Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

IGAD oo si adag uga soo horjeesatay aqoonsiga Israel ee gobollada waqooyi ee Soomaaliya

ADDIS ABABA — Urur Goboleedka IGAD ayaa si cad uga soo horjeestay isku day kasta oo lagu aqoonsanayo Somaliland, isagoo xusay in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay weli tahay dal madax-bannaan oo xubin ka ah IGAD, islamarkaana midnimadeeda, madaxbannaanideeda iyo dhulkiisa si buuxda loogu aqoonsan yahay sharciga caalamiga ah.   Qoraal kasoo baxay IGAD ayaa lagu sheegay in aqoonsi hal dhinac ah...

Senior Somali army commander visits front lines amid anti-Shabaab offensive

SHABELLE MIDDLE, Somalia — A senior Somali military commander visited front-line areas in the Middle Shabelle region on Friday, where government forces are carrying out heavy operations against the Islamist group Al-Shabaab, the army said.   Brigadier General Ibrahim Mohamed Mahmoud, commander of the Somali National Army’s Support Command, arrived in areas near Sheikh Yaala, Jabad Godane and surrounding villages, where...

Taliyaha Taliska Taakuleynta CXDS oo kormeeray furimaha dagaalka ee ka socda Shabeellaha Dhexe

SHABEELLAHA DHEXE — Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), oo howlo shaqo u joogay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa shalay kormeer shaqo ku gaaray agagaarka deegaanada Sheekh Yaala, Jabad Godane iyo deegaano kale oo ay ka socdaan howlgallo culus oo ka dhan ah Khawaarijta.   Socdaalka Taliyaha ayaa qeyb ka ahaa dadaallada lagu xoojinayo laguna dardar-gelinayo howlgallada...

Midowga Afrika oo si adag u diiday aqoonsiga Israel ee Somaliland

ADDIS ABABA — Midowga Afrika (AU) ayaa Jimcihii si cad u diiday tallaabo kasta oo lagu aqoonsanayo Somaliland inay tahay dal madax-bannaan, isagoo mar kale adkeeyay go’aankiisa ku aaddan ilaalinta midnimada, madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.   Bayaan uu soo saaray Midowga Afrika ayaa lagu sheegay in Guddoomiyaha Guddiga AU, Maxamuud Cali Yuusuf, uu “si aan mugdi ku...

African Union rejects recognition of Somaliland, backs Somalia’s unity

ADDIS ABABA - The African Union (AU) on Friday rejected any move to recognize the breakaway region of Somaliland as an independent state, reaffirming its firm commitment to Somalia’s unity, sovereignty, and territorial integrity.   The bloc released a statement saying the chairman of the AU Commission, Mahmoud Ali Youssouf “unequivocally reaffirms” its stance for “respect for the intangibility of borders...

Trump tells The Post he’s not ready to embrace Somaliland independence — unlike pal Netanyahu

WASHINGTON — President Trump told The Post that he won’t quickly follow Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu in recognizing the independence of Somaliland — saying he has to “study” his longtime Mideast ally’s pitch on behalf of the breakaway republic.   Israel on Friday became the world’s first country to recognize Somaliland’s split from anarchic Somalia and Netanyahu vowed to deliver...

Trump oo ka hadlay aqoonsiga Israel ay Somaliland u aqoonsatay dal madax-bannaan

WASHINGTON — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanku uusan si degdeg ah ugu dayayn doonin go’aanka Israa’iil ee aqoonsiga madaxbannaanida Somaliland, isagoo muujiyay taxaddar iyo baahi loo qabo in arrinta si qoto dheer loo daraaseeyo loona qiimeeyo.   Isagoo la hadlayay warbaahinta Mareykanka, Trump wuxuu qiray in Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu uu ku dadaalayay in Washington ay ku...

Dowladda Soomaaliya oo Si Adag uga Hor-Timid Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

MUQDISHO — Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale ku adkaysay in ay si buuxda oo aan laga gorgortami karin uga go’an tahay madax-bannaanideeda, midnimadeeda qaran, iyo wadajirka dhuleed, iyadoo tixraaceysa Dastuurka Ku Meel Gaarka ah, Axdiga Qaramada Midoobay, iyo Axdiga Aasaasiga ah ee Midowga Afrika.   Bayaan xooggan oo ka soo baxay Dowladda Federaalka ayaa si cad uga hor yimid tallaabada...

Somalia Condemns Israel’s Somaliland Recognition, Vows to Defend Its National Unity

MOGADISHU — The Federal Republic of Somalia has reaffirmed its absolute and non-negotiable commitment to its sovereignty, national unity, and territorial integrity, citing the Provisional Constitution, the United Nations Charter, and the African Union Constitutive Act.   In a strongly worded statement, the Somali government categorically rejected Israel’s recent recognition of the northern region of Somaliland, describing it as a deliberate...

Israel recognises Somaliland as independent state

Jerusalem — Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu announced on Friday that Israel has officially recognised Somaliland as an independent state, a major diplomatic move that could have wide-ranging implications for the Horn of Africa.   In a statement from Netanyahu’s office, Israel and Somaliland were said to have signed a joint declaration formalising the recognition. Netanyahu said the move was in...

WARAR KALE

National Communications Authority Convenes First Somalia Submarine Cable Technical Working Group Workshop

Nairobi, Kenya – 22 June 2026 – The National Communications Authority (NCA), in collaboration with the International Finance Corporation (IFC), today convened the first...

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed oo dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo

BAYDHABO - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa...

Israaiil oo ciidamada usoo dirtay maamulka Soomaaliland

MUQDISHO - Mas'uul sare oo ka tirsan dowladda federaalka Soomaali ayaa sheegay in 50 askari oo ka tirsan ciidanka Israaiil, kuwaas oo asal ahaan...