Somalia, EU discuss military cooperation during official meeting
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Defence, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, accompanied by Chief of the Somali National Army, Major General Odowa Yusuf Raage, held an official meeting with General Seán Clancy, Head of the European Union Military Committee, who is on a working visit to Somalia.
The meeting focused on commending and strengthening military cooperation between the Federal Republic...
Horjooge Ka Tirsanaa Al-Shabaab Oo Isku Dhiibay Ciidamada Daraawiishta Galmudug
Galgaduud – Horjooge ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, laguna magacaabo Cabdiraxmaan Talxo Shuuke, ayaa maanta isku dhiibay Ciidamada Daraawiishta Galmudug, gaar ahaan ururka Galayr ee ilaalada Madaxtooyada Galmudug, kuwaas oo maalmahan howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka waday aagga deegaanada Labadulle iyo Ceelahelay.
Horjoogahan ayaa sheegay in uu ahaa mas’uul ka tirsanaa Al-Shabaab, kana mid ahaa horjoogeyaasha ay kooxdaasi ugu yeeraan...
Xoghayaha Fulinta ee IGAD Oo Qaabilay Safiirka Soomaaliya ee Jabuuti
Jabuuti – Xoghayaha Fulinta ee Urur-goboleedka IGAD, Mudane Workneh Gebeyehu, ayaa maanta qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Salaad Cali Geelle.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimo la xiriira iskaashiga gobolka iyo xoojinta hay’adaha IGAD, iyadoo si gaar ah looga hadlayay ansixintii dhowaan ay Soomaaliya siisay Heshiiska Aasaaska IGAD.
Intii uu socday kulanka, waxaa dib loo adkeeyey...
Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya Oo Loo Qeybiyey Soo-jeedimaha Wax-ka-beddelka Dastuurka
Muqdisho – Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.
Kulanka ayaa waxaa shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), waxaana wehliyey Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Aqalka Sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, iyo xubnaha kale ee guddoonka labada aqal.
Kulankan ayaa waxaa hareeyey buuq...
Rep. Ilhan Omar sprayed with unknown substance at town hall meeting
WASHINGTON - A man sprayed a substance on Rep. Ilhan Omar during her town hall in Minneapolis’ North Side on Tuesday night, Jan. 27.
In prepared remarks, Omar was calling for the abolishment of U.S. Immigration and Customs Enforcement and the resignation of Department of Homeland Security Secretary Kristi Noem when she was interrupted.
A witness, Nate Lassen, who was seated...
Madaxweynaha cusub ee Guinea Mamady Doumbouya oo magacaabay Ra’iisul Wasaare
CONAKRY – Madaxweynaha cusub ee Guinea, Mamady Doumbouya, ayaa magacaabay Ra’iisul Wasaare cusub, wax ka yar laba toddobaad kadib markii la dhaariyay.
Amadou Oury Bah, oo horey u soo noqday Ra’iisul Wasaare intii u dhaxaysay Febraayo 2024 ilaa Janaayo 2026 xilliga dowlad-dhexe ee kumeel-gaarka ahaa, ayaa sii ahaan doona xilka hoos yimaada xukuumadda cusub, sida lagu sheegay qaraar ka akhriyay...
Wakiilka Mareykanka Ilhan Omar oo lagu qarxiyay dareere aan la aqoon intii lagu jiray kulanka ay qeybgashay Minneapolis
MINNEAPOLIS – Wakiilka Mareykanka ee gobolka Minnesota, Ilhan Omar, ayaa Talaadadii lagu qarxiyay dareere aan la aqoon intii lagu guda jiray kulanka bulshada ee ay qabanaysay magaalada Minneapolis. Nin siday dareeraha ayaa waxaa laga hor tagay kaasi oo ay ilaaladu gacmahana ka xireen, iyadoo dadweynihuna sacab ku qaaday tallaabadaas.
Muuqaallo laga duubay dhacdada ayaa muujinaya in qof ka mid ah...
Wasiiru-Dowlaha Oo Kulmay Ganacsatada Soomaaliyeed Si Loogu Diyaargaroobo Xubinimada EAC
Muqdisho – Wasiiru-Dowlaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Ali Omar, ayaa maanta kulan la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed, oo ay ku jiraan ururrada bangiyada, Golaha Ganacsiga Soomaaliyeed, Ururka Isgaarsiinta, iyo haweenka ganacsatada ah, si looga wada hadlo diyaar-garowga Soomaaliya ee ku aaddan xubinimada Bulshada Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC) iyo sidii qeybta gaarka loo leeyahay si buuxda uga qayb qaadan lahayd geeddi-socodka.
Kulankan...
Wasiirka Cadaaladda Oo Ka Furay Shir Wadatashi Oo U Dhaxeeya Dowladda, Ururrada Bulshada
Muqdisho – Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir la-tashi oo u dhexeeya Guddiga Wadahadallada ee Dowladda Soomaaliya, Dalladda Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed, iyo Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed.
Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Mudane Cali Yuusuf (Cali Xoosh), Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi...
Nigeria iyo Türkiye oo xoojiyay iskaashiga amniga iyo ganacsiga
ANKARA – Madaxweynaha Nigeria, Bola Ahmed Tinubu, ayaa balan qaaday inuu xoojiyo iskaashiga dalkaasi la leeyahay Türkiye, isagoo tilmaamay dadaallada wadajirka ah ee lagu xakameynayo xasilooni-darrada isla markaana lagu dhiirrigelinayo koboca dhaqaalaha.
“Waxaad iga filan kartaa inaan idinla joogo arrimaha dimuqraadiyadda, xoriyadda, iyo barwaaqada,” ayuu Tinubu ku yiri Madaxweynaha Türkiye, Recep Tayyip Erdogan, intii lagu guda jiray shir jaraa’id oo...












