Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Jabuuti oo booqasho ku yimid Muqdisho

MUQDISHO - Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Xasan Cumar Maxamed.   Wasiirka Gaashaandhigga Jabuuti iyo wafdigiisa ayaa caasimadda Muqdisho u yimid ka qaybgalka kalfadhiga 35-aad ee Golaha Wasiirrada...

Somalia, Turkey sign deal to boost marine production and blue economy

ANKARA — Somalia and Turkey have signed a cooperation agreement aimed at developing Somalia’s marine production and blue economy, Somali officials said on Tuesday.   The agreement was signed in Ankara by Somalia’s Minister of Fisheries and Blue Economy, Ahmed Hassan Aden, and Turkey’s OYAK Group, following earlier understandings between the two sides on joint investment in the sector. Somalia’s defence minister...

Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis lagu horumarinayo wax-soosaarka badda

ANKARA - Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa magaalada Ankara ku saxiixay heshiis iskaashi iyo horumarinta wax-soosaarka badda ah oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, kadib kulan uu la yeeshay shirkadda OYAK ee dalka Turkiga.   Heshiiskan, oo horey ay ugu heshiiyeen labada dhinac, ayaa diiradda saaraya ilaalinta iyo horumarinta khayraadka...

Somali intelligence forces kill nine Al-Shabaab fighters in Hiiraan operation

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), working with international partners, killed at least nine Al-Shabaab fighters during a planned operation carried out on Tuesday in the Tardo area of Hiiraan region, authorities said.   NISA said the raid was launched after receiving credible intelligence indicating that the militants had established an illegal checkpoint in the area and...

Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Hiiraan, 9 ka tirsan Al-Shabaab oo la dilay

MUQDISHO - Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa maanta howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Tardo ee gobolka Hiiraan, halkaas oo lagu dilay illaa sagaal dhagarqabe oo ka tirsanaa Al-Shabaab, sidoo kalena lagu burburiyay goob ay halkaas ku diyaarinayeen dhibaateynta shacabka.   Howlgalka ayaa yimid kaddib markii la helay xog sirdoon oo sugan oo muujinaysay in...

Somalia, China mark 65 years of diplomatic ties in Mogadishu

MOGADISHU — Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Tuesday attended a ceremony in Mogadishu marking the 65th anniversary of diplomatic relations between Somalia and China, hailing what he described as a long-standing partnership built on mutual respect and cooperation.   Speaking at the event, Barre underscored the historical importance of six and a half decades of ties, saying relations between...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ka qeyb galay xuska 65-guurada xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Shiinaha

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda xuska 65-guurada xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha, taas oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.   Ra’iisul Wasaaraha oo khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa adkeeyay muhiimadda taariikhiga ah ee ay leedahay 65 sano oo xiriir diblomaasiyadeed, isagoo xusay...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo xilka u kala wareejiyay Wasiirka cusub iyo Wasiirkii hore ee Ganacsiga

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah xilka ugu kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, iyo Wasiirkii hore ee wasaaraddaas, Mudane Maxamuud Axmed Aadan (Geesood).   Munaasabadda xil-wareejinta ayaa ka dhacday caasimadda Muqdisho, waxaana ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan xukuumadda iyo saraakiil sare...

Somali army ground forces chief tours frontline areas in central region

MOGADISHU — The commander of the Somali National Army’s ground forces, Brigadier General Sahal Abdullahi Omar, has carried out an operational tour of areas along the Shabelle River in the central Shabelle Middle region, military officials said.   The visit focused on assessing security conditions and ongoing operations against the Islamist group Al-Shabaab in riverine areas that have seen repeated clashes. Accompanied...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer shaqo ku tegay jiinka Wabiga Shabeelle ee Shabeellada Dhexe

SHABEELLADA DHEXE — Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa kormeer shaqo ku tegay deegaanno ku yaalla jiinka Wabiga Shabeelle ee gobolka Shabeellada Dhexe, si uu u qiimeeyo xaaladda amniga iyo howlgallada ka socda halkaas.   Taliyaha oo ay wehlinayeen saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kulamo la yeeshay maamulka degmada Balcad,...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo Garab Istaag u Muujisay Dowladda Qatar Kadib Dhacdadii Ka Dhacday Ras...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay garab istaag iyo taageero buuxda oo ay u fidinayso Dowladda Qatar, kaddib dhacdadii ka dhacday xarun gaas oo...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo kula kulmay masuuliyiin sare oo ka socday Qaramada Midoobay

BAYDHABO, Juun 23 – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Talaadadii magaalada Baydhabo kula kulmay wafdi sare oo ka socday Qaramada...

South West State Leader Meets UN Officials to Discuss Governance and Stability

BAIDOA, Somalia, June 23 - South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Adan Madobe, held talks with senior United Nations officials in...