Cumar Filish oo xarigga ka jaray xarunta Hooyada iyo Dhalaanka Dharkenley
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray Xarunta Hooyada iyo Dhalaanka MCH Degmada Dharkeenley.
Munaasabadaan Xarig jarka ayaa waxaa kasoo qeyb galay safiirka dalka Qatar u fadhiya Soomaaliya, Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir iyo Maamulka Degmada Dharkeenley.
Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay...
Maxaa looga hadlay shirka golaha wasiirada ee Jubbaland?
Madaxweyne ku xageenka koobaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Adan, ayaa shir gudoomiyay shirka todobadlaha ah ee golaha wasiirada ee maamulkaasi.
Ugu horayn Shirka ayaa lagaga hadlay arimaha ammaanka iyo xaaladahii u danbeeyay ee deegaanada Jubaland iyadoo Wasaarada amniga laga dhagaystay faah faahin ku saabsan qaraxii dhawaan lala beegsaday baska kooxda kubada cagta JCCI halkaas oo khasaare uu ka dhashay,...
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray magaalada Dhuusamareeb
Waxaa goordhaw gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug wafdi ka socda Qaramada Midoobe oo ay hoggaamineyso ku-xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha-guud ee Qaramada Midoobay Marwo Anita Kiki Gbeho.
Ujeeddada socdaalka wafdigan ayaa ah qiimaynta xaaladda guud ee dowlad goboleedka Galmudug, arrimaha doorashooyinka iyo horumarinta.
Sidoo kale wafdigan ayaa kulamo la qaadan doono madaxda sare ee Galmudug, iyaga oo kala hadli...
Wasaaradda caafimaadka oo warbixin cusub kasoo saartay kiisaska Covid-19
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 64 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac ee la soo dhaafay, 4 qof ayaa u geeriyootay, waxaana ka bogsatay 28 ruux.
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir (35), Puntland (23) Somaliland...
Saciid Deni oo shaacinayo liiska musharraxiinta Golaha Aqalka Sare
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulamo ku saabsan arrimaha doorashada Aqalka Sare la yeeshay guddoonka iyo xildhibaannada baarlamanka Puntland.
Deni, ayaa la kulmay guddoomiyaha Golaha Wakiilada, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan labadiisa ku xigeenka Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan iyo Ismaaciil Maxamed Warsame.
Kulanka labada dhinac ayaa diiradda lagu saaray arrimaha doorashada Golaha Aqalka Sare, sida ay xaqiijiyeen dad lagu...
Xafiiska Rooble oo war kasoo saaray doorashada hoggaanka guddiga G/Waqooyi
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu yiri, “Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha waxa uu adkeynayaa in doorashada Guddoonka Guddiga Doorashooyinka Somaliland ee SEIT ay noqoto mid daah-furan, laguna qabto waqtigeeda, si ay u gutaan waajibaadka loo xil-saaray.”
War-saxaafadeedka ayaa u qornaa sida tan:
Iyadoo la tixraacayo warqadda ka soo baxday Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer...
Finance minster attends key meeting via ZOOM
Abdirahman Duale Bayle, Minister of Finance of the Federal Government of Somalia, attended the e-meeting of the Ministers of Finance of Africa, the World Bank, and the International Monetary Fund.
The ZOOM conference focused on issues of economic recovery and adapting to global digital development.
Minister Bayle noted that his participation in the conference was important for the development and economic...
AMISOM supports a school in Gedo region to boost education in Somalia
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has handed over learning materials to the local administration and management of Gherille Primary School in Gedo region, Jubaland State of Somalia, to boost education in the area.
The donated items include desks, plastic chairs, office tables, wooden blackboards, office filing cabinets and stationery, provided by AMISOM under its Quick Impacts Projects (QUIPs),...
Wasiir Bayle oo ka qayb-galay shirka wasiirada maaliyadda ee Afrika
Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuummada federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle,ayaa ka qayb galay shirka Wasiiradda maaliyadda Afrika,Bangiga Aduunka iyo heya’adda IMF.
Shirka ayaa diirada laguy saaray Arrimaha soo kabashada dhaqaalaha iyo la jaan qaadidda horumarka Digital ka ah ee Adduunka.
Wasiir Bayle ayaa xusay in Ka qeyb galka Shirkan uu muhiim u ahaa Horumarinta iyo dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya,isagoo ugu dambayn u...
Guddiga doorashada Aqalka Sare Galmudug oo guddoon doortay
Xubnaha Guddiga doorashooyinka Aqalka Sare ee Dowlad goboleedka ee Galmudug ayaa waxa ay doorteen guddoonka golahaasi.
Guddiga ayaa guddoomiye udoortay xildhibaan Cabdiwahaab Maxamed Axmed, halka guddoomiye ku xigeen loo doortay Xildhibaan Cabdi raxiim Axmed Cigaal.
Sidoo kale Xildhibaan yaasiin Maxamed Cabdiraxman ayaa loo doortay xoghayaha guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug.
Talaabadaani ayaa ah mid lagu dardar galinayo doorashada xubnaha aqalka...












