Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Hay’adda Socdaalka oo billowday baaritaanka isticmaal aan la oggolayn ee hawada iyo garoomada dalka

MUQDISHO — Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay isticmaal aan la oggolayn oo lagu sameeyay hawada Soomaaliya iyo qaar ka mid ah garoomada diyaaradaha dalka.   Hay’addu waxay sheegtay inay si dhow ula shaqeyneyso hay’adaha kale ee qaranka ee arrintan quseyso, isla markaana ay billowday baaritaan degdeg ah oo lagu xaqiijinayo sax ahaanshaha warbixinno...

Somalia opens investigation into alleged unauthorised use of airspace and airports

MOGADISHU, Somalia - Somalia’s Immigration and Citizenship Agency has issued a statement on the unauthorized use of the country’s airspace and airports.   The agency said it is working in coordination with other relevant national institutions and has launched an urgent investigation to verify the accuracy of reports alleging violations of Somalia’s airspace and immigration laws.

Koonfur Afrika oo Ballanqaaday Inaysan Faragelin Barnaamijka Qaxootiga Mareykanka ee Lagu Qaabilayo Caddaan Koonfur Afrikaan ah

Johannesburg / Washington — Dowladda Koonfur Afrika ayaa ogolaatay inaysan faragelin barnaamij muran badan dhaliyay oo Mareykanku ku qaabilayo qaxooti caddaan ah oo Koonfur Afrikaan ah, sida lagu sheegay warbixin kooban oo laga diyaariyay kulan gudaha ah oo ay heshay wakaaladda wararka Reuters.   Ballanqaadkan ayaa lagu bixiyay kulan albaabadu u xirnaayeen oo dhacay 23-kii December, kaddib markii ay cirka isku...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Matabaan Kula Dardaarmay Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

HIIRAAN, Matabaan — Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo ay wehliyaan saraakiisha Qeybta 27-aad iyo Qeybta 21-aad, ayaa degmada Matabaan kula dardaarmay cutubyo ka tirsan Ciidanka XDS oo loo diyaariyay hawlgallo ka dhan ah Al-Shabaab.   Cutubyadan ayaa dhowaan dhammeystay tababar heer sare ah oo muddo socday, iyagoo soo bandhigay awood, ciidan iyo diyaar-garow buuxa oo ay u...

Mareykanka Oo Hirgelinaya Lacag Dammaanad (Visa Bond) Oo Gaaraysa $15,000 Dalal Afrikaan Ah

Washington, DC — Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay xeerar cusub oo dhanka socdaalka ah, kuwaas oo laga yaabo in muwaadiniin ka kala yimid dalal Afrikaan ah, oo ay ku jirto Nigeria, looga baahdo inay bixiyaan lacag dammaanad (visa bond) oo gaareysa $15,000 marka ay codsanayaan fiisooyinka B1/B2 (ganacsi iyo dalxiis).   Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka (US Department of State) ayaa sheegtay...

Hoggaamiyaha Kooxda Gooni-u-goosadka Yemen oo Soo Maray Soomaaliya Isagoo u Baxsanaya Imaaraadka

Cadan / Muqdisho — Isbahaysiga Sacuudigu hoggaamiyo ee ka dagaallama Yemen ayaa shaaca ka qaaday in hoggaamiyaha ururka gooni-u-goosadka Koonfurta Yemen (STC), Caydaruus Al-Zubaydi, uu ka baxsaday Yemen isagoo u gudbay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, islamarkaana uu sii maray Soomaaliya.     Tallaabadan ayaa timid kaddib markii Al-Zubaydi uu ka baaqsaday ka-qaybgalka wadahadallo nabadeed oo lagu ballansanaa in lagu qabto magaalada Riyaad...

Saudi-led coalition says STC’s al-Zubaidi fled to UAE via Somaliland

SANAA - The Saudi Arabia-led coalition in Yemen has announced that the leader of the secessionist Southern Transitional Council (STC) has fled to the United Arab Emirates via Somaliland after skipping planned peace talks in Riyadh.   In a statement on Thursday, the coalition said Aidarous al-Zubaidi “escaped in the dead of night” on Wednesday on board a vessel that departed Aden in...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Oo Tababar U Soo Xiray Ciidamo Ka Tirsan Gorgor

MUQDISHO — Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Gaas Odawa Yuusuf Raage, ayaa maanta tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada gaarka ah ee Gorgor, kuwaas oo tababar ku qaatay Kulliyadda Tababbarka Ciidamada ee TURKSOM.   Ciidamadan ayaa qaatay tababar ciidan oo adag, kaas oo diiradda lagu saaray kordhinta diyaargarowga, xirfadaha dagaalka,...

Burkina Faso Says It Foiled Coup Attempt Against President Traore

Burkina Faso, Bobo-Dioulasso - Burkina Faso’s government says it has thwarted an attempted coup against President Ibrahim Traore, accusing former transitional president Paul-Henri Sandaogo Damiba of masterminding the plot. Speaking on state television RTB, Security Minister Mahamadou Sana said the plan involved targeted assassinations of senior military and civilian officials, beginning with an attempt to kill President Traore. He alleged...

Burkina Faso Oo Sheegtay Inay Fashilisay Afgambi Lagu Doonayay In Lagu Rido Madaxweyne Traore

 Burkina Faso, Bobo-Dioulasso- Dowladda Burkina Faso ayaa sheegtay inay fashilisay isku day afgambi oo lagu doonayay in xilka looga tuuro Madaxweynaha dalka Ibrahim Traore, iyadoo qorshahaasi lagu eedeeyay madaxweynihii ku-meelgaarka ahaa ee hore Paul-Henri Sandaogo Damiba.   Wasiirka Amniga Burkina Faso, Mahamadou Sana, ayaa ka sheegay telefishinka qaranka ee RTB in qorshaha afgambiga uu ku lug lahaa dilal qorsheysan oo lagu...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo Garab Istaag u Muujisay Dowladda Qatar Kadib Dhacdadii Ka Dhacday Ras...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay garab istaag iyo taageero buuxda oo ay u fidinayso Dowladda Qatar, kaddib dhacdadii ka dhacday xarun gaas oo...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo kula kulmay masuuliyiin sare oo ka socday Qaramada Midoobay

BAYDHABO, Juun 23 – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Talaadadii magaalada Baydhabo kula kulmay wafdi sare oo ka socday Qaramada...

South West State Leader Meets UN Officials to Discuss Governance and Stability

BAIDOA, Somalia, June 23 - South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Adan Madobe, held talks with senior United Nations officials in...