Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Eritrea’s President Afwerki calls for regional control over Red Sea security

CAIRO, Nov. 5  – Eritrean President Isaias Afwerki said Tuesday that countries in the Horn of Africa bear primary responsibility for maintaining security along the Red Sea, warning against foreign interference in the region.   In an interview with Egyptian media lasting over 20 minutes, Afwerki addressed long-standing tensions in the Red Sea and broader security challenges affecting the Horn of...

Somalia, Brazil discuss joint efforts to boost social development and poverty reduction

DOHA, Qatar – Somalia’s Minister of Planning, Investment and Economic Development, Mahamuud Abdirahman Sheikh Farah (Beenebeene), held what officials described as a “fruitful meeting” with Brazil’s Minister of Social Development and Fight Against Hunger, Wellington Dias, on the sidelines of the 2nd Global Social Development Forum in Doha.   According to Somalia’s planning ministry, the two ministers discussed ways to accelerate...

Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo kulan miro-dhal ah la yeeshay Wasiirka Horumarinta Bulshada ee Brazil

Dooxa, Qatar – 5 Nofeembar 2025: Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdirixmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Horumarinta Bulshada iyo La-dagaallanka Gaajada ee Brazil, Mudane Wellington Dias, intii lagu guda jiray Shirweynaha 2-aad ee Horumarinta Bulshada ee ka socda magaalada Dooxa.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta dadaallada...

Somalia deputy PM launches social protection programme backed by UK

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Wednesday launched a new Social Protection and Care Programme, jointly organized by the Federal Government of Somalia and the Government of the United Kingdom (UK).   The initiative aims to strengthen social welfare services and support vulnerable families as part of broader efforts to build community resilience against economic and social...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo daahfuray Barnaamijka Ilaalinta iyo Daryeelka Bulshada

Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Barnaamijka Ilaalinta iyo Daryeelka Bulshada, oo ay iska kaashanayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Ingiriiska (UK).   Barnaamijkan cusub ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo adeegyada daryeelka bulshada iyo taageerada qoysaska nugul, si loo dhiso bulsho adkaysi leh oo si...

Zohran Mamdani oo noqday qofkii ugu horeeyay oo Muslim ah oo loo doorto duqa magaalada New York

NEW YORK – Musharraxa Dimuqraadiga Zohran Mamdani ayaa Talaadadii loo doortay duqa magaalada New York City, isaga oo noqday qofkii ugu horreeyay ee Muslim ah iyo asal ahaan Koonfur Aasiya ah ee qabta xilkan, sida ay saadaalisay wakaaladda wararka ee The Associated Press.   Mamdani, oo 34 jir ah, ayaa guul taariikhi ah ka gaaray doorashada kadib markii uu ka adkaaday...

Zohran Mamdani elected New York City’s first Muslim mayor

NEW YORK - Democratic candidate Zohran Mamdani was elected mayor of New York City on Tuesday, becoming the first Muslim and South Asian to hold the office, according to a projection by The Associated Press.   Mamdani, 34, defeated Independent candidate and former New York Gov. Andrew Cuomo and Republican Curtis Sliwa in a historic victory for the Democratic party’s progressive...

Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya oo la kulmay Madaxda AUSSOM si loo xoojiyo wada-shaqeynta amniga

MUQDISHO – Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika iyo Madaxa Howlgalka Taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), Danjire El-Hadji Ibrahima Diene, sida ay sheegeen mas’uuliyiin dowladda ka tirsan.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga ka dhexeeya AUSSOM iyo...

Somalia’s Internal Security Minister Meets AUSSOM Chief to Boost Security Cooperation

MOGADISHU – Somalia’s Minister of Internal Security, Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag, held talks on Wednesday in Mogadishu with the Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) and Head of the African Union Support Mission in Somalia (AUSSOM), Ambassador El-Hadji Ibrahima Diene, officials said.   The meeting focused on strengthening cooperation between AUSSOM and the Federal Government of...

Qaramada Midoobay: Xiriirka u Dhexeeya Xuutiyiinta iyo Al-Shabaab waa sii xoogeysanayaa

MUQDISHO – Warbixin cusub oo ay soo saareen kooxda khubarada caalamiga ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Yemen ayaa shaacisay in uu weli socdo xiriir iyo iskaashi qarsoon oo u dhexeeya Xuutiyiinta, Al-Qaacida iyo Al-Shabaab.   Sida lagu sheegay warbixinta oo loo gudbiyey Xoghayaha Guud ee QM António Guterres, khubaradu waxay sheegeen in hoggaamiyeyaal ka tirsan saddexdan kooxood ay si...

WARAR KALE

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...