Somalia launches emergency talks as severe drought worsens
Mogadishu – Somali officials on Monday held an emergency meeting to address a deepening drought affecting large parts of the country, warning that the crisis has reached a critical stage for both people and livestock.
The meeting was chaired by Farah Sheikh Abdulkadir, head of the National Emergency Relief Finance Committee and Somalia’s Minister of Education, Culture and Higher Education,...
Somali deputy minister meets diaspora in Birmingham on state-building drive
Birmingham, United Kingdom – Somali officials led by Deputy Minister of Information, Culture and Tourism Abdirahman Yusuf Al-Cadaala were warmly received in the British city of Birmingham on Monday during an official visit to the United Kingdom, authorities said.
At a large reception attended by members of the Somali community in Birmingham, Al-Cadaala briefed the diaspora on what he described...
Wafdi Ka Socday FAO Somalia oo Boqday Tuulada Sabuun ee Magaalada Jowhar
Jowhar — magaalada Jowhar, ciidamada AUSSOM ayaa sugay amniga wafdi ka socday FAO Somalia, kaas oo kormeer shaqo ku tagay tuulada Sabuun si uu qiimeyn farsamo ugu sameeyo xarun-biyoood oo muhiim ah.
Booqashada tuulada Sabuun waxaa ujeedadeedu ahayd in la ogaado baahiyaha kaabayaasha hortabinta leh, lagu taageero horumar waara oo bulshooyinka deegaanka ah, isla markaana la la xaajoodo mas’uuliyiinta Dowlad...
Ciidanka AUSSOM ee Qaybta 1-aad oo Qaatay Tababar ku Saabsan Diyaaradaha Yaryar ee Aan Duuliyaha Lahayn
Jowhar — Ciidanka AUSSOM ee ku sugan Qaybta 1-aad ayaa maanta qaatay tababar takhasusi ah oo ku saabsan sida loo isticmaalo diyaaradaha yaryar ee aan duuliyaha lahayn, kaas oo ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Jowhar. Tababarka waxaa fududeeyey Qaybta Adeegga Teknolojiyada ee UNSOS.
Tababarka ayaa looga gol leeyahay in sare loo qaado sirdoonka iyo xuuraanka, lagu horumariyo qorshaynta xeeladaysan iyo wax-ku-oolnimada...
Ciidanka Nabadsugidda Jubaland oo Biyo-dhaamin u Sameeyay Qoysas Danyar ah oo ku Nool Galbeedka Kismaayo
Kismaayo — Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Jubaland, gaar ahaan taliska gacanta ku haya Koontaroolka Via-Afmadow, oo ah goob muhiim ah oo laga hubiyo dadka isaga kala goosha magaalada Kismaayo iyo gobollada kale, ayaa maanta biyo-dhaamin u sameeyay qoysas badan oo danyar ah oo ku nool deegaanno ka tirsan galbeedka magaalada Kismaayo.
Deegaannada ay ciidanku gaarsiyeen biyaha ayaa waxaa ka...
Wasiir Ku-Xigeenka Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Geeska Afrika
Muqdisho — Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ciise Maxamuud Mursal, ayaa maanta xarunta wasaaradda ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Geeska Afrika (OSESG), Mudane Huang Cong, oo ay weheliyeen Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud, Mudane James Swan.
Kulanka waxaa sidoo kale ka qeybgalay...
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Qayb Galay Shirka Guddiga Fulinta Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)
Geneva, Switzerland — Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadam Abubakar, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb galay furitaanka Shirka 158aad ee Guddiga Fulinta Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO), kaas oo si rasmi ah uga furmay magaalada Geneva ee dalka Switzerland.
Shirkan, oo la qabto sanadkiiba mar, ayaa ah madal muhiim ah...
Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka oo Guddoomiyay Kulan Degdeg ah oo Looga Hadlay Abaarta Dalka
Muqdisho — Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa maanta guddoomiyay kulan degdeg ah oo Guddiga Gurmadka Qaranka ah, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda abaarta daran ee ka jirta qeybo badan oo dalka ah.
Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiir Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi...
Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Soomaaliya oo si weyn loogu soo dhaweeyay Birmingham
Birmingham - Magaalada Birmingham, oo ah caasimadda labaad ee Boqortooyada Midowday (UK), ayaa maanta lagu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, oo safar rasmi ah ku jooga dalka.
Munaasabadan soo dhaweynta ah oo ay ka qaybgaleen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham ayaa ahayd mid weyn oo si...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka
Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka, kaas oo ah madal istaraatiiji ah oo muhiim u ah xoojinta maamulka difaaca, kor u qaadista isku-duwidda hay’adaha amniga, mideynta hawlgallada, iyo dib-u-habaynta Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed.
Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa masuuliyiin sare oo ka...











