Heavy fighting erupts in southern Somalia village, leaving more than 10 dead
MOGADISHU, Jan 21 — Heavy fighting broke out in the Yaaq Bariweyne area of Somalia’s Lower Shabelle region, pitting Somali government forces and South West State Dervish troops against an armed group previously sentenced by a military court, local sources said.
The clash, which lasted for a short time but was described as intense, reportedly left more than 10 people...
Somalia, South Africa presidents discuss ties and regional security
MOGADISHU, Jan 21 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud held a telephone conversation with his South African counterpart Cyril Ramaphosa, focusing on strengthening bilateral relations and cooperation on regional issues.
According to the Somali presidency, the two leaders discussed ways to deepen ties between Somalia and South Africa, the overall situation in the region, and expanding cooperation in areas of shared interest,...
Trump lashes out at Somalia, Somali Americans over Minnesota fraud claims
WASHINGTON, Jan 20 — US President Donald Trump on Tuesday launched a fresh verbal attack on Somalia and Somali Americans, alleging massive fraud in the US state of Minnesota and singling out a prominent Democratic lawmaker.
Speaking at a White House event, Trump claimed that people of Somali origin had stolen at least $19 billion through fraud schemes in Minnesota,...
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya oo Socdaal Shaqo ku Tegay Pakistan
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali - Xoosh iyo Wafdi sare uu hoggaaminaayo ayaa socdaal Shaqo ku gaaray Dalka Pakistan.
Wafdigan inta ay joogaan dalkaasi waxaa lagu wadaa in madaxda dalkaasi kala hadlaan: iskaashiga Soomaaliya iyo Pakistan ee ku aaddan Dhinacyada Aqoonsiga Qaranka & Diiwaangalinta dadweynaha, arrimaha doorashooyinka & Dimuqraadiyadda iyo dhinacyada gargaarka.
Wafdiga Wasiirka...
Saraakiil ka tirsan Booliska Ghana ee AUSSOM oo la Maamuusay Baydhabo
Baydhabo – Afartan iyo saddex (43) sarkaal oo ka tirsan ciidamada booliiska Ghana ee howlgalka AUSSOM ayaa lagu maamuusay magaalada Baydhabo, kaddib markii ay dhawaan dalacsiin ka heleen dalkooda.
Isuduwaha Booliska ACP Samuel Okanta, oo ku hadlay magaca Taliyaha AUSSOM AIG Hillary Sao Kanu, ayaa hambalyo u diray saraakiisha, isagoo xusay mas’uuliyadda iyo xirfadaha looga baahan yahay darajooyinkooda cusub.
Taliyaha Qaybta...
Dagaal Khasaare Badan Geystay oo ka Dhacay Deegaanka Yaaq Bariweyne
Wanla-Weyn, Shabeellaha Hoose – Dagaal culus ayaa ka dhacay deegaanka Yaaq Bariweyne ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo u dhexeeyay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed oo isku dhinac ah, iyo koox hubeysan oo la sheegay inay horay xukunno uga riday Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida.
Dagaalka, oo socday muddo kooban balse ahaa mid aad u xooggan, ayaa la...
Safaaradda Turkiga oo Martigelisay Safiirka Sacuudi Carabiya u Fadhiya Muqdisho
MUQDISHO - Safaaradda Jamhuuriyadda Turkiga ayaa maanta martigelisay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Muqdisho, Mudane Ahmed Mohammed Almowallad. Kulanka ayaa ahaa mid wax ku ool ah, waxaana diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta labada dhinac.
Intii uu socday kulanka, waxaa si gaar ah looga wada hadlay fursadaha iskaashi ee ku saabsan amniga iyo horumarka Soomaaliya, iyadoo la adkeeyay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khadka Taleefanka Kula Hadlay Madaxweynaha Koonfur Afrika
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Koonfur Afrika, Mudane Cyril Ramaphosa.
Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Koonfur Afrika, xaaladda guud ee gobolka, iyo kor u qaadista iskaashiga dhinacyada ay labada dal dano wadaag ka leeyihiin, gaar ahaan arrimaha...
Wasiirka Warfaafinta oo Kulan la Yeeshay Ururka Dalxiiska Soomaaliya
Muqdisho - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa maanta kulan la yeeshay xubnaha Ururka Dalxiiska Soomaaliya (Somalia Tourism Association – SOMTA), iyadoo kulanka diiradda lagu saaray xoojinta dadaallada kobcinta dalxiiska dalka.
Kulanka ayaa lagu falanqeeyay kaalinta muhiimka ah ee dalxiisku ka qaadan karo kor u qaadista sumcadda Soomaaliya, kobaca dhaqaalaha, shaqo-abuurka iyo...
Somalia’s President to Chair UN Security Council Meeting in New York
MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud is expected to travel to New York to preside over a United Nations Security Council session, sources say.
If confirmed, Hassan Sheikh would become the first Somali head of state to chair a Security Council meeting, marking a historic diplomatic achievement and highlighting Somalia’s growing role on the international stage.
During the session, the...











