Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Mike Waltz: “Qaramada Midoobay waxay xilal siinaysaa dalal ay ka jirto amni-darro sida Soomaaliya

NEW YORK - Safiirka Maraykanka ee QM, Mike Waltz, ayaa sheegay in mid ka mid ah cilladaha waaweyn ee Qaramada Midoobay ay tahay in dalal lagu meeleeyo xilal sare oo caalami ah, iyada oo aan loo eegin xaaladda amni ee ka jirta gudaha dalalkaas.   Hadalkan ayuu ka jeediyay xilli Soomaaliya ay isu diyaarinayso inay 1-da Janaayo la wareegto hoggaanka Golaha...

EU stands with Somalia as Israel recognizes breakaway Somaliland

BRUSSELS — The European Union reaffirmed the importance of respecting Somalia’s sovereignty, unity and territorial integrity following Israel’s recognition of Somaliland as an independent state.   In a statement, the EU said adherence to Somalia’s constitution, as well as the charters of the African Union and the United Nations, is “key for the peace and stability of the entire Horn of...

Somalia president holds talks with Qatar emir on sovereignty concerns

MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud held phone talks with Qatar’s Emir Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani on Saturday, focusing on safeguarding Somalia’s sovereignty and territorial integrity, the presidency said.   According to a statement, President Mohamud briefed the Qatari leader on Somalia’s firm position against what he described as plans and actions that threaten the country’s unity and national...

Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay ilaalinta midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya

Muqdisho - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wada-tashi diblomaasiyadeed kula yeeshay khadka taleefoonka Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamiim binu Xamad Al-Thani.   Intii uu socday wadahadalka, Madaxweynaha ayaa Amiirka Qatar la wadaagay mowqifka joogtada ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka dhanka ah qorshe kasta oo halis gelinaya midnimada dhuleed iyo madax-bannaanida qaran ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sidoo...

Ciraaq oo si adag uga soo horjeesatay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

BAGDAD — Jamhuuriyadda Ciraaq ayaa si xooggan uga soo horjeestay go’aanka Israa’iil ee aqoonsiga waxa ay ugu yeertay “Dhulka Soomaaliland,” iyadoo tallaabadan ku tilmaantay xadgudub cad oo ka dhan ah madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana ka hor imanaya sharciga caalamiga ah iyo Axdiga Qaramada Midoobay.   Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Ciraaq ayaa sheegtay in, maadaama Ciraaq...

Turkey condemns Israel’s recognition of Somaliland as threat to Horn of Africa stability

ANKARA — Turkey’s Ministry of Foreign Affairs has strongly condemned Israel’s recent announcement recognizing the independence of Somaliland, calling the move a violation of international law and a threat to stability in the Horn of Africa.     In a statement, ministry spokesperson Öncü Keçeli emphasized that Turkey considers the unity, sovereignty, and territorial integrity of the Federal Republic of Somalia inviolable....

Dowladda Turkiga oo si adag uga soo horjeesatay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

ANKARA — Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Turkiga ayaa warsaxaafadeed rasmi ah ka soo saartay ku saabsan ku dhawaaqista Israa’iil ee aqoonsiga madaxbannaanida gobolka Somaliland.   Af-hayeenka Wasaaradda, Öncü Keçeli, ayaa sheegay in tallaabadan ay tahay xadgudub ku ah sharciga caalamiga ah isla markaana halis ku ah xasilloonida Geeska Afrika. Keçeli ayaa adkeeyay in Turkigu uu u arko midnimada, madax-bannaanida iyo wadajirka...

Jordan condemns Israel’s recognition of Somaliland as violation of Somalia’s sovereignty

AMMAN — The Jordanian government has strongly condemned Israel’s recent decision to recognize Somaliland, describing it as a clear violation of international law and the United Nations Charter, as well as an infringement on the sovereignty, unity, and territorial integrity of the Federal Republic of Somalia.   In a statement, the Jordanian Foreign Ministry reaffirmed its steadfast support for Somalia, emphasizing...

Dowladda Jordan oo sheegtay in Israa’iil ay xadgudub ku samaysay madaxbannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya

AMMAAN — Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Jordan ayaa lagu sheegay in dowladda Jordan ay si adag uga soo horjeeddo ku dhawaaqista Israa’iil ee aqoonsi ku saabsan Maamulka Somaliland.   Jordan waxay tallaabadaas ku tilmaantay mid si cad u jebinaysa sharciga caalamiga ah iyo Axdiga Qaramada Midoobay, isla markaana xadgudub ku ah madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed...

IGAD strongly opposes Israel’s recognition of Somaliland

ADDIS ABABA — The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has strongly condemned any attempt to recognize Somaliland, reiterating that the Federal Republic of Somalia remains a fully sovereign and independent member state of the regional bloc.   In a statement, IGAD said any unilateral recognition of Somaliland would violate the charters of the United Nations, the African Union, and the IGAD...

WARAR KALE

National Communications Authority Convenes First Somalia Submarine Cable Technical Working Group Workshop

Nairobi, Kenya – 22 June 2026 – The National Communications Authority (NCA), in collaboration with the International Finance Corporation (IFC), today convened the first...

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed oo dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo

BAYDHABO - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa...

Israaiil oo ciidamada usoo dirtay maamulka Soomaaliland

MUQDISHO - Mas'uul sare oo ka tirsan dowladda federaalka Soomaali ayaa sheegay in 50 askari oo ka tirsan ciidanka Israaiil, kuwaas oo asal ahaan...