Isreal’s Recognition Of Somaliland Raises Legal And Regional Questions
Israel’s recent recognition of the entity claiming independence in northwestern Somalia, commonly called Somaliland, has drawn sharp criticism from Somali legal and political circles. The move is widely seen as a violation of Somalia’s territorial integrity and a breach of international legal principles.
Legal scholars and Somali officials argue that the recognition does not reflect conditions on the ground and...
Shiinaha oo diiday aqoonsiga Israel ee Maamulka Somaliland
Beijing, Isniin – Shiinaha ayaa diiday tallaabo kasta oo lagu aqoonsanayo Somaliland, isagoo ku adkeystay taageeradiisa midnimada, madax-bannaanida iyo xuduudaha Soomaaliya.
“Waddan kasta waa in uusan dhiirigelin ama taageerin xoogagga gooni-u-istaagga gudaha waddamada kale si danahooda gaarka ah,” ayuu weriye u sheegay afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Shiinaha, Lin Jian, xilli uu ku jiray warbixin joogto ah oo ka dhacday...
China opposes Somaliland recognition, reaffirms support for Somalia
Beijing – China on Monday rejected any moves to recognise the self-declared Republic of Somaliland, stressing its support for Somalia’s sovereignty, unity and territorial integrity.
“No country should encourage or support other countries’ internal separatist forces for its own selfish interests,” Chinese Foreign Ministry spokesperson Lin Jian told reporters at a regular briefing in Beijing.
He called on authorities in Somaliland...
Gollaha amniga oo ka shiraya faragelinta Israel ee madax-bannaanida Soomaaliya
NEW YORK – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku shiraya kulan degdeg ah Isniinta, ka dib markii caalamku si weyn uga falceliyey go’aanka muranka dhaliyay ee Israel ee aqoonsiga Somaliland sida dal madax-bannaan.
Ka hor kulanka, 21 waddan oo intooda badan Muslim ah ayaa Sabtidii fiidkii soo saaray bayaanno wadajir ah oo ku hanjabay “cawaaqib xumo culus” ka dhalan...
UN Security Council to hold meeting on Israel’s move to violate Somali sovereignty
NEW YORK - The U.N. Security Council will convene an emergency meeting Monday as global backlash grew over Israel's controversial recognition of Somaliland as an independent state.
Ahead of the session, 21 predominantly Muslim countries issued a joint statement late Saturday warning of "serious repercussions" from the Israeli decision on "peace and security in the Horn of Africa" and in...
Midowga Yurub oo ku baaqay in la ixtiraamo madax-bannaanida Soomaaliya ka dib aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland
MUQDISHO – Axaddii, Midowga Yurub ayaa ku baaqay in la ixtiraamo dhuleednimada Soomaaliya ka dib markii Israa’iil ay noqotay waddankii ugu horreeyay ee si rasmi ah u aqoonsada gobolka Somaliland inuu yahay dal madax-bannaan.
Go’aanka Israa’iil, oo la shaaciyay Jimcihii, ayaa si degdeg ah u helay cambaareyn caalami ah, iyadoo dalal badan oo Afrika iyo Bariga Dhexe ka mid ahi...
EU Urges Respect for Somalia’s Sovereignty After Israel Recognises Somaliland
MOGADISHU - The European Union on SSunday called for Somalia’s territorial integrity to be respected after Israel became the first country to formally recognise the breakaway region of Somaliland as an independent state.
Israel’s move, announced on Friday drew swift international criticism, with several African and Middle Eastern countries rejecting any unilateral change to Somalia’s borders.
“The European Union reaffirms its...
Somali army kills 15 Al-Shabaab fighters in Bakool region operation
Mogadishu – Somalia’s national army has carried out a planned security operation in the Moora Gaabey area, about 30 kilometres northeast of Xudur, the administrative centre of Bakool region, military officials said.
The operation targeted hideouts used by Al-Shabaab militants and resulted in the killing of 15 members of the group, including three senior leaders, according to the Somali National...
Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay gobolka Bakool
Muqdisho – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fuliyay hawlgal amni oo qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Moora Gaabey, oo qiyaastii 30 kiiloomitir waqooyi-bari kaga beegan magaalada Xudur, xarunta maamulka gobolka Bakool.
Hawlgalka ayaa lagu beegsaday goobo ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab, waxaana natiijadiisa lagu dilay 15 xubnood oo ka tirsanaa kooxdaasi, oo ay ku jireen 3 hogaamiye oo sare, kuwaas...
Hundreds protest in Mogadishu against Israel’s recognition of Somaliland
Mogadishu, Somalia – Hundreds of residents took to the streets of Mogadishu late on Thursday to protest Israel’s decision to recognize Somaliland as an independent state.
The demonstration occurred at the Taleex junction in Hodan district, Banadir region, where mostly young protesters carried placards and banners expressing support for Somalia’s unity and sovereignty.
Participants condemned Israel’s move as interference in Somalia’s...










