Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia and Kenya Launch Global Forum on Sustainable Urban Housing in Fragile States

NAIROBI, Nov 18, 2025 — Somalia and Kenya on Tuesday opened an international forum on sustainable urban development, bringing together global agencies and African governments to discuss solutions for housing and settlement challenges in fragile and conflict-affected regions.   Somalia’s Minister of Public Works, Reconstruction and Housing, Dr. Elmi Mohamud Nur, and Kenya’s Cabinet Secretary for Lands and Housing, Alice Wahome,...

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud oo ka qeybgalay Shir ay soo qabanqaabiyeen Bangiga Adduunka, UN-Habitat iyo UNHCR

NAIROBI, 18 NOVEMBER 2025 – Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-Dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, iyo Wasiirka Dhulka & Guriyeynta ee Dowladda Kenya, Hon. Alice Wahome, EGH, ayaa si wadajir ah u daah-furay shir heer caalami ah oo loogu magac daray Cities and Towns Learning Academy – Deep Dive on Sustainable Human Settlements in Fragile...

Somali Government Vows to Deliver One-Person, One-Vote System Starting with the capital

MOGADISHU, Somalia – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Monday chaired a high-level meeting to review the final preparations for upcoming local government elections scheduled to take place across the country in the coming months.   The meeting, held at the Council of Ministers headquarters in Mogadishu, was attended by ministers from the interior, security, and finance portfolios, all directly...

Ra’iisul Wasaaraha oo Guddoomiyey Shirka Arrimaha Doorashada Golayaasha Deegaanka

MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey shir heer sare ah oo loogaga hadlayey dhammaystirka diyaargarowga doorashooyinka dawladaha hoose ee dalka ka dhici doona bilaha soo socda.   Shirka oo lagu qabtay xarunta golaha wasiirrada ee Muqdisho ayaa waxaa ka qaybgalay wasiirro ka tirsan wasaaradaha amniga, arrimaha gudaha iyo maaliyadda oo dhammaantood si toos ah...

Somalia Holds First Meeting of Integrated Governance Committee to Advance Modern State Reforms

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Office of the Prime Minister on Monday hosted the inaugural meeting of the National Integrated Governance Committee, a body established on October 8, 2025 by Prime Minister Hamza Abdi Barre to drive the unification of government administrative systems and advance modern state-building efforts.   The session was chaired by Minister of Communications and Technology Mohamed Somali, who...

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Martigeliyay Kulan muhiim ah [Sawirro]

MUQDISHO - Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha waxaa ka qabsoomay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Dowladnimada Danabeysan, guddigan oo uu Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre magacaabay 08/10/2025, qeybna ka ah qorshaha lagu mideynayo nidaamyada maamulka dowladeed iyo horumarinta dowladnimada casriga ah.   Shirka oo uu guddoomiyay Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda, Mudane Maxamed Soomaali, ahna Guddoomiyaha Guddiga Dowladnimada Danabeysan ee XFS, ayaa waxaa...

SoDMA Unveils Roadmap to Improve Disaster Readiness

Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA) officially launched a national strategy today to strengthen disaster preparedness across the country and save lives.   The National Strategy for Anticipatory Action aims to help authorities predict disasters and take timely steps protecting communities, assets, and vulnerable populations nationwide. “This is the day we have been waiting for,” said SoDMA Director Khadar, praising partners for...

Somalia opens criminal probe into Turkish Airlines manager over alleged abuse of power

MOGADISHU — Somalia’s Office of the Attorney General has launched a criminal investigation into a Turkish Airlines manager accused of abusing his authority to prevent a Somali citizen from travelling, officials said Monday.   In a statement issued on November 17, the Attorney General’s Office (AGO) said a formal case had been opened against Turahan Kenmen, the station manager for Turkish...

Galmudug forces arrest suspect in killing of prominent Guricel businessman

GURICEL, Somalia — Security forces in central Somalia’s Galmudug state have arrested a man accused of killing a well-known businessman in the town of Guricel, officials said Monday.   Police said the suspect, identified as Abdifitaah Ali Hassan Diiriye, was detained shortly after the fatal shooting on Sunday night of Deeq Abdi Jamac, a young entrepreneur widely known in Guricel and...

Guriceel: Eedaysane loo haysto dilka ganacsade Deeq Cabdi oo ay ciidamada Galmudug qabteen

GURICEEL — Ciidamada ammaanka ee Galmudug ayaa gacanta kusoo dhigay nin loo haysto dilka ganacsade si weyn looga yaqaanay degmada Guriceel, kaddib markii habeenkii Axadda halkaas lagu toogtay.   Booliska ayaa sheegay in ninka la xiray oo magaciisa lagu sheegay Cabdifitaax Cali Xasan Diiriye lagu qabtay wax yar kadib dilka Deeq Cabdi Jaamac, oo ahaa dhallinyaro ganacsade ah oo caan ka...

WARAR KALE

Danjiraha Soomaaliya oo Madaxweynaha Burkina Faso Guddoonsiiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Koonfurta Suudaan, ahna Danjiraha aan deggeneyn ee Soomaaliya u fadhiya Burkina Faso, Mudane Jaamac Xasan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Jabuuti si uu uga Qeyb Galo Xuska 49-guurada Xorriyadda...

Jabuuti  - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aynu walaalaha nahay...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Duqeymo Ka Fuliyay Shabeellaha Dhexe, Ku Dhowaad 30 Al-Shabaab Ahna...

Muqdisho – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa maalmihii la soo dhaafay fuliyay duqeymo is xigxigay oo lagu bartilmaameedsaday goobo ay...