaradaa ee maxkamda...

Wasiirka shaqada & arrimaha bulshada oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo booqasho ku jooga magaalada Qaahira ayaa kulan gaar ah la qaatay dhiggiisa dalka Masar, Maxamed Saafan kulankaa oo uu goob-joog ka ahaa safiirka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Jaamacadda Carabta, Ilyaas Sheekh Cumar ayaa looga hadlay dhowr arrimood oo dan guud ah...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...