Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Lafta Gareen oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada K/Galbeed

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gollaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Todobaadkan Warbixin looga dhagaystay Wasiiradda Wasaaraddaha Amniga,Warfaafinta,Waxbarashada,iyo Dastuurka. Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Isaag Cali Subag oo ka warbixiyey Xaalada Amniga Deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegey in Amniga uu...

Hodan iyo Xamarjajab oo xalay ku baratamay tartan aqooneedka Shabelle

Degmooyinka Hodan iyo Xamarjajab oo ka wada tirsan gobolka Banaadir ayaa xalay ku loolamay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle, iyaga oo soo bandhigay tartan aad u xiiso badan. Labada degmo oo ku wada jiray group-ka B ayaa waxa ay guushu raacday tartamayaasha degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Xamarjajab...

Maamulka gobolka Banaadir oo war kasoo saaray amniga magaalada Muqdisho

Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) oo ah guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in saacadihii u dambeeyay dad uu ku sifeeyay in ay colaadda ku naaxaan ay ku baaqayeen in dhibaato laga huriyo caasimadda Muqdisho. Waxaa uu xusay in wax colaad ama amni daro...

Khasaaraha qarixii shalay ka dhacay deegaanada Gololey oo sii kordhay

Waxaa korortay, tirada dhimashada ee uu sababay qaraxii shalay ka dhacay degaanka Gololey ee gobolka Shabeelaha dhexe, sida ay sheegeen saraakiish caafimaadka magaalada Jowhar. Tirada dhimashada ayaa gaartay iminka il;aa 20 ruux oo kamid ah dadkii shacabka ahaa ee shalay gaariga ay saarneeyeen miino ku haleeshay waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar.

DF Soomaaliya oo si ada uga hadashay qoraalada beesha caalamka

Warsaxaafadeed ka soo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa si adag loogu jawaabay Qoraaladii ka soo yeeray Beesha Calaamka. Warsaxaafadedka ayaa u qornaa sidan:- Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay si aad ah uga xumaatay inay aragto hadallada bulshada ee qaar ka mid ah saaxiibbadeeda caalamiga ah iyo saaxiibbada muddada dheer ay ku...

XF Soomaaliya oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay Covid-19 ee Dalka

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 271 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac ee la soo dhaafay, 32 qof ayaana u geeriyootay, waxaana ka bogsatay 76 ruux. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay...

17 dead in roadside blast in southern Somalia

At least 17 people were killed and two others injured on Wednesday when a commuter minibus hit an improvised explosive device in the Middle Shabelle region of southern Somalia. "We can confirm that 17 people were killed and two others injured in the blast," Abshir Mohamed Mohamud, commander of Somali National Army (SNA) 3rd...

Somalia rolls out Sinopharm vaccines to boost fight against COVID-19

Somalia's health ministry on Wednesday rolled out doses of Sinopharm vaccine donated by China to boost the war against COVID-19 pandemic in the Horn of African nation. The country's deputy minister of health Ahmed Hussein received his first dose of the Sinopharm vaccine during the launch of the exercise in Mogadishu.

Somalia’s president OKs mandate extension

Somalia’s president has defiantly signed into law an extension of his mandate and that of his government as the United States and others threatened sanctions and warned of further instability in one of the world’s most fragile countries. The standoff prolongs a months-long election crisis after the February national vote was delayed. Critics say...

Gaari ay saarnaayeen dad rayid oo miino ay kula qaraxday Shabeelaha Dhexe

Gaari Caasi ah oo ay saarnaayeen dad shacab ah kana baxay magaalada Muqdisho, oo  ku socday Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle, ayaa miino kula qaraxday inta u dhaxeyso Tuulada Gololey & deegaanka Qalimow oo hoos yimaado degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Gaariga oo ay saarnaayeen dad gaaraya 24 ruux oo shacab ah ayaa waxaa...

WARAR KALE

Garsoore Cumar Cartan oo Muqdisho Dib ugu Soo Laabtay, Looguna Sameeyay Soo Dhaweyn Heer...

Muqdisho – Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii loo diiday inuu galo dalka...

Safaaradda Soomaaliya ee Qatar oo Ka Qayb Gashay Xuska Maalinta Afrika ee Dooxa

DOOXA – Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Dooxa ayaa ka qayb gashay munaasabadda xuska Maalinta Afrika, taas oo ay soo qabanqaabiyeen Kooxda Safiirrada...

Somali Opposition Accuses Government of Targeting Political Rivals

MOGADISHU, Somalia — Somali opposition leaders on Wednesday accused the federal government of using security forces to intimidate political opponents and called for an...