Somalia PM urges stronger internet governance at national forum
MOGADISHU – Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Tuesday emphasized the need for practical outcomes from the Somali Internet Governance Forum to strengthen the country’s internet management and usage framework.
Speaking at the opening of the forum, Barre said Somalia must align with international standards, where clear regulations govern online activity to prevent abuses and ensure digital ethics.
“The forum...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo daah-furay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka 2025 (SIGF 2025)
Muqdisho:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo furay Shirka Madasha Hab-maamulka Internet-ka (Somali Internet Governance Forum), ayaa carrabka ku adkeeyey muhiimadda uu leeyahay in shirkan ay ka soo baxaan qodobo wax ku ool ah oo lagu horumarin karo maamulka iyo nidaamka isticmaalka Internet-ka ee dalka.
Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in Soomaaliya looga baahan yahay in...
Somalia, World Bank Launch Disaster Preparedness Project to Boost Government Response Capacity
Mogadishu – The Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mahamuud Moallim Abdulle, on Tuesday, chaired a high-level meeting on the Catastrophe Deferred Drawdown Option (Cat DDO) project, supported by the World Bank and implemented by the Federal Government of Somalia.
The meeting, attended by senior government officials, including the Director-General of the Ministry of Finance, Sulayman, focused on...
SoDMA oo Daahfurtay Mashruuc cusub si loo Xoojiyo Awoodda Dowladda ee Maareynta Musiibooyinka
Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa guddoomiyay shir muhiim ah oo lagu soo bandhigay mashruuca Catastrophe Deferred Drawdown Option (Cat DDO), oo ay leedahay Dowladda Federaalka Soomaaliya, kana taageerayo Bangiga Adduunka.
Shirkan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta awoodda dowladda iyo hay’adaha la shaqeeya ee ku howlgan maareynta musiibooyinka, si ay si degdeg ah...
Somali PM Launches Construction of Key Road in Mogadishu’s Wadajir District
Mogadishu – Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Tuesday laid the foundation stone for a nearly two-kilometre road in the Wadajir district of Mogadishu, saying the project will create jobs, boost business opportunities and enhance the beauty and development of the capital.
The new Buulo-Xuubeey road, located in one of Mogadishu’s busiest neighbourhoods, is part of the government’s broader...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-dhigay Dhismaha Laamiga Buulo-xuubeey ee Degmada Wadajir
Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo dhagax-dhigay laamiga dheer ee degmada Wadajir, gaar ahaan Xaafadda Buulo-xuubeey, oo gaaraya ku dhawaad 2-KM, ayaa sheegay in dhismaha waddadani ay abuuri doonto fursado shaqo iyo ganacsi, isla markaana ay kor u qaadayso bilicda iyo horumarka ka jira caasimadda.
Ra’iisul Wasaaraha, ayaa tilmaamay in dhismaha waddooyinka caasimadda...
Sheekh Shariif oo ku eedeeyay Xasan Sheekh inuu khalkhal gelinayo nidaamka dastuurka Soomaaliya
Muqdisho, Soomaaliya – Madaxweyne hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, inuu carqaladeynayo habka dastuurka ee ku dhisan heshiiska siyaasadeed ee dalka, isaga oo ka digay in wax-ka-beddelka unilateral-ka ah uu khatar gelin karo nidaamka siyaasadeed ee jilicsan ee Soomaaliya.
Shariif ayaa Isniintii Muqdisho ku sheegay in dadaallada dowladda ee lagu...
Muranka Doorashooyinka Tanzania iyo Soomaaliya: Halbeeg Cusub oo Lagu Cabirayo Dimuqraadiyadda Afrika
Tanzania ayaa lagu dhawaaqay in Madaxweyne Samia Suluhu Hassan ay ku guuleysatay doorashadii madaxtinimada ee dhawaan dalkaas ka dhacday, iyadoo heshay 98% codadka doorashada. Natiijadan ayaa dhalisay rabshado dhiig ku daatay, muran xooggan iyo tuhun ku saabsan ku shubasho iyo caburin siyaasadeed, kadib markii mucaaradka lagu eedeeyay in laga hor istaagay tartanka.
Warbixinno madax-bannaan ayaa tilmaamaya in hab-raaca doorashada aanu...
Iraq, Türkiye sign executive mechanism for water cooperation agreement
BAGHDAD (Xinhua) -- Iraq and Türkiye on Sunday signed an executive mechanism for implementing a water cooperation agreement, a move hailed by Iraqi Prime Minister Mohammed Shia' al-Sudani as "one of the sustainable solutions to the water crisis in Iraq."
A statement by al-Sudani's media office said that the mechanism was signed by Iraqi Foreign Minister Fuad Hussein and his...
Somali Prime Minister Inspects NIRA Center, Urges Easier Access for Citizens
MOGADISHU – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre conducted an urgent inspection on Monday at a National Identification Registration Agency (NIRA) center in the Hodan district of Banadir region, responding to complaints from citizens about difficulties accessing national ID services.
During the visit, the Prime Minister instructed NIRA officials to simplify the process and ensure citizens can obtain their ID cards...










