Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirka Warfaafinta oo Kulan la Yeeshay Ururka Dalxiiska Soomaaliya

Muqdisho - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa maanta kulan la yeeshay xubnaha Ururka Dalxiiska Soomaaliya (Somalia Tourism Association – SOMTA), iyadoo kulanka diiradda lagu saaray xoojinta dadaallada kobcinta dalxiiska dalka.   Kulanka ayaa lagu falanqeeyay kaalinta muhiimka ah ee dalxiisku ka qaadan karo kor u qaadista sumcadda Soomaaliya, kobaca dhaqaalaha, shaqo-abuurka iyo...

Somalia’s President to Chair UN Security Council Meeting in New York

MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud is expected to travel to New York to preside over a United Nations Security Council session, sources say.   If confirmed, Hassan Sheikh would become the first Somali head of state to chair a Security Council meeting, marking a historic diplomatic achievement and highlighting Somalia’s growing role on the international stage. During the session, the...

Somali Forces Step Up Operations Against Al-Shabaab in Hiiraan

MATABAN, Somalia — Somali National Army (SNA) forces, in coordination with local Macawiisley militias, have launched military movements in Matabaan district, Hiiraan region, ahead of planned operations targeting Al-Shabaab militants.   The joint forces aim to resume offensives in eastern parts of Hiiraan still under the control of the insurgent group, as part of broader efforts to reclaim territory. Two days ago,...

Ciidamada Dowladda iyo Macawiisleyda oo Dhaqdhaqaaqyo Ka Bilaabay Degmada Matabaan ee Hiiraan

Matabaan, Hiiraan — Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidanka difaaca deegaanka ee Macawiisleyda ayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wada degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo la xiriira qorshe lagu doonayo in dib loogu bilaabo howlgallo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab.   Ciidamada iskaashanaya ayaa qorsheynaya inay howlgallada dib uga bilaabaan deegaanno iyo degmooyin ka tirsan bariga gobolka Hiiraan oo ay...

Madaxweynaha Soomaaliya oo La Filayo Inuu Guddoomiyo Kulan Ka Mid ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

Muqdisho - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu u safro magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu ku guddoomin doono kulan ka mid ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, sida ay sheegayaan wararka la helayo.   Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa noqon doona madaxweynihii ugu horreeyay ee Soomaali ah ee guddoomiya kulan Golaha Ammaanka, taas oo...

Soomaaliya oo Soo Dhaweysay Go’aanka Maxkamadda Rafcaanka Bariga Afrika ee Ku Saabsan Xildhibaanada EALA

Muqdisho, Soomaaliya - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aanka ay Isniintii, 19 Janaayo 2026, soo saartay Maxkamadda Rafcaanka Bariga Afrika, kaas oo meesha ka saaray go’aamadii hore ee hakiyay dhaarinta wakiillada Soomaaliya ee Baarlamaanka Bariga Afrika (EALA). Wasaaraddu waxay hambalyo u dirtay sagaalka Xildhibaan ee EALA oo uu soo doortay Baarlamaanka...

Taliyaha Booliska Qaybta Jubbada Hoose oo Kormeer ku Tagay Degmada Dhoobley

Dhoobley, Jubbada Hoose — Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Jubbada Hoose, Kornayl Sadiiq Maxamuud Dhogor, oo howlo shaqo u jooga magaalada Dhoobley, ayaa kormeer ku tagay Saldhigga Dhexe ee Booliska Degmada Dhoobley.   Taliyaha ayaa kulan la qaatay saraakiisha kala duwan ee laamaha amniga, kaas oo diiradda lagu saaray dardargelinta nabadgelyada degmada iyo xoojinta wada-shaqeynta ciidamada ammaanka. Kulankan ayaa qeyb ka ah...

Hormuud Telecom oo Ku Eedeysay Ciidamada Kenya Burburinta Kaabayaasheeda Isgaarsiinta ee Koonfurta Soomaaliya

Kismaayo, Soomaaliya — Shirkadda isgaarsiinta ee ugu weyn Soomaaliya, Hormuud Telecom, ayaa ku eedeysay ciidamada dowladda Kenya in ay si ula kac ah u burburiyeen kaabayaasheeda isgaarsiinta ee ku yaalla deegaanka Dhuyac-garoon ee gobolka Jubbada Hoose, taasoo keentay hakad weyn oo ku yimid adeegyada isgaarsiinta iyo lacagaha mobilka.   Bayaan ay shirkaddu soo saartay Isniintii fiidkii, ayay ku sheegtay in burburinta...

Guddoomiyaha NCRI iyo Ku-xigeenka Wakiilka UNHCR oo Ka Wadahadlay Xoojinta Iskaashiga iyo Ilaalinta Xuquuqda Qaxootiga iyo Barakacayaasha

Muqdisho — Guddoomiyaha Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka (NCRI), Mudane Axmed Xuseen Cilmi, iyo ku-xigeennadiisa ayaa maanta si diiran ugu qaabilay Ku-xigeenka Wakiilka Hay'adda Qaxootiga Adduunka ee UNHCR Soomaaliya, Marwo Jing Song, oo dhawaan loo soo magacaabay xilkaas.   Kulankan ayaa xooga la saaray xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta u dhaxaysa NCRI iyo UNHCR, gaar ahaan ilaalinta xuquuqda qaxootiga, barakacayaasha, iyo qaxootiga...

Telcom giant Hormuud accuses Kenyan forces of destroying Telecom infrastructure in Southern Somalia

Somalia’s largest telecommunications company, Hormuud Telecom, has accused Kenyan government forces of deliberately destroying its telecommunications equipment and facilities in the Dhuyac-garoon area of the Lower Juba region, an incident the company says has severely disrupted civilian communications and mobile money services.   In a statement released on Monday evening, Hormuud said the destruction targeted its infrastructure serving communities in Dhuyac-garoon,...

WARAR KALE

Somalia urges immediate end to clan clashes in Hiraan, warns against online incitement

MOGADISHU – Somalia's Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation on Saturday expressed deep concern over deadly clashes between rival clans in the Jalalaqsi district...

Muhaajiriin dooni ay kula degtay xeebaha Liibiya

Trípoli — Ugu yaraan 51 qof oo muhaajiriin ah ayaa la soo sheegayaa inay geeriyoodeen ama la la'yahay ka dib markii ay doon kula...

IMF urges Somalia to reform oil fiscal regime ahead of exploration boom

The International Monetary Fund (IMF) has urged Somalia to strengthen its petroleum fiscal framework as the country prepares for increased exploration activity. The recommendation follows...