MW Farmaajo oo war kasoo saaray xilka qaadistii wasiir Xundubey
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in aysan dhaqan gal ahayn xil ka qaadis kasta oo lagu sameeyo xubin ka tirsan Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ilaa ay ku timaaddo si waafaqsan Dastuurka KMG ah ee dalka.
Madaxweynaha oo cuskanaya Qodobka 90aad, Xarafka (e) ee Dastuurka KMG ee dalka oo dhigaya “Awoodaha Madaxweynaha waxaa ka mid...
Rooble oo wasiirka amniga gudaha u magacaabay C/laahi Maxamed Nuur
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxmaed Xuseen Rooble ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur ugu magacaabay Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya.
Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa uga mahadceliyay wasiirkii hore ee Amniga Gudaha Xasan Xundubey Jimcaale ‘shaqadii wanaagsaneyd ee uu soo qabtay’ muddadii uu xilka hayay.
“Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxmaed Xuseen Rooble oo tixgelinaya baahida loo qabo...
Somalia stand-off plunges country into fresh crisis
A rift inside Somalia's troubled government intensified on Wednesday as the president and prime minister traded accusations of abuse of power, plunging the country deeper into a political crisis.
President Mohamed Abdullahi Mohamed and Prime Minister Mohamed Hussein Roble have publicly feuded in recent days over key national security appointments, exposing fresh divisions in an administration that is behind on...
Somali president hails ties with China as new envoy begins work
Somali President Mohamed Farmajo on Tuesday received credentials from the new Chinese Ambassador to Somalia, Fei Shengchao, replacing Qin Jian whose term ended.
Farmajo congratulated the new Chinese ambassador on his appointment, saying Mogadishu was committed to strengthening friendly relations between the two countries, the presidency said in a statement issued in Mogadishu.
Fei said that China and Somalia are good...
AU helps Somalia to conduct credible elections
The African Union Commission (AUC) in collaboration with the African Union Mission in Somalia (AMISOM) has started providing electoral assistance to help Somalia conduct credible elections in 2021.
The AU said the electoral assistance comprises financial, operational and technical support and is being provided in response to a government request.
"The assistance will contribute to successful organization of elections which constitute...
AMISOM and Somalia Security Forces Establish Joint Operations Centres Across Somalia
Members of Somalia’s security services are undergoing an extensive 6-day training at the Banadir Joint Operations Centre (JOC) to provide them with specialist skills needed to secure the country’s ongoing national elections.
Drawn from the Somalia Police Force (SPF), the National Intelligence Agency (NISA) and the Somalia National Army (SNA), the 45 officers will receive training in forensic investigations and...
Somalia on edge as president, PM clash over intelligence chief
Somalia’s two most powerful leaders were locked in a deepening standoff on Wednesday after they named different men to head the politically unstable Horn of Africa nation’s intelligence service.
The open row between President Mohamed Abdullahi Mohamed and Prime Minister Mohamed Hussein Roble, nominally over a murder investigation, marks an escalation of months of tensions between them in a country...
Madaxweynaha HirShabelle oo soo saaray liiska musharixiinta Aqalka Sare
Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta shaaciyey liiska xubnaha musharixiinta golaha aqalka sare ee Soomaaliya.
Liiskan oo ah mid aad loo wada sugayey ayaa waxaa kasoo dhex-muuqday siyaasiyiin saameyn leh oo u tartamaya ka mid noqoshada golaha aqalka sare ee dalka.
Kuraasta intooda badan waxaa ku tartamayo 3 illaa 6 musharrax, taas oo ka dhigeysa inay HirShabelle...
Hay’adda NISA oo shaacisay inuu xilka la wareegay Yaasiin Farey
Hay’adda nabad sugida iyo sidoonka qaranka ayaa shaacisay in taliyaha cusub ee sida ku meel gaarka ah loo magacaabay uu la wareegay xilka.
Gashaanle sare Yaasiin Cabdulaahi Maxamud ayaa si rasmi ah ula wareegay xilka Taliyaha Cusub ee HSNQ.
"Waxaa Taliska Nabad Sugida & Sirdoonka Qaranka ka dhacday munaasibad uu xilka kula wareegay Taliyaha cusub ee Ku-meel-gaarka ah ee HSNQ, Gaashaanle...
Laba jir Soomaali ah oo meydkeeda laga helay gobolka Minnesota
Waaxda booliska magaalada Edina ee gobolka Minnesota ayaa xaqiijisay in la helay meydka Ikhlas Cabdullahi Axmed oo aheyd laba jir ah, taas oo muddo 18 saacadood ah la raadiyay, kaddib markii qoyskeedu ay waayeen.
Meydka Ikhlas ayaa laga helay haro biyo oo u dhaw barxadda lagu ciyaarsiiyo carruurta ee Rosland Park oo markii ugu dambeysay ay la joogtay xubno ka...











