Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Masar oo Si Adag u Diidday Faragelinta Israa’iil ee Madax-bannaanida Soomaaliya

Qaahira, 30 December 2025 – Masar ayaa si adag u xaqiijisay inaysan aqbali doonin faragelin kasta oo Israa’iil ku samayso madaxbannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabooyinka noocaas ah ku tilmaantay khatar weyn oo ku wajahan midnimada dhulka dalka.   Dowladda Masar ayaa bayaankan ka soo saartay kulan degdeg ah oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC) ay yeesheen, kaas...

Egypt Condemns Israeli Interference in Somalia, rejects Somaliland recognition

Cairo, December 30, 2025 – Egypt strongly affirmed on Tuesday that it will not accept any interference by Israel in the sovereignty and unity of the Federal Republic of Somalia, describing such actions as a serious threat to the country’s territorial integrity.   The Egyptian government made the statement during an emergency meeting of the United Nations Security Council (UNSC), convened...

Faransiiska oo ku biiray dalalka kasoo horjeestay aqoonsiga Israel ee Somaliland

NEW YORK - Dowladda Faransiiska ayaa xalay ka hor caddeysay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (QM) mowqifkeeda ku aaddan inaysan ogolaaneyn in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) la kala gooyo. Dowladda Faransiiska ayaa arrintan ku tilmaamtay mid si toos ah u khalkhalgelinaysa midnimada iyo madax-bannaanida dalka. Hadalkan ayay dowladdu ka sheegtay kulankii degdegga ahaa ee Golaha Ammaanka, kaas oo Soomaaliya codsatay...

Ruushka oo cambaareeyay tallaabada Israel ku aqoonsatay Somaliland

NEW YORK - Dowladda Ruushka ayaa sheegtay inay si cad oo rasmi ah u garab taagantahay ilaalinta midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS), iyadoo carrabka ku adkaysay in Soomaaliya tahay dal leh qaranimo buuxda iyo xuduudo caalami ah oo la aqoonsanyahay.   Hadalkan ayaa Dowladda Ruushka ka jeedisay kulankii degdegga ahaa ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (QM), ka dib...

UN Security Council warns Israel’s Somaliland move risks regional fallout

NEW YORK — The United Nations Security Council on Monday warned that Israel’s recognition of Somaliland could undermine Somalia’s territorial integrity and destabilise the wider Horn of Africa, as all but one council member criticised the move during an emergency session.   The meeting was convened after Israel became the first country to formally recognise Somaliland, a self-proclaimed state that broke...

Gollaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo Cambaareeyay Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

NEW YORK - Inta badan xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si adag u dhaleeceeyay go’aanka Israa’iil ay ku aqoonsatay Somaliland, iyagoo ka digay in tallaabadaasi ay khatar ku tahay midnimada Soomaaliya isla markaana ay saameyn ballaaran ku yeelan karto xasilloonida gobolka, oo ay ku jiraan cawaaqib ku wajahan Falastiiniyiinta ku sugan Qaza.   Kulanka degdegga ah ee Golaha Ammaanka...

South Africa condemns Israel’s recognition of Somaliland as an independent state

CAPE TOWN – South Africa on Monday warned that any move by Israel to recognise the self-declared state of Somaliland as an independent country would pose a “direct threat” to peace and stability in the Horn of Africa.   In a statement expressing deep concern, South Africa’s foreign ministry said such recognition would violate Somalia’s sovereignty and territorial integrity. “Israel’s action legitimises...

South Africa oo cambaareysay tallaabada Israel ee aqoonsiga Somaliland

CAPE TOWN - Koonfur Afrika ayaa ka digtay in go’aanka Israa’iil ay ku aqoonsanayso gobolka gooni-isu-taagga ah ee Somaliland inuu yahay dowlad madax-bannaan uu yahay “khatar toos ah” oo ku wajahan nabadda Geeska Afrika.   Iyadoo walaac muujinaysa bayaan ay soo saartay, Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalkaasi waxay sheegtay in aqoonsigaasi uu jebinayo madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya. “Ficilka Israa’iil wuxuu...

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay dadaallada diblumaasiyadeed ee difaaca midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya

Jabuuti, Diseembar 29, 2025 — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Jabuuti kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.   Kulanka labada Madaxweyne ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-tashiga iyo isku-duwidda dadaallada diblumaasiyadeed ee lagu difaacayo midnimada, madax-bannaanida iyo qaranimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Waxaa si gaar ah loo adkeeyey muhiimadda ay leedahay in...

Shirka Gollaha Wadatashiga oo War-murtiyeed laga soo saarey

MUQDISHO - Golaha Wadatashiga Qaranka, oo kulamo xiriir ah ku yeeshay Madaxtooyada Qaranka, ayaa soo saaray War-murtiyeed lagu adkaynayo mowqifka dowladda ee ku aaddan ilaalinta midnimada dalka.   Golaha Wadatashiga oo uu guddoomiyey Madaxwaynaha Jamhuuriyadda, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo jeediyay tallooyin wax-ku-ool ah oo lagu mideynayo dadaalka dowladda iyo tallaabooyinka la qaadayo ee lagaga hortagayo aragtida goonni-goosatada.

WARAR KALE

National Communications Authority Convenes First Somalia Submarine Cable Technical Working Group Workshop

Nairobi, Kenya – 22 June 2026 – The National Communications Authority (NCA), in collaboration with the International Finance Corporation (IFC), today convened the first...

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed oo dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo

BAYDHABO - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa...

Israaiil oo ciidamada usoo dirtay maamulka Soomaaliland

MUQDISHO - Mas'uul sare oo ka tirsan dowladda federaalka Soomaali ayaa sheegay in 50 askari oo ka tirsan ciidanka Israaiil, kuwaas oo asal ahaan...