Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Kiisaska cudurka Covid-19 ee magaalada Muqdisho oo kordhay

Isbitaalka Martiini ayaa mar kale dib loogu asteeyay Bukaanada uu soo ritay COVID-19, Iyadoo gabi ahaanba la joojiyay Adeegyadii kale ee Isbitaalku u hayay Bulshada. Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay in 43 qof laga helay 24 Saac ee ugu dambeeyay COVID-19, kuwaasoo 29 ka mida ay Muqdisho yihiin, halka Puntland laga helay 8 Qof, Somaliland 4 iyo Jubbaland oo 2...

QM oo Puntland kala hadashay xaqiijinta qoondada haweenka

Ku-xigeenka Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Kiki Gbeho oo booqasho ku tegtay magaalada Garoowe ayaa halkaasi kula kulantay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdulaahi Deni iyo xubno ka tirsan maamulka Puntland oo ay ka mid ahaayeen Guddoomiyaha Barlamaanka. Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha doorashooyinka iyo sidii loo xaqiijin lahaa qoondada haweenka ee hanaanka siyaasadeed ee...

Jubbaland oo billowday diiwaangelinta musharraxiinta Aqalka Sare

Wararka naga soo gaarayo gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in saaka diiwaangelinta musharraxiinta Aqalka Sare ay ka bilaabatay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolkaasi. Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubbaland oo kaashaanaya kan doorashooyinka ee heer federaal ayaa ku howlan qaban qaabada doorashada iyo diiwangelinta musharraxiinta ku loolameysa kuraasta taalla magaalada Kismaayo. Axmed Madoobe ayaa shalay soo saaray liiska afar ka...

Ra’iisul wasaare Rooble oo gaaray magaalada London + Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada London ee dalka Ingiriiska. Rooble ayaa ka qeyb galaya shirka caalamiga ah ee horumarinta waxbarashada caruurta kaas oo ay sidoo kale qeyb ka yihiin madax kala duwan, daneeyeyaasha arrimaha waxbarashada iyo hoggaamiyeyaasha dhalinyarada ,iyada oo xoogga lagu saari doono horumarinta nidaamyada waxbarashada ee dalalka ka...

Axmed Madoobe oo soo saaray liiska musharraxiinta Aqalka Sare

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo saaray liiska musharaxiinta qaar ka mid ah kuraasta xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ee laga soo dooranayo Jubaland. Axmed Madoobe ayaa shaaciyey magacyada sagaal musharax, oo u tartami doonta afar ka mid ah 8 kursi ee Jubaland ay ku leedahay Aqalka Sare iyo sida ay isugu beegan yihiin, waxaana ay kala...

Xeer Ilaaliyaha guud ee maxkamadda CQS oo saraakiil u saaray kiiska Ikraan

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Genaraal Cabdullaahi Buulle Kamay ayaa u magacaabay Sedax Sarkaal oo ka kala Socdo Xafiiska Xeer ilaalinta, Boliiska & Nabad-Sugidda Baaritaanka Kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo la la’ yahay tan iyo 26-kii June Sanadkan. Xeer Ilaaliyaha ayaa Faray Taliska NISA in ay ula shaqeeyaan Saraakiisha magacaaban Wadda kasta oo lagu Gaari karo Danta Cadaaladda. Xafiiska...

Goorta ay dhaceyso ciyaarta finaalka Horyaalka dalka oo la shaaciyey

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xarunta aqalka Dowlada Hoose ee Xamar Kulan kula qatay Taliska Ciidanka Booliska , Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha, Xiriika Kubadda Cagta  iyo Xubno Kale oo ka Shaqeenaya Qabsoomida Cayaarta Finalka ee Horyaalka Kubadda Cagta Soomaaliya taasi oo dhex-mari doonta Kooxaha MMC iyo Horseed. Madaxda ayaa isku raacday...

Dagaal u dhexeeyo Soomaalida iyo Canfarta oo ka bilowday magaalada Garba Ciise

Wararka ka imanaya degmada Garba Ciise ee waddanka Itoobiya ayaa sheegaya in maanta markale uu halkaas ka soconayo dagaal qaraar oo u dhaxeeya Soomaalida iyo Canfarta. Soomaalidu waxa ay sheeganayaan inay dagaalkan ku gacan sarreeyaan oo qeyb ka mid ah magaalada ay haatan gacantooda ku jirto, hasayeeshee weli wax war ah kama hayno dhinaca Canfarta, sidoo kalana ma jirto cid...

Aqriso: Horumarada laga sameeyay howlaha doorashooyinka

Horumarrada laga sameeyay howlaha doorashooyinka ee uu hormuudka ka yahay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. May 27 2021: Waxaa la saxiixay heshiiiskii Golaha Wadatashiga Qaranka ee arrimaha doorashooyinka. May 30 2021: Ra’iisul Wasaaraha ayaa guddi u magacaabay xaqiijinta xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ee cabashada laga keenay. May 31 2021: Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu qaabilay xubno ka socda Midowga Musharaxiinta oo ay ku jiraan...

Madaxweyne Siciid Deni oo la kulmay wafdi ka soda QM

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland caawa Casho Sharaf ugu sameeyay Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Anita Kiki Gbeho iyo Wafdi ka socda Safaarada Finland ee Soomaaliya. Kulanka waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Xubno ka mid ah goleyaasha dowladda iyo Saraakiil Madaxtooyo. QM ayaa marwalbo dadaal xoogan ku bixiso caawinta...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...