Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

IGAD Oo Soo Dhaweysay Ansixinta Soomaaliya ee Heshiiska Cusub ee IGAD

Jabuuti - Urur Goboleedka IGAD (Intergovernmental Authority on Development) ayaa soo dhoweeyay ansixinta Heshiiska cusub ee IGAD ee ay meel mariyeen Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.   Ansixintan Baarlamaanka ayaa loo arkay tallaabo muhiim ah oo muujinaysa sida ay Soomaaliya uga go’an tahay ka-qaybgalka hababka goboleed ee lagu horumarinayo nabadda, horumarka, iyo iskaashiga dalalka Geeska Afrika. IGAD ayaa sheegtay in...

Al-Shabaab oo weerar qaraxyo ku billowday ku qaaday saldhigga Jubbaland ee Buurgaabo

Buurgaabo (Jubbada Hoose) – Xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa saakay weerar culus oo ku billowday qaraxyo ku qaaday saldhig ay ciidamada Jubbaland ku leeyihiin magaalada Buurgaabo ee gobolka Jubbada Hoose.   Weerarka ayaa ka dhacay Buurgaabo, oo ku taalla xuduud-beemaadka u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya, kana dhow magaalada xeebeedka Raaskambooni. Sida wararka hordhaca ah sheegayaan, dagaalka ayaa sababay khasaare isugu...

Mudanayaasha Golaha Shacabka Oo Ansixiyey Heshiiska Lagu Dhisay Urur-Goboleedka IGAD

Muqdisho –  Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay Kalfadhiga 7-aad, Kulankiisa 30-aad, kaas oo uu shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).   Ugu horrayn, Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa akhrinta saddexaad marsiiyey Heshiiska lagu dhisay Urur-Goboleedka IGAD. Warbixinta akhrinta saddexaad ee heshiiskan waxaa Golaha la wadaagay Xildhibaan Aweys Xuseen...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Ka Qaybgalay Shir-Weyne Nidaamka Federaalka Soomaaliya

Muqdisho - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa ka qaybgalay Shir-weynaha 5-aad ee ay qabatay Xarunta Daraasaadka Al-Maqaasid, kaas oo diiradda lagu saaray falanqaynta iyo qiimeynta nidaamka federaaleynta Soomaaliya.   Shir-weynahan oo cinwaankiisu ahaa “Federaaleynta Soomaaliya: Siyaasad Murugsan mise Tubta Wada-Lahaanshaha Buuxa?” ayaa lagu soo bandhigay doodo cilmiyeed, warbixinno, aragti-wadaag aqooneed iyo khudbado la...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Guddoomiyey Shir Ku Saabsan Gurmadka Abaaraha

BAYDHABO - Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa  guddoomiyey shir muhiim ah oo ay ka qeybgaleen Guddiga Gurmadka Abaaraha Koonfur Galbeed, culima’udiin iyo ganacsatada deegaanada Koonfur Galbeed.   Shirka ayaa si qoto dheer loogu falanqeeyey xaaladda abaareed ee ka jirta guud ahaan deegaanada Koonfur Galbeed, iyo sidii gargaar degdeg ah loo gaarsiin lahaa bulshada ay saameeyeen...

Somali interior minister leads high-level delegation on Pakistan visit

ISLAMABAD, Pakistan — Somalia’s interior minister Ali Yusuf Ali “Hoosh” arrived in Pakistan on a working visit on Tuesday at the head of a high-level delegation, officials said.   During the visit, the Somali delegation is expected to hold talks with Pakistani authorities on strengthening bilateral cooperation in national identification and civil registration systems, electoral processes and democratic governance, as well...

Ilhaan Cumar oo si kulul uga jawaabtay weerarkii Trump: “Waa nacayb ka dhashay fashilkiisa”

WASHINGTON — Xildhibaanad Ilhaan Cumar ayaa si adag uga jawaabtay eedaymihii dhawaan ka soo yeeray Madaxweyne Donald Trump, kuwaas oo ku saabsanaa iyada iyo bulshada Soomaaliyeed ee Minnesota.   Waxay hadallada Trump ku tilmaantay kuwo ku dhisan nacayb, ajnabi-nacayb iyo Islaam-nacayb, iyadoo sheegtay inuu xog khaldan u isticmaalayo si uu u qariyo fashilka maamulkiisa. Ilhaan Cumar ayaa ku eedeysay Ciidanka ICE inay...

Heavy fighting erupts in southern Somalia village, leaving more than 10 dead

MOGADISHU, Jan 21 — Heavy fighting broke out in the Yaaq Bariweyne area of Somalia’s Lower Shabelle region, pitting Somali government forces and South West State Dervish troops against an armed group previously sentenced by a military court, local sources said.   The clash, which lasted for a short time but was described as intense, reportedly left more than 10 people...

Somalia, South Africa presidents discuss ties and regional security

MOGADISHU, Jan 21 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud held a telephone conversation with his South African counterpart Cyril Ramaphosa, focusing on strengthening bilateral relations and cooperation on regional issues.   According to the Somali presidency, the two leaders discussed ways to deepen ties between Somalia and South Africa, the overall situation in the region, and expanding cooperation in areas of shared interest,...

Trump lashes out at Somalia, Somali Americans over Minnesota fraud claims

WASHINGTON, Jan 20 — US President Donald Trump on Tuesday launched a fresh verbal attack on Somalia and Somali Americans, alleging massive fraud in the US state of Minnesota and singling out a prominent Democratic lawmaker.   Speaking at a White House event, Trump claimed that people of Somali origin had stolen at least $19 billion through fraud schemes in Minnesota,...

WARAR KALE

South West State leader, Somalia disaster agency chief discuss drought crisis and flood risks

MOGADISHU – The leader of Somalia’s South West State, Sheikh Adan Mohamed Nur, widely known as Laftagareen, held talks in Mogadishu on Friday with...

Somali PM launches 2026 national exams, says education remains key government priority

MOGADISHU – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Saturday officially launched the 2026 national secondary school examinations, reaffirming his government's commitment to education as...

Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Xiisadda Ka Taagan El-Obeid ee Suudaan

New York / Khartoum – Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Suudaan, Pekka Haavisto, ayaa ugu baaqay ciidamada gurmadka degdegga ah ee...