Somali president freezes new trade, security pacts until after polls
Somali President Mohamed Farmajo has issued a directive barring all government officials and public institutions from entering into new economic, political and security agreements during the electioneering period.
Farmajo said the directive which is aimed at safeguarding the national assets and sovereignty of Somalia will remain in force until the next government is sworn in and takes office.
"Until after the...
Ra’iisul wasaare Rooble oo qaabilay wasiirka arrimaha dibadda Kenya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda ee dalka Kenya Raychelle Omamo,taas oo ay ka wada hadleen sare u qaadidda iyo xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhaxeeya labada dal ee dariska ah ee Soomaaliya iyo Kenya.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya ka guddoomay casuumad rasmi ah oo uu...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo furtay hanaanka dhab u heshiisiinta
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshisiinta ee XFS ayaa Daahfurtay Kulanka Wadatashiga Diyaarinta Istaraatiijiyada Xiriirka ee Qorshaha Hanaanka Dhab u Heshisiinta Qaran.
Kulankaan oo socon doono mudo labo Maalmood ah uuna daahfuray Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshisiinta ee XFS Mud. Saciid Cabdullahi Calasow.
Sidoo kale waxaa kasoo qayb galay Xubno ka socda Dowlad...
Xukuumadda Soomaaliya oo maanta guddoontay deeq talaalka Covid-19 ah
Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa guddoomay 108,000 doses oo talaalka Covid-19 oo ay ku ku deeqday Dowladda Faransiiska.
Munaasabadda imaanshaha qeybtii 2-aad ee talaalka Covid 19 oo ka dhacday garoonka Aadan Cadde ayaa waxaa Goob joog ka ahaa Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadjka XFS Dr Axmed Xuseen Macalin Gurey, Madaxa UNICEF Muqdisho Maxamed Ayoya, iyo Maddaxa WHO Maxamed...
Maxay ka wada-hadleen wasiiro arimo dibadeedyada Kenya iyo Soomaaliya?
Wasiirada arrimaha dibadda Kenya iyo Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka wadahadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka diblumaasiyadeed ee labada dal.
“Labada wasiir waxay yeesheen wada hadallo laba geesood ah oo ku saabsan xiriirka, waxayna wada xuseen muhiimadda ay leedahay qaadista tallaabooyin la taaban karo si loo muujiyo xurmadda madax -bannaanida, midnimada dhuleed iyo madax -bannaanida...
Ciidamada ammaanka oo howl-gallo ka sameeyey magaalada Muqdisho
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gallo ay xalay ciidamada dowladda Soomaaliya ka sameeyeen qeybo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho.
Howl-gallada oo ahaa kuwa ballaaran ayaa waxa ay ciidamadu kusoo qab qabteen dad isticmaalayey waxyaabaha maankadooriya iyo kuwa ganacsanayey intaba.
Taliska Booliska Soomaaliyeed oo ka warbixiyey howl-galladaasi ayaa shaaca ka qaaday in howl-galladan looga jawaabayey cabasho ka...
Wafdi ka socda dowladda Kenya oo soo gaaray magaalada Muqdisho
Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa maanta soo gaaray wafdi sare oo ka socda Kenya, waxaana garoonka kusoo dhoweeyey mas'uuliyiin ka tirsan dowladda.
Wafdigan ayaa waxaa horkaceysa wasiirka arrimaha dibadda Kenya Raychelle Omamo, iyadoo uu garoonka kusoo dhoweeyey wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo ay wehliyaan xubno kale oo ka tirsan wasaaradaasi.
Raychelle Omamo ayaa kulamo gaar gaar...
Wasaaradda caafimaadka XFS oo shaacisay kiisas la xiriira Covid-19
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 63 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac ee la soo dhaafay, 10 qof ayaa u geeriyootay, waxaana ka bogsatay 34 ruux.
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir (50), Puntland (9) Galmudug...
Madaxweyne Farmaajo oo xayiraad ku soo rogay hay’adaha dowladda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gudanaya waajibaadka dastuuriga ah ee ka saran ilaalinta Hantida Qaran iyo madaxbannaanida dalkeenna ayaa Xeer Madaxweyne ku joojiyay in Hay’adaha Dowladdu ay galaan heshiis ama is af-garad kasta oo taabanaya siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga dalka.
Madaxweynaha oo tixgelinaya duruufaha siyaasadeed iyo habsami u socodka hannaanka doorashooyinka dalka, waajibaadka dastuuriga ah ee...
Three Minneapolis cops won’t face charges in shooting of Somali American man
Three Minneapolis police officers who fatally shot a Somali American man after police said he fired at them will not be facing charges.
Dolal Idd was shot on December 30, 2020 during a sting operation, during which police used an informant to set up a gun purchase from Idd, who was being investigated for illegal weapons dealings, prosecutors said.
Dakota County...













