Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Turkigu oo ku dhawaaqay inuu 2026 billaabi doona qodista shidaalka xeebta Soomaaliya

ANKARA - Dowladda Turkiga ayaa sheegtay inay sanadka dambe ay billaabi doonto qodista shidaalka ku jira xeebaha dalka Soomaaliya kadib sahmin ay samaysay.      

Somalis Among 12 Detained in Minneapolis Immigration Sweep After Trump’s Anti-Migrant Remarks

WASHINGTON — U.S. authorities have detained several people, including Somali nationals, in a sweeping immigration enforcement operation in Minneapolis, officials said Wednesday, just two days after Trump launched a tirade against immigrants from the Horn of Africa, particularly Somalis, and vowed to remove them from the country.   The Department of Homeland Security said the arrests began Monday and released a...

Shan qof oo Soomaali ah oo lagu xiray gobolka Minnesota

WASHINGTON - Mas’uuliyiinta dowladda Mareykanka ayaa sheegay in dad ay ku jiraan Soomaali lagu xiray magaalada Minneapolis intii lagu guda jiray hawlgal baaxad leh oo ka dhan ah dadka aan haysan dukumentiyada socdaalka, iyadoo arrintu ay dhacday laba maalmood kadib markii Madaxweyne Donald Trump uu aflagaado u jeediyay muhaajiriinta ka soo jeeda Geeska Afrika, gaar ahaan Soomaaliya, isla markaana...

Somalia’s Disaster Management Head Appeals to Donors Over Severe Drought

MOGADISHU, Somalia — The Chairman of Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA), Mohamud Moallim Abdulle, held a crucial virtual meeting on Thursday with international donors from the European Union, the United States, and the United Nations to discuss the worsening drought across the country.   During the Zoom meeting, Abdulle provided a detailed briefing on the severity of the drought in...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Kala Hadlay Deeq-bixiyayaasha Abaarta Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta kulan muhiim ah oo dhanka Zoomka ah kula yeeshay deeq-bixiyayaal ka socday dalalka Midowga Yurub, Mareykanka iyo Qaramada Midoobay.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda abaarta dalka oo haatan maraysa heer khatar ah, iyadoo saameyn ballaaran ku yeelatay gobollada kala duwan ee Soomaaliya. Guddoomiyaha ayaa deeq-bixiyayaasha si faahfaahsan...

Somalia Cabinet Approves Penal Code and Environmental Agency Bill

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Cabinet on Thursday approved key legislation, including the country’s Penal Code and the establishment of a national Environmental Management Agency, during their weekly meeting.   The session, chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre, saw the Penal Code passed after extensive consultations with religious leaders, civil society, and legal experts. The code has been aligned with Islamic...

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Sharciga Ciqaabta iyo Hay’adda Maareynta Deegaanka

MUQDISHO, Soomaaliya — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiis, 4-ta Diseembar 2025, ku ansixiyay shuruuc iyo heshiisyo muhiim u ah horumarinta dalka, kulankoodii toddobaadlaha ahaa ee maanta.   Shirka oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu meel mariyay Sharciga Ciqaabta Soomaaliyeed, kadib la-tashiyo balaaran oo lala yeeshay culumada, bulshada rayidka ah, iyo khubaro sharci,...

Somalia’s President Unveils Youth Empowerment Plans at National Leadership Summit

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday closed the 6th National Leadership and Innovation Summit, unveiling a series of initiatives aimed at empowering the country’s youth.   The plans include reforms in education, promotion of youth programs, and implementation of public participation in elections, designed to enable young Somalis to play an active role in governance and national...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Soo Bandhigay Qorsheyaasha Awood-siinta Dhallinyarada Soomaaliyeed

MUQDISHO, Soomaaliya — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta soo xiray Shirweynaha 6-aad ee Hoggaanka iyo Hal-abuurka Soomaaliya, isagoo soo bandhigay qorsheyaal cusub oo lagu taageerayo dhallinyarada dalka.   Qorshayaashaasi waxaa ka mid ah dib-u-habeynta waxbarashada, dhiirri-gelinta barnaamijyada dhallinyarada, iyo hirgelinta doorashooyinka dadweynaha, kuwaas oo u suurtagelinaya dhallinyarada inay si firfircoon uga qayb qaataan hogaaminta iyo go’aan...

Somalia and Turkey Boost Maritime Cooperation, Port Development

ANKARA, Turkey — Somalia’s Minister of Ports and Maritime Transport, Abdulkadir Mohamed Nur, met on Thursday with Turkey’s Minister of Transport and Infrastructure, Abdulkadir Uraloğlu, in Ankara to discuss deepening bilateral cooperation in maritime affairs and port development.   During the meeting, the ministers focused on several key areas, including the modernization of Somalia’s ports, expansion of maritime infrastructure, and the...

WARAR KALE

Somali Prime Minister Arrives in Galmudug for Talks With Regional President

DHUSAMAREB, Somalia – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre arrived in the central city of Dhusamareb on Wednesday for an official visit to Galmudug...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray Dhuusamareeb, kulan la yeeshay Madaxweynaha Galmudug

DHUUSAMAREEB – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa Arbacadii gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo si diirran loogu soo...

Puntland Announces New Security Measures, Warns Against Unauthorized Militias and Federal Activities

GAROWE, Somalia – Puntland authorities on Wednesday announced a series of new security measures, including restrictions on militia activity, anti-smuggling operations and tighter controls on...