Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wafdi sare oo ka socda Hey’adda SoDMA oo maanta gaaray Jowhar – Daawo

JOWHAR - Maanta waxaa magaaladda Jowhar gaarey wafdi ka socda SoDMA, oo ka qeybgalaya Shirka Arrimaha gargaarka ee ka furmaya magaaladda.   Lataliyaha Sare ee SoDMA, Dr. Ismaaciil Jimcaale oo la hadlay warbaahinta ayaa kawarbixiyay ujeedka safarka wafdiga uu horkacaayo ee Jowhar maanta soo gaaray.

Somalia disaster agency chief meets German ambassador to discuss humanitarian response

MOGADISHU, Somalia, Nov 6 — The Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mahmoud Moallim Abdulle, held a productive meeting with the German Ambassador to Somalia, Sebastian Groth, to discuss the country’s humanitarian situation and Germany’s ongoing support efforts.   The talks focused on the impact of the poor Deyr rainy season, the current humanitarian challenges, and German-funded projects in...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Safiirka Jarmalka ee Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Safiirka Jarmalka ee Soomaaliya, Mudane Sebastian Groth.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda bini’aadannimo ee dalka, saameynta roobka dayrta ee yaraaday, iyo mashaariicda taageerada ah ee dowladda Jarmalku ka fuliso gudaha Soomaaliya, gaar ahaan kuwa la xiriira gargaarka bani’aadamnimada iyo ka...

Somalia’s Prime Minister Meets Iraqi Delegation to Boost Cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Prime Minister, Hamza Abdi Barre, on Wednesday received a delegation from Iraq in a meeting aimed at strengthening bilateral ties and cooperation between the two brotherly nations.   The discussions focused on enhancing collaboration in security and counter-terrorism, as well as promoting investment in key sectors including fisheries, energy, agriculture, and livestock. Both parties agreed to expand their...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Wafdi Ciraaq ka socda Ku Qaabilay Xafiiskiisa

Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Ciraaq, kuwaas oo u yimid dalka si loo xoojiyo iskaashiga iyo xiriirka labada dal ee walaalaha ah.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray adkeynta iskaashiga dhinacyada amniga iyo la dagaallanka argagixisada, iyo sidoo kale horumarinta maalgashiga, gaar ahaan meelaha muhiimka ah...

Somalia’s Presidential Envoy Meets AU Special Representative on Stabilization

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s presidential envoy for stabilization and civilian protection, MP Omar Hashi, met on Wednesday with El-Hadji Ibrahima Diene, the African Union’s special representative and head of AUSSOM, to discuss security and recovery efforts in recently liberated areas.   The meeting focused on the progress of Somalia’s National Plan for Civilian Protection, which is now in its final stages,...

Cumar Xaashi oo Kulan La Yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika

Muqdisho, Soomaaliya – Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan xasilinta iyo ilaalinta arrimaha rayidka, Xildhibaan Cumar Xaashi, ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Danjire El-Hadji Ibrahima Diene, wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika iyo Madaxa AUSSOM.   Kulanka ayaa lagu falanqeeyay xaaladda xasilinta ee deegaannada dhawaan la xoreeyay iyo heerka uu marayo Qorshaha Qaranka ee Ilaalinta Bedqabka...

Minneapolis mayor Jacob Frey wins third term, defeating Omar Fateh

Minneapolis, United States, Nov 6 — Minneapolis Mayor Jacob Frey won a third term on Wednesday after a second round of ranked-choice tabulation pushed him just over the majority threshold, defeating state senator Omar Fateh in a crowded 15-candidate race.   Unofficial results showed Frey securing about 50 percent of the vote to Fateh’s roughly 44 percent, after second-choice ballots were...

Omar Fateh oo looga adkaadey Doorashadda duqa Minneapolis

Minneapolis — Duqa magaalada Minneapolis Jacob Frey ayaa Arbacadii shalay ku guuleystay muddo-xileedkiisii saddexaad, kadib markii wareegii labaad ee tirinta codadka habka ranked-choice uu ka dhigay inuu gaaro aqlabiyadda loo baahan yahay, isagoo ka adkaaday Omar Fateh, tartan ay ka qayb galeen 15 musharax.   Natiijooyinka ayaa muujiyey in Frey uu helay ku dhowaad 50% codadka, halka Omar Fateh uu helay...

Madaxweyne Isias Afwerki oo ka digay faragelinta shisheeye ee Badda Cas

Qaahira, 5 November – Madaxweynaha Eriteriya, Isias Afwerki, ayaa sheegay in dalalka Geeska Afrika ay leeyihiin masuuliyadda ugu weyn ee ilaalinta amniga Badda Cas, isagoo ka digay faragelin shisheeye.   Waraysi uu siiyay warbaahinta Masar oo socday in ka badan 20 daqiiqo, Afwerki wuxuu ka hadlay xiisadaha muddo dheer ka taagnaa Badda Cas iyo caqabadaha amni ee gobolka, gaar ahaan Soomaaliya,...

WARAR KALE

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...