Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia Urges Global Action on Food and Water Security at Istanbul Forum

ISTANBUL, Turkey — Somalia’s Minister of Agriculture and Irrigation, Mohamed Abdi Hayir Maareeye, attended this year’s World Ministers of Agriculture Forum in Istanbul, which focused on “Preventing Food and Water Loss and Protecting Our Future.”   During the forum, Maareeye delivered a speech urging immediate global action to address growing threats to food security and water scarcity. He highlighted the increasing...

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo Istanbul ka hadlay Caqabadaha Cunto iyo Biyo La’aanta

ISTANBUL, Turkiga – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa magaalada Istanbul kaga qeyb galay Madasha Wasiirrada Beeraha Adduunka ee sanadkan, oo looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa luminta cuntada iyo biyaha, lana ilaalin lahaa mustaqbalka dabiiciga ah ee dunida.   Madashan oo ka dhacday Istanbul, ayaa wasiirradu ku falanqeeyeen caqabadaha sii kordhaya ee saameynaya...

Somali PM Visits Morocco’s Tanger Med Port to Boost Infrastructure and Trade Ties

TANGIER, Morocco, Nov 28, 2025 — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Friday visited Morocco’s Tanger Med Port, one of Africa’s largest maritime hubs and a key gateway for global trade, as part of his working trip to the North African kingdom.   Tanger Med — the biggest port complex in Africa and the Mediterranean — links commercial routes between Africa,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo booqday Dekadda caalamiga ah ee Tanger Med ee Boqortooyada Morooko

Tangier, Marooko, Jimco, 28 Nofeembar 2025:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo weli ku guda jira howlihii shaqo ee uu u joogay Boqortooyada Morooko, ayaa maanta booqday dekadda Tanger Med, oo ah marsada ugu weyn Qaaradda Afrika iyo Badda Mediteraaniyaanka, kana mid ah dekedaha ugu muhiimsan ganacsiga caalamka.   Dekadda Tanger Med ayaa si istiraatiiji ah...

Somalia formally joins IMSO as maritime minister meets IMO chief

LONDON – Somalia has submitted its official instruments of accession to the International Mobile Satellite Organization (IMSO) as part of ongoing efforts to strengthen maritime security and governance, the country’s maritime minister said Friday. Abdulkadir Mohamed Nur, Somalia’s Minister of Ports and Marine Transport, handed the documents to IMO Secretary-General Arsenio Dominguez during a bilateral meeting on the sidelines of the...

Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS oo ku wareejiyay IMO dukumentiyada ku biirista heshiiska IMSO

LONDON – Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, oo ka qeybgalaya shirka 34-aad ee Golaha Hay’adda Baddaha Adduunka (IMO) ee ka socda magaalada London, ayaa maanta kulan doceed la qaatay Xoghayaha Guud ee IMO, Mudane Arsenio Dominguez.   Kulanka ayaa Wasiirku ugu wareejiyay Xoghayaha Guud waraaqaha rasmiga ah ee caddeynaya ku biirista Soomaaliya ee heshiiska...

National safeguarding initiative for women journalists launched for the 16 Days of Activism

In marking the 16 Days of Activism against Gender-Based Violence, the National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has unveiled a nationwide initiative in Mogadishu aimed at strengthening protection for women journalists and promoting safer working environments in Somali newsrooms. The activity, held from 25 to 26 November, forms part of NUSOJ’s continued efforts to empower, emancipate and protect women...

Soomaaliya iyo Türkiye oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Beeraha iyo Taageerada Beeralayda

MUQDISHO, Soomaaliya — Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), oo hoggaaminaya wafti uu horkacayo oo booqasho shaqo ku jooga dalka Turkiga, ayaa magaalada Istanbul kulan muhiim ah kula yeeshay Wasiirka Beeraha iyo Kaymaha ee Jamhuuriyadda Türkiye, Mudane İbrahim Yumaklı.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iskaashi ee u dhexeeya labada dal...

Morocco Expresses Support for All Efforts Aimed at Promoting Peace, Sovereignty of Somalia

Rabat – Head of Government Aziz Akhannouch has conveyed Morocco’s support for Somalia’s sovereignty over its territory during a meeting with his Somali counterpart Hamza Abdi Barre.   During the meeting, Akhannouch emphasized King Mohammed VI’s commitment to strengthening bilateral ties and cooperation between Morocco and Somalia. He also renewed Morocco’s continued support for “all efforts aimed at promoting peace, stability,...

Soomaaliya iyo Morocco oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka iyo Iskaashiga Dhaqaale

MUQDISHO, Soomaaliya – 27 Nofeembar 2025 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo booqasho shaqo ku jooga dalka Morocco, ayaa magaalada Rabat kulan kula yeeshay dhiggiisa dalkaas, Mudane Casiis Akhannuuj, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray horumarinta iskaashiga diblomaasiyadeed, kobcinta ganacsiga, iyo ballaarinta xiriirka dhaqaale ee...

WARAR KALE

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Nairobi ku Qabatay Munaasabad Lagu Xusay 66-guurada Xorriyadda Gobollada...

Nairobi, Kenya –  Munaasabadda oo ka dhacday xaafadda Islii ayaa waxaa soo qabanqaabisay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, iyadoo kaashanaysa Guddiga Ganacsatada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taallada Dhagaxtuur Xuska 26-ka Juun Awgii

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur ee magaalada Muqdisho, isagoo maamuusay halyeeyadii Soomaaliyeed ee naftooda...

Somali PM marks northern independence anniversary with call for unity and peace

DHUSAMAREB, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre marked the 66th anniversary of the June 26, 1960 independence of Somalia's northern regions, urging...