Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Dowladda Federaalka oo ka hadashay rabshadihii Boorama, baaqna u dirtay maamulka iyo shacabka Awdal

MUQDISHO — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta war-saxaafadeed ay soo saartay ku muujisay walaac xooggan oo ay ka qabto qalalaasihii rabshadaha watay ee ka dhacay Gobolka Awdal, gaar ahaan magaalada Boorama, halkaas oo ay ka dhasheen khasaare nafeed iyo dhaawacyo.   Dowladda Federaalka ayaa tacsi u dirtay ehelada dadkii ku dhintay rabshadaha, waxayna u rajeysay caafimaad degdeg ah dadka ku dhaawacmay,...

Tension grips Borama City after two days of deadly unrest

BORAMA, Somalia — A tense battle prevailed in the northwestern city of Borama on Friday after more than 48 hours of violent clashes between Somaliland security forces and protesters opposing a planned cultural book event, residents said.   The unrest erupted after sections of the Awdal community rejected a government-backed ceremony to launch a book documenting the Xeer of the Issa...

Xiisad Kacsan oo Saaka laga Dareemayo Boorama kaddib 48 Saacadood oo Rabshado ah

BOORAMA — Magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal ayaa saaka wajahaysa xaalad daganaansho aan cago badan ku taagneyn, kaddib muddo ka badan 48 saacadood oo ay ka socdeen dibadbaxyo rabshado watay oo u dhexeeyay ciidamada Somaliland iyo shacabka deegaanka.   Rabshadaha ayaa qarxay markii bulshada Awdal ay si adag uga horyimaadeen qorshaha lagu qabanayo xaflad lagu soo bandhigayo buug ka hadlaya...

SoDMA oo Muqdisho ku soo gabagabeeyay tababar ku saabsan Jinsiga

MUQDISHO — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa si rasmi ah Muqdisho ugu soo xiray tababar shan maalmood socday oo lagu diyaarinayay macallimiin ku takhasusay Qorshaha Waxqabadka Jinsiga ee Qaab-dhismeedka Sendai Framework.   Tababarkan, oo diiradda lagu saaray xoojinta fahamka arrimaha jinsiga, sinnaanta iyo awood-siinta haweenka ee la xiriirta maareynta masiibooyinka, waxaa ka qayb galay wakiillo ka...

Somali president arrives in Qatar for security and development forum

DOHA — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Doha on Friday to attend the Doha Forum, a high-level gathering focused on global security, politics and development cooperation, his office said.   Mohamud was received at Hamad International Airport by senior Qatari government officials. The visit is part of ongoing efforts to strengthen bilateral ties between Somalia and Qatar, which has...

Maxay salka ku haysaa booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh ee dalka Qatar?

DOHA — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Madasha Dooxa oo diiradda lagu saarayo arrimaha amniga, siyaasadda iyo iskaashiga horumarineed ee caalamka.   Madaxweynaha ayaa lagu soo dhaweeyay garoonka Hamad International Airport, waxaana qaabilay mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Qatar. Booqashadan ayaa qeyb ka ah dadaallada...

Commentary | Cultural exchanges help bridge global divides

HANGZHOU -- Amid escalating geopolitical tensions and regional conflicts, the unifying power of culture has grown increasingly vital in connecting people, fostering friendship, dispelling misunderstandings, and even bridging divides.   This will become more evident, as the recommendations for China's 15th Five-Year Plan (2026-2030) call for efforts to promote cross-border cultural exchanges, boost cultural creativity, and advance fine traditional culture and...

Experts share insights on advancing China-Africa modernization at Hong Ting Forum in Kenya

NAIROBI, Kenya -- The Hong Ting Forum was held Thursday in Nairobi, the capital of Kenya, bringing together government officials, scholars, and media practitioners to discuss innovative ways of advancing China-Africa modernization over the next five years.   Organized by the Institute of Party History and Literature of the Communist Party of China Central Committee and Xinhua News Agency, the forum...

Somalia Launches National Consultations to Speed Up Implementation of 2025–2029 Development Plan

MOGADISHU — Somalia’s Ministry of Planning on Thursday launched a national consultation meeting bringing together federal and state-level planning ministers to accelerate the implementation of the country’s new development agenda.   The gathering, held in Mogadishu, convened the National Development Council, which includes the federal planning minister and his counterparts from the Federal Member States. Discussions centered on speeding up the...

Qorshaha Isbeddelka Qaranka oo Muqdisho Lagu Dardargelinayo

MUQDISHO — Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa Muqdisho ka furtay kulan wadatashi oo ay isugu yimaadeen Golaha Horumarinta Qaranka, kaas oo ay ka qeybgalayaan Wasiirka Qorsheynta Dowladda Federaalka iyo wasiirrada qorsheynta dowlad-goboleedyada.   Kulanka ayaa xooga lagu saaray dardargelinta hirgelinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (QIQ 2025–2029), xoojinta wada-shaqeynta hay’adaha heer federaal iyo heer dowlad-goboleed, gurmadka abaaraha dalka ka jira iyo...

WARAR KALE

Somali Prime Minister Arrives in Galmudug for Talks With Regional President

DHUSAMAREB, Somalia – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre arrived in the central city of Dhusamareb on Wednesday for an official visit to Galmudug...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray Dhuusamareeb, kulan la yeeshay Madaxweynaha Galmudug

DHUUSAMAREEB – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa Arbacadii gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo si diirran loogu soo...

Puntland Announces New Security Measures, Warns Against Unauthorized Militias and Federal Activities

GAROWE, Somalia – Puntland authorities on Wednesday announced a series of new security measures, including restrictions on militia activity, anti-smuggling operations and tighter controls on...